Calendar

Al-shabab: waxaan dhawaan weeraraynaa xuramaha QM

Cali Maxamuud Raage Cali Dheere Afhayeenka Al shabab ayaa waxaa uu ka hadlay Weerarkii shalay Xarunta Baarlamaanka Somalia ay ku qaadeen Dagaalamayaal al shabab ka tirsan oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Xarunta halkaa oo uu ka socday Mudo 5 Saacadood ah.
Cali dheere ayaa waxaa uu sheegay in Weerarkaas uu Guuleestay oo ay Xildhibaano iyo askar ku dileen isla Markaa waxaa uu intaa ku daray Weerarada nuucaani ah ay ku sii wadayaan Baarlamaanka isla Markaa waxaa uu intaa Raaciyay oo uu kula Dar Daarmay in ay badiyaan Beegsiga Xildhibaanada sidoo kalena ay Weeraro ku qaadaan Xarumaha QM EE Muqdisho .

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured.
« »

Comment: