Scroll to Top
Ballack-Mourinho_Diashow

Ciyaar yahankii hore ee xulka qaranka Germany Michael Ballack oo loo qaban doono ciyaar lagu macasalaamaynayo 5-ta June 2013, ciyaartaaso la filayo inay...Continue reading »

VIDIC-Manchester+United+Training+Session

Tababaraha kooxda Man United Sir Alex ayaa ku daray captain-ka kooxda “Nemanja Vidić” liiska ciyaartoyda la dheeli doonta kooxda Sunderland, maalinta...Continue reading »

Mesut+Ozil+Real+Madrid+Unveils+New+Player+LmABxmGEMcRl

Warar kasoo baxaya saxaafadaha  ingiriiska in tababaraha Man United uu si xooga u rabo kubad sameeyaha Real Madrid ee Mascuud Ozil. Warkaaso ka yimi saxaafada...Continue reading »

Frank Lampard Chelsea 03

Xidiga qadka dhexe kubada uga qaabeya Chelsea Frank Lampard ayaa qiray in xariirka kala dhaxeeya kooxda uu qarka u saaran yahay in uu dhamaado. Waxa uuna...Continue reading »

Sida lama filaanka aheyd ee Arsenal ay uga hartay koobka Carling Cup iyadoo ku baxday gacmaha kooxda heerka afaraad ee Bradford ayaa waxa ay keentay sida wargeyska The Sun uu qorayo kala qeybsanaan ka jirta qolka labiska ee Gunners. Steve Bould ayaa xagaagii loo magacaabay tababare ku xigeen, waxaana bilowgii xilli ciyaareedkan loo arkayay magacaabis weyn markaasoo Arsenal...Continue reading »

_63240090_mmftbmancinipresser

Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegtay in kooxdiisa ay weli ka fiican tahay kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United, isagoo sidoo...Continue reading »

Somalia-Team

Xulka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa cayaaraha bariga iyo bartamaha Afrika  CECAFA oo dhawaan ka furmi doona wadanka Uganda. Isku aadka cayaaraha...Continue reading »

enhanced-buzz-wide-18891-1350313527-4

Isreebreebka ciyaaraka Africa Cup of Nations ee sanadka 2013 ayaa waxaa wada ciyaarayey dalalka Ivory Coast iyo Senegal laakiin is afgaranwaa ka yimid...Continue reading »

article-0-156620A9000005DC-450_634x414

Barcelona and Real Madrid tied 2-2 in the first Clasico in a La Liga fixture this season, in a match that featured masterful performances from both...Continue reading »

( Qalinkii Rakuuba) Kulanka Derby-ga Ee Dhex mari doono Maalnta Axadda Nadiyada ku loolamaya Hanshada Horyaalka Premiershipka Ee Manchester United iyo Chelsea ayaa ah mid Indhaha Caalamka oo dhan lagu wada hayo waxuuna kulankani noqon doonaa mid natiijadiisa ku xiran Naadiga Xaqiijsan karto Horyaalka Premrishipka. Manchedster united ayaa ah Darwalka Tarinka Horyaalka...Continue reading »

Spain/Bartamaha:Masuuliyiinta Kooxda Real Madrid ayaa  shaaciyay in Faanaanadda Caanka ah Ee Shakira aysan mardanbe ka Heesi doonin Garoonka Barnabue Stadium Ee ku ciyaarto Naadiga Real Madrid. Madaxada ugu sarayso Real Madrid ayaa daaha ka rogay in mardanabe aysan u ogaalaan doonin in Fanaanadda Shakira Ee Hees ka qaado Garoonka Real Madrid Ee Barnabue Stadium. Sababaha...Continue reading »

Bartamaha/Sports: Xidigga qadka dhexe ugu Ciyaaro Kooxda Inter Ee Thiago Motta ayaa sheegay in Inter ay ku dadaalayso inay hanato Koobka Horyaalka Talyaaniga Ee Scudetto iyo Koobka Uefa Champons League. “Waxii ka dhacay Garoonka Allianz Arena Kulankii Uefa Champons League waxay na tusaysaa inaa u u halagmi karno Labada Koob ee noogu muhiimsa Sanadkaani” ayuu...Continue reading »

