Scroll to Top

Bartamaha (Garoowe):- Waxaa la soo bandhigay Liiska Isku aadka Kooxaha kala matalaya Gobolada Soomaaliya. Waxaa maanta bilaabanaya Koobka dhex yaala  Ciyaartoyda kala duwan ee ka kala socotaa Gobolada Soomaaliya kaasi oo maanta ciyaartii ugu horeysay ay ka dhacayso Garoowe. Liiska Isku aadka:- Group A 1.Nugaal 2.Hiiraan 3.Shabeelada Hoose Group B 1.Sool 2.Mudug 3.Banaadir 4.Gedo Group...Continue reading »

Bartamaha (Dubia):- ‘‘Shab ku sii shalalax ku sii ayaa ka dhacdey magaalada Dubai” Waxaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo kubadda cagta ah ku dhaxmartey magaalada Dubai kooxda Qurbajoogta Somaliweek iyo kooxda Jaaliyada Soomaalida magaalada Dubai, ciyaartaas oo ay aad ula dhaceen dadkii uu soo daawasho tagey ayaa waxaa si xarago leh ugu guulaystey kooxda...Continue reading »

Sheekh Yusuf Qaradawi Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia)..Heyada kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqday 02 December, 2010 in dowladda Qatar ay ku guuleesatay marti galinta koobka aduunka 2022 kadib tartan ay la gashay dowladdaha Australia, Japan, south Korea iyo dowladda Mareekanka. Dowladda Qatar ayaa dadaal u gashay in ay noqoto dowladda ugu horeeysa ee Carab...Continue reading »

Bartamaha (London):-Martiqaad si weyn looga soo shaqeeyay ayaa loogu qabtey waqooyiga Magaalada London ciyaaryahano hore oo dalka Soomaaliya barismaadkii magac iyo taariikhba ku lahaa oo booqasho ku soo gaarey magaalada London maalmihii la soo dhaafey, waxayna kale ahaayeen: Mudane Bashiir Jeenyo oo ka mid ahaan jirey 70-naadkii ciyaartooydii kooxda  kubadda cagta Jeenyo...Continue reading »

Bartamaha (Westham):- Ciyaaryahanka Ahmed Abdulla waa wiil Soomaaliyeed oo ka tirsan kooxda West-Ham London oo ka mid kooxaha heerka koowaad ee dalka Ingiriiska. AHMED ABDULLA waxa uu ku dhashey 12 Nov 1991 dalka Sacuudiga, islamarkaana waxa u haystaa dhalashada dalka Sacuudiga balse waa Soomaali waalidkiis ay halkaasi yimadeen mudo hore, waxana uu ku hadlaa Soomaali,Carabi...Continue reading »

Ciyaaryahanka soomaaliyed Magan Dahir Yuusiuf ayaa la kulmay dhalinyaro soomaaliyed ee jacayl Cayaarta kubadda miiska kuwaas oo ku dhaqan Gobolada dalka Holland. Magan Dahir oo ah Ciyaaryahan soomaali ah una Cayaara dalka Nederland waxaa uu caan ku yahay Cayaarta kubadda Miiska, wuxuuna ka mid yahay Ciyaartoyda magaca ku leh cayaarta kubadda Miiska ee dalka Nederland. Dhalinyarada...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) :- Maalreeyihii hore Ee Dakada Muqdisho ahna Milkiilaha Kooxda Dakadaha ayaa qaab qabiil u kala saaraya Gudiga Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed. Maareeyihii hore ee Dekeda magaalada Muqdisho  oo muddo kooxdiisa ka waayay heerka hore ayaa waxa uu bilaabay in uu shaati qabiil la soo baxo isagoo dhaleeceen kula dhaqaaqay Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed. Cabdi...Continue reading »

Bartamaha (Addis-Ababa):- Waxa hotelka ay degan yihiin ururka ONLF ugu yimid ordaaga caanka ah ee Xeyle Gebresalasa. Ordaagan ayaa sedex mar ku guuleystey orodada dhaadheer, una soo hooyey bilado dahab ah wadanka Ethiopia. Ordaagan ayaa maalin kasta orda lixdan kilo meter siisocod iyo soo socod. Ordaagan oo xiriir badan ay ka dhexeeyeen Gudoomiyaha ururka ONLF Enj. Saalaxdiin...Continue reading »

Bartamaha (Manchester ):- Magaalada Manchester ayaa lagu qabtey ciyaaro saaxiibtinimo oo ay ka soo qab galeen kooxo Soomaaliyeed oo ka dhisan magaalooyinka BERMINGHAM, MANCHESTER & LIECESTER. Koobka waxaa martigaliyay Maamulka Kooxda Manchester Sporting Club oo ay maamulaan Mudane Axmed Bishaar Sheegoow iyo Mudane Xuseen Xuska oo labaduba ka soo mid ahaan jirey ciyaartooydii...Continue reading »

Bartamaha (Lodon):- Waxaa si rasmi ah ugu furmi doonaa  maalinimada Sabtida iyo Axada fooda nagu soo haysa,taariikhduna tahey 2/3 Oktobar 2010 magaalada Karlovy Vary  ee dalka Czech Republic  Shirka FIBA 1st Women’s Basketbal CONFERENCE. Dalka Soomaaliya waxaa uga qayb galaya Marwo Taako oo ka mid ahaan jirtey barisamaadkii ciyaartooydii Kubadda koleyga  kooxda Jeenyo...Continue reading »

Bartamaha  (Liecester):- Waxaa magaalada Liecester  oo ku taal bartamaha dalka England lagu qabtey  maalinimadii Axada oo ay taariikhduna aheyd  26 /09/2010 tartan orado ah oo loogu magac darey  5K FUN RUN oo ay ka soo qayb galeen  dhalinyaro iyo caruur  Soomaaliyeed oo isugu jirey wiilal iyo gabdhaba, kuwaasoo ka kale yimid magaalooyinka Bermingham, Manchester,...Continue reading »

Bartamaha (London):- Waxaa xaflad balaaran  lagu qabtey maqaayada Caynu shamsi oo ku taal Waqooyiga magaalada London halkaasi oo lagu qabtay munaasabad qurux badan. Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen bahweynta isboortiga Soomaaliyeed ee degan magaalada London, run ahaantiina waxay ahayd xaflad ay ka muuqatey farxad, raynreyn iyo saaxiibtinimo isboorti . Furitaanka barnaamijka...Continue reading »

Bartamaha (Istanbul):- Shirweynaha Xiriirka Kubadda Koleyga Aduunka ee FIBA ayaa waxa u si habsami ah uga biloowday magaalada Istanbul oo ku taal dalka Turkiga, shirkaan oo furmay 4 September socona doona ilaa 10 September 2010 ayaa waxaa sanadkan uga qayb galaya dalka Soomaaliya Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga (XSKK) Mudane Baana Cali. Shirkaan waxaa...Continue reading »

Bartamaha (Europe):- Liiska Isku aadka Koobka Europe League ayaa si toos ah loo soo bandhigay iyadoo  ay isku aadeen kooxo Bir ah oo aan jilkcanayn. Ciyaaraha xiisaha lahaan doono ayaa ka sii dhex muuqanaya Liiska la soo bandhigay waxaana isku aadaya Kooxo adag oo qaarkood ay calanka u hayaan Koobabka nuucaani oo kala ah. Liiskii isku aadka Europe League :- Gruop A Juventus Manchester...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- The Somali sporting community in Kenya held a very huge ceremony at the Kilimanjaro Restaurant in Nairobi on Friday evening to show their support for last month’s election congress (19 July) of Somali Football Federation (SFF) in the presence of high level Somali-Kenyan football dignitaries. The ceremony had two main goals, one was to show...Continue reading »

Bartamaha (London):- Ciyaaryahanka ku dheereeya Ciyaaraha Orodka ayaa raja xoogan la soo derestay markii uu guula badan ka gaaray ciyaara dhawana dhacay. Maxamed Faarax ayaa ciyaarihii lagu qabtey bishii hore ee magaalada Barcelona dalka Spain qaaday biladaha dahabka oradada dhaadheer, islamarkaana todobaadkii la soo dhaafey dhigay record cusub kadib markii uu jabiyay...Continue reading »

Waxaa magaalada London lagu qabtey galabta xaflad lagu soo dhaweynayay ciyaaryahankii hore ee kooxda Betroolka iyo xulka Qaranka dalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Guuleed oo ku magac dheer ‘’Amaan’’ Ciyaaryahan Amaan ayaa soo gaarey magaalada London todobaadkii hore, waxana uu ku nool yahay dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis. ...Continue reading »

Bartamaha: Popular Iranian footballer Ali Karimi, sometimes described as “the Maradona of Asia,” has been fired by his club for not fasting during the Muslim holy month of Ramadan, the club said on Sunday. Steel Azin FC said on its website www.steelazin.com that it was “forced to sack one of its players, Ali Karimi, for being disobedient and not fasting...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- The 2010 CECAFA Friendship and Development Football Tournament has officially kicked off at the Asmara Stadium in Eritrea on Saturday afternoon with the host nation Eritrea and its Tanzanian rivals clashing in the opening match. During the match both teams performed well and presented fair play with good tactics which attracted all fans and officials...Continue reading »

Koobkii uga socday garoonka New River oo ku yaal Waqooyiga magaalada London kooxaha ka qayb galayay sanadkaan koobka Somaliweek London 2010 ayaa lagu soo gabagabeeyay maalinimadii Sabtida ahayd  ciyaar aad u xiisa badneyd oo final ah ayna isaga hor yimadeen kooxaha kale ah Horseed FC iyo Junior Allstars. Ciyaartaas ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweyne aad u farabadan...Continue reading »