Calendar

Isku aadka Ciyaaraha Gobolada oo la soo saaray

ciy3Bartamaha (Garoowe):- Waxaa la soo bandhigay Liiska Isku aadka Kooxaha kala matalaya Gobolada Soomaaliya.

Waxaa maanta bilaabanaya Koobka dhex yaala  Ciyaartoyda kala duwan ee ka kala socotaa Gobolada Soomaaliya kaasi oo maanta ciyaartii ugu horeysay ay ka dhacayso Garoowe.

Liiska Isku aadka:-

Group A

1.Nugaal

2.Hiiraan

3.Shabeelada Hoose

Group B

1.Sool

2.Mudug

3.Banaadir

4.Gedo

Group C

1.Bari

2.Shabeelada Dhexe

3.Bakool

4.Jubadda Dhexe

Group D

1.Sanaag

2.Jubadda Hoose

3.Bay

4.Galguduud

Daawashada Ciyaarahan ayaa la filayaa in ay noqoto mid dad badan ay ka nqeybgalaan garoomada lagu ciyaarayo oo xilli hore la sii xardhay diyaar garow fiicana loo sameeyay.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

[email protected]

Comments

comments

Category : Featured, Sports, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: