(VIDEO) Bartamaha oo laga waraystay Soomaalidii lagu xidhxidhay Kaganacsiga Jidhka Gabadhaha

Posted on Nov 9 2010 - 8:58pm by Editor
Tweet
Pin It

somaliMinneapolis: warbixintan waxaa soo wada diyaariyey Wargays ka soo baxa Gobolka Minnesota oo layiraahdo WCCO iyo Bartamaha, Kadib markii shalay la soo qabqabtay Dhalinyaro badan oo Soomaali ah oo lagu soo eedeyey in ay ka Ganacsanjireen Suuqgayanta Gabadhaha yar yar oo qaarkood jiraan 16 sano.

sheekanadan oo ay qarxishay laanta FBI du waxay sheegeen in gabadhan yar yar loo qadijiray Gobolo badan oo ay ka mid yihiin Ohaayo, Tanasii, iyo Minisoota, waxaana laga gadijiray ragan Soomaali iyo ajinebiba isugu jiray
kayskan waxaa baadhista lagu bilaabay 18 bilood waxaan lagu soo qabqabtay dad gaaraya 29 iyo sadex laraadinayo iyogoo lagu soo oogay dabniyo isagu jira.

Dhaca iyo Ganacsiga jirka gabadha yar yar weli waxay sugayaan maxakamada wiigan waxaa lagu dhawaaqayaa intay mutaysteen ciqaab.