Author Archives: Editor

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.

Baarlamaanka soomaaliya oo sheegay in ay la xisaabtamayaan laamaha amaanka

BARTAMAHA – Kulan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa uu dhex maray Gudiyada Difaaca iyo Amniga Baarlamaanka Somalia kulankaas waxaa looga hadlayay Amaanka baarlamaanka iyo ka hadalka Go.aano amaanka la xiriira oo Gudiyadaani horay ugu soo Gudbiyeen Madaxda Baarlamanaka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab oo ka baxaysa ururka Al-qaida

Warar ay Helayaan warbaahinta ayaa waxaa ay sheegayaan in Hogaamiyaha Al Qaacidada Somalia ka dagaalanta Ee Al shabaab Axmed Cabdi Godane uu wado qorshe uu Al shabaab uga saarayo Urur weynaha Al Qaacida oo uu Isagu horay ugu dhawaaqay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askartii difaacday xarunta baarlamaanka oo la dalacsiiyay

Taliyaha ayaa salaan ka qaatay Ciidanka ka dibna waxaa uu indhihiisa ku arkay Bur burkii Xarunta ka soo gaaray weerarkaas ka dib ayuuna saxaafada la hadlay waxaana uu sheegay in ciidamadan ay ka midyihiin kuwii difaacay, islamarkaana fashiliyay weerarkii Al … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal u dhashay Turkiga oo si arxan dara ah loogu dilay Mogadishu maanta

Sarkaalkaan ayaa waxaa lagu Magacaabi Jiray sacaadu diin Dogan Waxaana uu ahaa Taliyaha Ciidanka amniga Shirkada Diyaaradaha Turkish Air Lines waxaa la dilay galabta saacadu markii ay ahayd 5:00 Galabnimo Sarkaalkaan ayaa waxaa rasaas la dhacay Kooxo Hubeysan Cida ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amnesty International oo si kulul u canbaaraysay dowladda Kenya

Ku xigeenka Agaasimaha Amnesty international ee bariga qaarada Africa Michelle Kagari,ayaa warbixin uu soosaaray oo lagu daabacay bogga Amnesty waxa uu kusheegay in qaxootiga somalida ee dalka Kenya wali ay kujiraan caburinta ay kuheeso dowlada dalka Kenya . Michelle kagari … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Soomaaliya oo laashay casumaad ay ka heshay shir looga hadlayo arimaha qaxootiga oo ka dhacaya Nairobi

Dib u dhac ayaa ku yimi shir maanta ka furmi lahaa Magaalada Nairobi kaasi lagu waday inuu dhaxmaro Dowladaha Somaaliya iyo Kenya iyo QM Wararka ayaa sheegaya in Dowladda Somaaliya ay ku gaanseertay inay ka qeybgasho kulankaasi maadaama Ciidamaad Kenya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Samantha Lewthwaite oo Soomaaliya ku guursatay sarkaal ka tirsan Alshabab

Warar laga helay sirdoonka dalalka Kenya iyo Ingiriiska ayaa waxaa ay sheegayaan in haweeneyda sida weyn loo doon doonayo ee u dhalatay dalka Ingiriiska ee la yiraahdo Samantha Lewthwaite inay guursatay mid ka hogaamiyaasha Xarakadda Al-Shabab oo kasoo jeeda mid … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Muwaadiniin Soomaali ah oo dacwad uga furan tay maanta maxkamada sare ee Kenya

Sida ay waramayaan wararka Aanu ka heleyno wadanka Kenya Maanta ayaa lagu wadaa in Maxkamadda sare ee dalkaasi ay dhageysato dacwad ay hor-dhigeen dadka qaxootiga ah ee ku ganacsada magaalada Nairobi ee haysta waraaqaha aqoonsiga qaxootinnimo ee ay bixisay dowladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Xasan oo sheegay inuu isbadal keenayo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan dalka Koofur Afrika oo uu maanta uga qayb galay Caleema saarka Madaxweynaha Dalkaa jakab Suma ayaa caaawa isagoo la hadlayay Radiyaha Afka Dowladda ku hadla Ee Radio … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab: waxaan dhawaan weeraraynaa xuramaha QM

