• Featured
  • News
  • Blogs
  • Video

Kooxda Lamagac baxday Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliya Garabka ku sugan Magaalada Asmara dalka Ereteria ayaa Caawa Sheegay in ay Doorteen Hugaan cusub oo ka duwan kii hoore. Akhri

So excited about Obama in Iraq
Rob Riggle, Larry Wilmore, John Oliver, Wyatt Cenac and Ed Helms are excited about Barack Obama's trip to Iraq. Watch
BBC interviews Abdisalam Aato
about Somali Youth Summit
 

Today's Headlines - Wararkii Maanta
------------------------------------------------------------------------------[ Thursday July 24, 2008 ]
Obama Delivers Berlin Address: (Speech - Text)
"PEOPLE OF BERLIN - PEOPLE OF THE WORLD - THIS IS OUR MOMENT. THIS IS OUR TIME."

Ciidamadii dawlada Itoobiya ee ku sugnaa Saldhiga 115-ee duleedka
Balawadweyne oo xalay Magaalda Gudaha u galay.
Baladweyne (RBC):- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Bawadweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan , ayaa sheegaya in Xiisado cusub laga dareemayo Magaaladaas kadib markii ay xalay
Ethiopian troops shell Beledweyne town-residents
Ethiopian tanks have pounded strongholds of anti-government fighters in Beledweyne town on Thursday morning killing at least 11 people residents told Raxanreeb.
Singer Thom backs Africa aid appeal
Stourbridge News, UK - Rob McNeil, of Oxfam, who has just returned from the Somali and Afar regions of Ethiopia, said: "This is a catastrophe in the making, we have time to act ...
Somali FM urges peace force for his lawless country
AFP - UN will order some kind of international presence, either a peacekeeping force or an international stabilizing force," Somali Foreign ...
Garabka labada Shariif oo qaadacay xilka qaadista ay sheegeen garabka Casmara.
Jibuuti (RBC):- Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed , ayaa waxaa uu qaadacay xil ka qaadistii ay ku sameeyeen garabka Isbahaysiga ee Casmara Eratariya fadhiya.
Calgarian helps victims of landmines
By TARINA WHITE, SUN MEDIA Calgary paramedic Ian McLean took his skills to Somalia this month to help victims of landmine explosions. ...
------------------------------------------------------------------------------[ Wednesday July 23, 2008 ]
Abwaan Cabdalla Nuuradiin oo Galabta Maqribkii ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho
Waxaa Galabta Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Ustaad Cabdalla Nuuradiin Axmed oo kamid ahaay Fanaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ka ah Soomaaliya.
Kooxo Hubaysan oo Caawa Weeraro ku qaaday Fariisimada Ciidamada Itoobiya ay Muqdisho ka fadhiyaan.
Kooxo Hubaysan ayaa Caawa Weerar culus ku qaaday fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKG Somalia xili Maanta ay Magaalada soo galeen Ciidamo Itoobiya Tababar kusoo qaatay.
Gudoomiyihii maamulka deegaanka Leego oo meydkiisa lahelay.
Wanlaweyn (RBC) Waxaa barqonimadii maanta meydkiisa ay ku arkeen dadka deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose gudoomiyihii maamulka madaniga deegaankaasi Leego.
Somali Islamist compares himself with Mandela

Middle East Online, UK - Aweys insists he will not stop fighting occupying Somali forces in order to be accepted by west. DJIBOUTI - A Somali hardline cleric accused of ties with ...
John McCain (Presidential Hopefull) Mistakes Somalia with Sudan
John McCain, "The Foreign Affairs Expert" Stumbled through his pre-prepared lines, on the campaign trail. Mistaking Russia's ex President Putin with Germany's Merkel, Somalia with Sudan (at 0:53), pre surge troop levels in Iraq with the real troop levels in Iraq, Al Qaeda with Iran backed extremists and made 3 references to Czechoslovakia which doesn't exist.
Canada granted access to Canadian detained for year and a half in Ethiopia
The Canadian Press, OTTAWA - Makhtal, a Canadian citizen born in Ethiopia, came to Canada as a refugee and later moved to Kenya, where he opened a used-clothing business. ...
Somali villages invest in solar-powered pump, with high returns
UNICEF (press release), By Iman Morooka HARAF VILLAGE, Somaliland, Somalia, 22 July 2008 – Water has long been a scarce resource in Somaliland, where a two- to five-hour daily walk ...
Siminaar ku Saabsan Sharci Cusub oo Baanka Somaliland loo...
Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiilada Somaliland Mudane,C/casiis Maxamed Samaale ayaa Saaka Siminaar uga furay Hotel Hadhwanaag 30 xubnood oo ka kala socday,Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada,Khubaro ka soo shaqeeyay
------------------------------------------------------------------------------[ Tuesday July 22, 2008 ]
War Deg Deg ah Kooxda Mucaardka Asmara oo Caawa Dooratay Hugaan Cusub Xilalkiina ka qaaday Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan.
Kooxda Lamagac baxday Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliya Garabka ku sugan Magaalada Asmara dalka Ereteria ayaa Caawa Sheegay in ay Doorteen Hugaan cusub oo ka duwan kii hoore.
Kenya: IOM Relocates Somali Refugees to Kakuma Camp
AllAfrica.com - IOM has completed the relocation of some 2000 mainly Somali refugees from Dadaab refugee camp in northeastern Kenya to Kakuma camp in the northwest to ...
Somali pirates hijack private yacht: official
(Reuters) - Somali pirates have seized a small yacht carrying a German family and French captain as well as a ...
Mid ka mid ah Madxwaynayaashii hore ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Godey lagu xiray.
Godey (RBC):- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Godey ee caasimada labaad ee dhulka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya , ayaa sheegaya in halkaasi shalay lagu xiray mid ka mid ah Madaxwaynayaashii hore ee Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.
------------------------------------------------------------------------------[ Monday July 21, 2008 ]