Daafaca Kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo baaqi kusii ahaan karo Garoonka Cam Nue Stadium Ee ku Ciyaarto Kooxda Lagu xanto Madaalayaasha Ee Barcelona. Daniel Alves oo dhawaanaahan mugdi ku jiray mustabalkisia joogitaanka Kooxda Cataloniya  Barcelona isagoo ugu danbeyntii saxixay qandaraas cusub oo ku eg ilaa 2015ka, Qandaraskani cusub...Continue reading »

Milano:BalotelliKooxda Kubadda Cagta Ee AC Milan ayaa albaabada u furtay Weeraryahaanka jecel inuu mar walba xirto Funaanadad AC Milan Ee Mario Balotelli’. Madaxda ugu sarayso Kooxda Milan ayaa u fasaxday in Boleteli uu kusoo biiri karo Garoonka Sansirio Stadium xilli Boleteli uu dhowr jeer ku cel celiyay inuu jecelayahay Naadiga Mailano ka dhsian inuu xirto Maaliyadeeda. Wakilka...Continue reading »

Waxaa Fooda inagu soo haya Kulankii 11aad ee isku imaadka kubada cagta ee Goblka Ohio waxaa xafiiska www.Bartamaha.com ee ohaayo idiin soo bandhigaysaa maamulayaasha oo ka hadalaya Taariikhda soo jireenka ah ee Isku Iamaadkan iyo weliba waxyaabaha cusub ee sanadka ay ku soo bandhigayaa waxaan waraysi la yeelanay qaar ka mid ah maamulayaasha Iskumaadkan oo ka warbixinaya wuxuu...Continue reading »

Spain:Lionel Messi  ayaa sheegay inuusan marna ku biiri doonin Naadiga Real Madrid Ee ku Ciyaarto Garoonka Barnabue Stadium. Mar La weediiyay in Messi uu ku biiri doono Mustaqbalka Kooxda Real Madrid ayaa sheegay in taasi aysan dhic doonin marna waxuuna yiri. “Marna mala arki doono aniga oo u ciyaaraya Naadiga Real Madrid, ma aadi doonin halkaasi, ayuu Messi u sheegay...Continue reading »

Waxaa Maanta Oo Jimco ah la daabacay Isku Aad-aadka Koobka Uefa Champions League Wareegiisa 8da Ee Quetre Finalka iyo sdia ay Naadiyaashan isku arki karaan wareega Semi Finalka Ee Koobkani iyo Xilliga Finalka la qaban doono oo ay ku beegan tahay Maalin Sabti ah 28 May. Kulanka Derbyga ah waxaa loo caleema saaray kan dhax maraya Kooxaha ugu tunka Weyn Horyaalka Engiriiska...Continue reading »

Waxaa Maanta kulan ay dadweynaha falaaqeeyaya  arimaha Sportska ay sugi la’yihiin kulanka darbyga ah Ee dhax mari doono Kooxaha ugu tunka weyn Horyaalka England Ee Premersihipka oo maanta ciyaar adag oo ka tirsn FA Cupka kuwada kulmi oono Garoonka Manchester United Ee Old arford. Markii ay kulmaan Labadani Naadi Ee The Gunnerska iyo Red Devilska waxaa la waayaa kursi...Continue reading »

Xulasha lagu xulanayey da’yarta soomaaliyeed ayaa qayb-teedii koowaad ee sanadka 2011 ka bilaawday waqooyiga dalka Britain, xulashadan oo lagu qabto 2jeer sanad walaba  magaalada Manchester si loo helo da yar soomaaliyeed oo mustaqbal fiican ku yeesha ciyaaraha kubadda cagta ayaa waxaa si habsami ah u qaban qaabiya naadiga weyn ee  Whitworth Park Sports Club ee marka...Continue reading »

Rafael Nadela iyo Roger Federer Xidigaha ugu Caansan xilligan aduunka ee ciyaarta Tenis-ka Rafael Nadela iyo Roger Federer ayaa ku wada ciyaaray Ciyaar xiiso badan Garoon biyaha Badda dalka Qatar dul sabeenaya. Ciyaartan ayaa aheyd ciyaar soo dhaween ah oo waxaa dhawaan furmi doona Xilli Ciyaareed cusub ee Tennis-ka aduunka, Xilli ciyaaraadkan cusub ayaa lagu qaban donaa...Continue reading »