Bartamaha — Wixii cusub oo weliba kusaabsan Soomaalida waad uga barateen in Bartamaha ay ka bilaabato meesha aad ka aragto, haddaba maanta waxaan idiin haynaa wiil Soomaali ah oo ku heesaya English lagana kana qeybgalay Xfactor Norway, Wiilkan ayaa Scandanavianka gilgilay kadiba markay aad ula dhaceen codkiisa. Wiilkan magaciisa ayaa la yiraahdaa Maxamed Farax,...Continue reading »
Category Archives: VIDEOS
Bartamaha –- Haweenay Muslimad ahayd oo ku caan baxday Xayaysiinta dharka Fashionka ah ayaa hada isku badashay dadka naqshadeeya Xijaabyada. Gabadhan oo ahayd Haweenaydii ugu horeysay oo reer Pakistaan ah islamarkaana Fanisa dharka iyadoo Muuqaalkeeda qurxoon kaashan jirtay ayaa arintaasi hada ka tanaasushay. Haweenaydan oo lagu magacaabo Atiya Khan ayaa hada u istaagtay...Continue reading »
Bartamaha (Madrid):- Kooxda Barcelona ayaa xalay dhulka ku jiiday awooda Kooxdii Real Madrid oo ay ku kulmeen Garoonka Kooxda Barcelona. Isku dhicii Xalay ee Kooxaha Real Madrid iyo Balcelona ayaa ahaa mid xiiso leh oo Caalamka oo idil laga daawanayay. Kooxda Barcelona ayaa awood u sheegatay Real Madrid waxaana guud ahaan ciyaarta xalay ay ahayd mid ay calanka u sido Kooxda...Continue reading »
Idil iyo Anna waxay soo saareen Maanta Video cusub oo ay ka duubeen gabadh caan ah oo la yiraahdo Flora Poste waxay Idil u dhalatay wadanka Soomaaliya waxay iskuul u gashay barashada Filimaanta waxay hada bilowday in ay samaysato meel lagu sameeyo filimaanta. Waxay u bixisay goobteeda filimaanta Saylac oo ah magaalo qadiimi ah oo ay ku duugantahay taariikhda Soomaaliya...Continue reading »
Bartamaha — Aan ku bilowno weligaa haddii caruurtaadu ay gaariga ku jiraan isagoo shidan banaanka haka aadin oo weliba haka agfogaan. Nin iyo xaaskiisa oo safar u ahaa gobolka Colorado ee Maraykanka oo ay u guurayeen ayaa u istaagay inay gaarigooda gas ku shubtaan iyagoo maraya Kansas City, Mo., Kadib markay Aaron and Melanie Richman ka baxeen gaarigooda oo uu...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya ayaa waraysi dheer siiyay Warbaahinta www.Bartamaha.Com xilli uu ku sugnaa Xafiiskiisa Magaalada Nairobi. Cali Maxamed Nuur “Cali Ameeriko” oo waraysi siinayay Bartamaha Media Nairobi ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin:- Safaarada Soomaalida iyo dhismihii laga Iibsaday. Halkii...Continue reading »
Bartamaha Nairobi — Mar wax laga weydiiyay Ismaaciil Hurre “Buubaa” Mudane Ismaaciil Hurre Buubaa oo horey uga tirsanaan jirey golaha baarlamaanka Soomaaliya, marna soo qabtay xilka wasiirka arimaha dibedda ee Soomaaliya siduu u arko xukuumadda cusub ee Raiisal Wasaare Farmaajo ayuu wuxuu afka ku dhuftay in xukuumadda cusubi ay tahay mid tayo wanaagsan...Continue reading »
Mudane Ismaaciil Hurre Buubaa oo horey uga tirsanaan jirey golaha baarlamaanka Soomaaliya, marna soo qabtay xilka wasiirka arimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah siiyay xafiiska Bartamaha ee Nairobi. Maalintii shalay ahay oo ay taariikhdu ku beeganayd 22 November ee sanadka 2010 waxaa xarunta golaha baarlamaanka ee magaalada Muqdisho ku kulmay xildhibaano...Continue reading »
Bartamaha (Minnesota):- Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Gobolka Minnesota ayaa shir ka yeeshay dhalinyaradii loo qabqabtay fal aad ay uga xumaadeen Soomaali badan. Waxgaradka,Aqoonyahanada iyo dadka Soomaalida firfircoon ee laga yaqaano Gobolka Minnesota ayaa waxa ay shirkooda ka dib qabteen Shirjaraa’id oo ay uga hadlayeen xaaladii dhacday. Shirka jaraa’id oo ay...Continue reading »
A disagreement over the budget erupted into fisticuffs when Graciela Camano punched opposition politician Carlos Kunkel in the mouth. Two television news channels were broadcasting the session in the capital Buenos Aires when Ms Camano got out of her chair to confront Mr Kunkel. The two exchanged words, then Ms Camano slapped Mr Kunkel in the mouth and walked out of the...Continue reading »
Bartamaha (Toronto):- Waxaa maalinki Talaadada oo ay taariikhdu ahayd November 16,2010 isugo soo baxay kuna ciiday markazka weyn ee Dar-ul-Hijra ee ku yaal magaalada Toronto,Canada dad aad u tira badan si ay u oogaan shacaa’irta weyn ee Ciid-ul-Adxada. Dadkaas Muslimiinta ah oo kumanaan kor u dhaafay wajigoodana ay ka muuqatey farxad iyo ray-rayn aad u fara badan. Salaaddii...Continue reading »
Waxaa maalmahan internet-ka laysla dhex marayay hees cusub oo uu soo saaray fanaaka da’da yar Ahmed Nani . Fanaanka Axmed Nini waa wiil dhalinyaro ah oo markii ugu horeysay qaaday heestaan Qamar; islamarkaana sameeyey eraya heestaan laxanka macaaana ku laray. Waxaa heestaan muusiga macaan tumay Xuseen Piano, gabadha qurxoon ee iyana la jilaysa waa Ismahaan oo loo...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- Dhammaan Bahda Bartamaha Media waxa ay Bulshada Soomaaliyeed ugu Hambalyaynayaan Farxada Ciidul Adxaa. BARTAMAHA MEDIA shaqaalihiisa oo kala jooga Maraykanka ,galbeedka Yurub,Geeska Afrika iyo dhammaan caalamka waxa ay kuu soo tabinayaan Muuqaalada Farxada Ciidul Adxaa iyo Bulshada Soomaaliyeed. Filo Sawirada Ciida Magaalooyinka Nairobi ,Muqdisho...Continue reading »
Bartamaha — Marar badan ayaan is weydiiyay maxay Masaaridu mukulaalaha (bisadaha) ay uga dambayn jireen oo meel walba sawiradooda ugu sharraxan jireen, laakiin taas hadday ii cadaatay, oo waxaan ogaaday in Mukulaashu ay tahay xayawaan Wadna adag oo aan waxba ka weecan. Waxaana kuu caddaynaya on mukulaashu aysan gabban markaad daawato videogan ku tusaya Mukulaal...Continue reading »
Minneapolis: warbixintan waxaa soo wada diyaariyey Wargays ka soo baxa Gobolka Minnesota oo layiraahdo WCCO iyo Bartamaha, Kadib markii shalay la soo qabqabtay Dhalinyaro badan oo Soomaali ah oo lagu soo eedeyey in ay ka Ganacsanjireen Suuqgayanta Gabadhaha yar yar oo qaarkood jiraan 16 sano. sheekanadan oo ay qarxishay laanta FBI du waxay sheegeen in gabadhan yar yar...Continue reading »
Bartamaha (Minnesota):- Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweeyay Guushii Balaarnaa ee uu gaaray Xuseen Samatar oo ku guulaystay xil uu isku sharaxay. Xuseen Samatar ayaa waxa uu u tartamayay Golaha Waxbarashada Ee Gobolka Minnesota waxaana uu ku guulaystay Xubin ka mida Golaha Waxbarashada Ee Gobolkaasi Minesota oo uu guul ka keenay musharaxnimadiisa. Xaflad balaaran oo lagu...Continue reading »
Bartamaha (Minnosota):- Munaasabad balaaran oo ka dhacday Magaalada Minnesota Ee Dalka Maraykanka ayaa logu tagaeeray Masuulka Cusub Ee Ra’iisul Wasaaraha ka noqday Soomaaliya. Sida Muuqaalada aad ka daawan doontaan Munaasabada oo ahayd mid balaaran ayaa waxaa ka qeybgalay Aqoonyahano,Xildhibaano iyo jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Minnosota. Daawo:- Qeybta 1-aad...Continue reading »
Ka dib afgembigaas, ayaa saraakiisha ciidamada ay xireen xubnihii dawladda iyo baarlamanka. Waxaa la xiray Raiisul Wasaaraha Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Adan Cabdulle Cusmaan (oo ahaa Madaxweynihii ka horreeyay Madaxweyne Cabdirashiid oo la dilay 15 Oktober, 1969 – shan maalmood ka hor iyo Ku-simihii Madaxweynaha Mudane Sheikh Mukhtaar oo isla mar kaana ahaa Guddoomiyaha...Continue reading »