Scroll to Top

Askari reer Ohio ah ayaa isagoo u soo doontay dukaan (Walgreens) hadda kahor wax laga xaday inuu ka soo qaado cajiladdii camerada dukaanku ay ka duubtay dhacdadaas ayaa isagoo safka ku jira oo sugaya inuu la hadlo shaqaalihii dukaanka wuxuu arkay in ninka ka horeeya ee safka kula jira uu ruuxaddiisu samaynayo dhac iyo boob. Askariga Booliiska ah markuu arkay tuuga dhacaya...Continue reading »

Maalintii talaadada ahayd (14kii Diseembar) ayaa nin reer Florida, Maraykanka ah oo 56 jir ahaa wuxuu sameeyay wax aad loola yaabay oo sababay dhimasho . Clay oo ka xanaaqsanaa ceyrinta la ceyriya xaaskiisa ayaa intuu bistoolad lasoo galay halkii ay ku shirayeen madaxda iskoolka xaaskiisu ay ka shaqaynaysay wuxuu ku amray in dumarku ay ka baxaan qolka laakiin 6da nin ee...Continue reading »

Bartamaha — Xildhibaan ka tirsan dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaliya ayaa isagoo ka khudbaynaya munaasabaddii soo celinta safaaradda maalintii dhoweyd wuxuu ku hadlay hadal naga daadagi waayay. Xildhibaan Mowliid Macaane ayaa kadib markii uu hadlay safiirka Talyaaniga Soomaaliya u jooga oo ku hadlayay Af Ingriis wuxuu ku wareegay mikrafoonka si uu isagana uga...Continue reading »

Warbixin aad u dheer oo aad moodo in looga shaqeeyay qaabka Wikileaks ayaa markii ugu horeysay kusoo duxday qeybaha warbaahinta Soomaalida, taasi oo lagu sheegay in idaacad Lagu Magacaabo Bar-kulan oo ay maalgaliso Qaramada Midoobay ay tahay idaacadda ugu musuqmaasuqa badan idaacadaha afka Soomaaliga ku hadla, sida uu sheegay Wariye Cabdiqafaar Axmed Shire oo muddo sanad...Continue reading »

[slidepress gallery='50-guuro-xiriirka-china-iyo-somalia']Bartamaha (Nairobi):- Dowladaha Shiinaha iyo Soomaaliya ayaa maanta wada xusay 50-Sano oo lagu joogi jiritaanka Xiriirka Labada Dowladood. Munaasabad aad u balaaran oo maanta ka dhacday Xarunta Safaarada Shiinaha Ee Magaalada Nairobi ayaa lagu xusay 50-guuradii ka soo wareegtay xiriirka Labada Dowladood. Munaasabada...Continue reading »

Hees waxaa lagu yiqiinay in fanaaniintu inta soo istaagaan masraxa ay dadka deeqsiiyaan codadkooda hallaasiga ah, Siyaasigana waxaa lagu yiqiin in marxaladaha adag ee dalalkooda ay inta ay u kuurgalaan galiyaan caqligooda iyo mararka qaarkood xoogooda. Haddaba Raiisal wasaaraha Ruushka Vladmir Putin oo ahaa nin haysta suunka madow ee Karate-ga, laguna yiqiin farda fuulka...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Marwadii Allaha u Naxariistii Muuse Xirsi Faahiye Safiirkii hore Ee Soomaaliya ayaa waxa ay Bartamaha Media uga sheekaysay qaabkii Maalintaasi loo xeray Md.Faahiye iyo dhacda xanuun badan oo dhacday. Zaynab Cismaan Maxamed oo ahayd Marwadii Faahiye ayaa waxa ay sharaxaad guud ka bixisay dhacdooyin murugo leh oo dhacay maalintii la qabanayay Allaha...Continue reading »

Waa Hees cusub oo ka hadalaysa Dhibaatada ka jirta Ogaadeeniya oo ah dad Soomaaliyeed oo Gumaysi Gacantiisa ku jira lakiin xirfad dagaal ku jira waa dhiirigelinta Geesiyada. ...

BARTAMAHA (NAIROBI):- Munaasabad balaaran oo maanta ka dhacday Xarunta Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Kenya ayaa Calankii Soomaaliya looga taagay dhismaha Safaaradaasi. Munaasabad aad loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Xarunta Safaarada Soomaaliya Ee Kenya oo dhawaan laga soo dhiciyay  nin si sharci dara ah u iibsaday markii muddo Maxkamad socotay guul ay ku soo...Continue reading »

Timojare gaari soo dhexgalay dukaankiisa oo yaab sameeyay Bartamaha — Timojare ku nool magaalada Anchorage ee gobolka Alaska, Maraykanka ayaa isagoo shaqadiisa iska wata oo timaha u jaraya macaamiishiisa ayaa waxaa soo dhexgalay meheradiisii gaari SUV ah, gaarigu markuu soo jabiyay darbiga ayaa timajarahan oo lagu magacaabo Han Song markuu ogaaday in dukaankiisii uu...Continue reading »

Heestan waxaa Codkiisa ku soo gudbinaya wiil kii sandkan Faysal Jawaase Waa Fanaankii Sandkan Soo saaray Heestii Danab iyo Hilaac hadan wuxuu soo diyaariyey hees Hido iyo Dhaqan ah oo la soo Casiriyeeye waxaa soo Duubay Himilo Studio wuxuu hadana ka shaqaynayaa hees cusub oo uu wiigan soo gudbinayo ku raxaysta heestan cusub kuna qora Figradiina waxaad u aragtaan. ...

Laba nin oo doonayay inay gubaan Bar ku yaala xaafadda Crawley, West Sussex Ingriiska ayaa dabkii balaayo ka raacday. Amir Cali iyo saaxiibkiis oo doonayay inay dab qabadsiiyaan Bar ay u ciil qabeen ayaa markii Amir saaxiibkiis uu dhalo holcaysa ku tuuray albaabka ayaa meeshii holac isqabsaday dabadeedna labadan nin doqon intay argagaxeen cagta wax ka dayeen, laakiin...Continue reading »

Shilalka oo aduunka ku soo badanayay dhawaanahan ayaa waxaa haatan la soo bandhigay dhacdooyinka ugu yaabka badan Ee Caalamka. DAAWO VIDEO-ga Shilalka ...

Bartamaha (Minnesota):- Drs.Xaawa Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta kooban ee ku dhiiraday ka shaqeynta dalka Soomaaliya ayaa Munaasabad weyn loogu sameeyay Magaalada Minnesota Ee Dalka Maraykanka. Drs.Xaawa Cabsi oo dhawaanahan ku sugnayd Maraykanka ayaa aad loogu soo dhaweeyay Magaalada Minnesota waxaana halkaasi loogu dhigay  Xaflad balaaran oo ay dad badan hadalo guubaabo...Continue reading »

Bartamaha — waxaa jirta qiso aad u murugo badan oo ilaa iyo maantana socota, Waxaa magaalada Mosco ku xaniban garoonkeeda diyaaradaha Terminal ka mid ah dad Soomaali ah oo ilaa iyo mudo gaaraysa 8 bilood dhulka seexanayay oo aanan loo ogolayn inay banaanka airportka uga baxaan. Dadkan Soomaalida ah ayaa cidina ilaa iyo haatan sheegan ama usoo dacwoon sababtuna waxa...Continue reading »

Bartamaha — Waxaan u malaynayay in heesihii qiimaha lahaa ee Soomaaliya markay dowladda ahayd la qaadi jiray ay waa hore jiiteen, laakiin maanta rajadu ma xuma oo waxaan arkay heestan “Ha Ilmaynin” oo ay qaadayso fanaanad qiimo badan oo da’ yar magaceedana la yiraahdo Rahima Abuukar. Duubitaanka heestan ayaa iyada ah mid qiimayn siyaado ah u baahan, sida ay...Continue reading »

Dalka Qatar ayaa ku guulaystay inay qaabilaan Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka sanadka 2022. Guushaan usoo hoyatay dalkan yarka ah ee aduunka ka caan baxay ayaa waxaa hormuud u ah ballanqaadka ay ballan qaadeen dhisitaanka garoomada lagu ciyaari doono. Garoomadan ayaa waxaa ka mid yihiin qaar badda dhexdeeda ku yaal oo doon taxi ah lagu tagi karo kaliya, waxaa kaloo jira...Continue reading »

BARTAMAHA (MINNEAPOLIS): - 19-year-old Mohamed Osman Mohamud is accused of trying to bomb a tree lighting ceremony in Portland but his lawyers claim it was entrapment. The failed plot is causing concern among Somali leaders in the Twin Cities. He is pleading not guilty to attempted use of a weapon of mass destruction. Last Friday, he drove a van to a crowded tree-lighting...Continue reading »

Minneapolis: Maanta waxaa Albaabada u furay Deriska ku dhow masaajidka weyn ee la yiraahdo Daarul Hijra masajidkan oo ku yaa xaafada Soomaalidu ugu badantahay Minneapolis oo la yiraando Cedar wuxuu galbta soo casuumay dadka deriska la aha masajidka oo degan xaafada masaajidku yaal. Dadkaas oo isugu jiray Cadaan iyo madoowba Muslin iyo Gaalo, Soomaali iyo weliba Dadka Marayakanka...Continue reading »

Hees waxaa Ku luuqaynaya Abdikhaliq waxaa Soo saaray Abdinaasi Ciro Studio Bartamaha Ee Ingiriiska waa heesa cusub ee lagusii gelbinayo Sanadka 2010 laguna Soo dhawaynayo Sanadka Cusub 2011 iyo Qaarkaloo Badan. ...