Reward offered in death of a Somali Leader
Police and the Brooklyn Center Crime Prevention Board announced today that they are offering a $5,000 reward for information leading to the arrest and conviction of those responsible for killing Mohamed Muse Jama.
7 civilians die in fighting in Somali capital
Somalia (AP) — Hours of fighting in the Somali capital killed at least seven civilians, including three young siblings who were leaving a ...
US targets Somali pirates
USA Today - The US is "very concerned about the increasing number of acts of piracy and armed robbery" off the Somali coast, he says. Somalia's weak government has ...
Nin mayda oo laga helay Saaka dulleedka Magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb) - waxaa saaka Barqanimadii duleedka Magaalada Gaalkacyo laga helay Nin mayda kaa soo marki danbe Ciidanka Booliiska iyo kuwa ilaalada Deegaanku halkaas maydkiisa ka soo qaadeen dabadeedna lasoo dhigay Cisbitaalka wayn ee Magaalada.


Sawiradii Ciyaaraha Xagaaga Qaarada Yurub
Photos of Euro Summer Soccer Games


 

 

 
Bartamaha Video's
  • Most Watched
  • Editors Pick
  • Documentaries
  • Islamic Videos
Nin Maraykan ah oo Soomaali ku hadlaya
waxaan anigu joogi jiray magaalada buulo burte oo ah meel aad u fiican
Maryaneey (Music Video)
A new music video from Ilkacase of Midnimo Band, the song is called Maryaneey
(Aniga way qaaday, qalbigiyo wadnaha way qaaday..
Dardaaran (We're Lost)
A new clip from Dardaaran (the movie) courtesy of Olol Film Productions

Kalamaan (Short film written by Said Salah)
This clip is provided by Somali Tv Minneapolis
I Have AIDS “Warning: Shocking True Story”
This is a sad story and we want all our people male & female to watch it and have an idea or closer look of what can happen to you.
Somali Women
From the documentary "Your Guide to Somali Culture

Barnaamijka Dhaqanka
Barnaamijka maanta wuxuu kusaabsan yahay Guurka iyo sidii dadkii hore ay u xushmayn jireen, iyo ereyadii loo kala yiqiin.
Lecture: Somali media and the BBC
Yusuf Garad explains how BBC Somali Services handle day to day broadcasting (Lecture)
Limit to Submission Part 2
This is the second part of a Somali Documentary done by the great Prof. Hussein Tanzania and it tackles the Somali -Ethio conflict and it starts from the early days
Limit to Submission Part 1
Some of the people interviewed in this film are Abdulmajid Hussein, I M Lewis, Siilaanyo, Dhigicdhigic and some of the ogaden refugees who fled from their land after the Russians killed their families.
This is a Documentary from Finland called (Insha Allah - God Willing) and its about the life and struggle of Somalis living that side of the continent.

Somalis in South Africa and their own words about whats going on in their lives and how the people of South Africa are treating them. One of them recalled its the worst place to be.
Somalia Dieci Anni dopo (Italian)
Somalia after 10 years of Independence Language: Italian
Furaha Qoyska Soomaaliyeed
Muxaadaro cajiib ah oo ku saabsan qoyska muslinka ah iyo howlaha looga baahan yahay
Muxaadaro) Siiradii Nabiga SCW
Muxaadaradani waxay u qaybsan tahay saddex qaybood oo kala ah: A-Xilligii ka horreysay Nabainimada B-Xilligii Nabinimada C- Haweenikii Nabiga (SCW)
Cudurka Dilaaga ah ee AIDS-ka
Waa Muxaadaro cajiib ah oo looga hadlayo dhibaatooyinka cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka iyo waxa keena.

Warbaahimta Reer Galbeedka iyo sida ay ugu dagaalamaan
Waa Muxaadaro muhiim ah oo uu soo jeedinayo Shiikh Mustafe Allaha ka raali noqdee

Video
Suqaar (Short Comedy)

By Fadumo Ali NAkruuma

Be there for us, till we're able to balance ourselves -
DEEQA MOHAMED SPEECH at SOMALI YOUTH SUMMIT 2008
Watch

New Waayaha Cusub Videos
Editors Pick: 5 Clips from the talented Waayaha Cusub
Watch
Contact: Admin@bartamaha.com
Copyright © 2006 Bartamaha Somali Media