Cali Maxamuud Raage Cali Dheere Afhayeenka Al shabab ayaa waxaa uu ka hadlay Weerarkii shalay Xarunta Baarlamaanka Somalia ay ku qaadeen Dagaalamayaal al shabab ka tirsan oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Xarunta halkaa oo uu ka socday Mudo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Khasaaraha ka dhashey qaraxii ka dhacey jabuuti

Wargaysyada caalamka oo si gaar ah u hadal haysa qaraxyadii ka dhacay magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi ay faafaahin kasoo baxayso. Khasaaraha gaaray dadka ajaanibta ah ee maqaayadda ayaa iskugu jira wadamo ay ka mid yihiin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabab oo soo bandhigay agab ciidan oo kasoo furteen ciidamada Kenya

Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo, waxaa lagu soo bandhigay, hub iyo gaadiid Al-Shabaab ay kasoo qafaasheen ciidamo ka tirsan Dowladda Kenya oo ay dagaal kula galeen maalmo kahor Magaalada Mandheera ee Gobalka NFD. Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Danjire Kay oo ka digay is fahanwaa siyaasadeed ee ka dhasha Soomaaliya +Warbixin

Wakiilka gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay oo asagoo Muqdisho jooga ka qeyb galay shirkii golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa uu sheegay in in kastoo 12 bilood ee lasoo dhaafay hor mar laga gaaray … read more »

Posted in Featured | Comments Off

Madaxweyne Xasan sheikh oo maanta ka qayb galay caleema saarka madaxwaynaha Koonfur afrika

Sida ay ku soo Waramayaan Wararka naga soo gaaraya Dalka Koofur Afrika Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud ayaa xalay soo gaaraay Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyadoo Garoonka diyaaradaha ay ku soo dhaweeyeen qaar ka tirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faahfaahin: Weerarkii guriga xildhibaanda Soomaaliyeed

Waxaa Faah faahin Dheeraad ah ay ka soo baxaysaa Weerar Xoogan oo Goor dhaw Xarunta baarlamaanka Somalia ay ku qaadeen Dagaalamayaal al shabaab ah oo Gudaha u galay Xarunta Baarlamaanka halkaas oo mudo laga maqlay rasaas Xoogan iyo Qaraxyo waa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

HRW oo eedaysay hanaanka Maxkamada ciidamada Soomaaliyeed u fuliso xukunada

hay’adda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa war bixin ay ku dhaleecaynayso hanaan ka ay maxkamada ciidamada Qalabka sida u fuliso xukunada. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in hay’adda oo la kulantay Sodomeeyo ruux oo qaarkood ehelkooda ay maxkamadu xukuntay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’ado samal fal oo Maraykan ka codsaday inuusan carqaladayn howlaha xawaaladaha Soomaalida

Hayadaha sama falka ee Soomaaliya ka howl gala ayaa dowladda Maraykan ugu baaqay inay ka laabtaan go’aan kii ahaa in ay xiraan akoonada xawaaladaha Soomaalida ay ku leeyahiin bangiyada kuyaala dalkaasi. Hay’adaha OXFAM iyo Adeso ayaa ka codsadey in aanan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaar garowga Caleema saarka boqorka Daarood oo si wayn Qardho uga socda

Diyaar garowga caleema saarka boqorka guud ee beelaha daarood oo si wayn looga dareemayo xarunta gobolka Karkaar Qardho ee Puntland. Caleema saarka iyo caano shubka boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf ayaa ku aadan maalinka Axada ee bishu tahay 25. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Caalamka iyo Puntland oo maanta ku shiray Garowe

Waxaa maanta oo arbaco aheed caasumada Puntland ee Garowe ka furmay shir caalami ah oo kasoo qayngaleen beesha caalama iyo madaxda Puntland. Shirkaan oo ahaa mid Dowlada Puntand ay Beesha Caalamka ugu soo bandhigaysay ujeedada ay kaleedahay Horumarkeeda,waxana goob joog … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Wariye Al-shabab ah oo Muqadisho lagu soo bandhigay

Hay’adda nabad sugida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wiil dhanlin yaro ah oo ku eedaysan inuu ahaa shaqaaale ka tirsan Idaacada ku hadasha adka Al-shabab . Shakhsiga Nabad Sugida soo bandhigtay waxa magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaasim … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment