Calendar

Xog laga helay hogaamiyihii ka danbeeye dagaalkii Balad-Xaawo

timthumb.phpKorneel Maxamed Aadan buule oo katirsan saraakiisha ciidamada dowlada  ee kusugan magaalada balad-xaawo ee gobolka gedo ayaa ku eedeyay hogaamiyaha maamulka KMG ee juba Axmed Madowe in uu kadan beeyay dagaalki shalay ka dhacay Balad-Xaawo.

Isagoona sheegay in ciidamada dowlada Iyo Kuwa Ah-Lusuna ee Kusugan G/Gedo Gaar ahaan Balad-Xaawo ay Duulaan Colaadeed Kusoo Qaadeen Ciidamo Uu Shegay in ay ka Amar qaataan Maamulka Jubba.

Dhinaca Kale taliyaha ciidamada maamulka Juba ee Gobolka Gedo korneel Yaasiin Barre ayaa isna shegay in Ciidamada maamulka jubba iyo kuwa Dowlada Ay isku Dhinac Yihiin Werekana ay ku qaadeen ciidamada Ah-Lusuna  ee Kusugan Magaalada Balad Xaawo

Magaalada balad xaawo ee gobolka gedo waxaa dhawaanahan kadhacayay dagaalo dad badan nafsadooda galaaftay iyadona mas’uuliyiinta dowlada  kuwa ahlu suna iyo saraakiisha ciidamada ee maamuladaasi ay war baahinta isku marinayeen eeda cida qaadeysa mas’uuliyada Dagaladasi.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: