Bartamaha(Muqdisho):-Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa saaka dagan ka dib duqeyn shalay loo geystay suuqa Ganacsiga Bakaaraha oo dad badan ay ku la’deen
Xaalada Magaalada ayaa saaka u muuqata Mid Xasiloon iyadoo ay dib u bilowdeen dhaqdhaqaaqii dadka iyo gaadiidka Magaalada gaar ahaan Suuqa Bakaaraha oo shalay dad badan ay ku dhinteen.
Tirada dhimashada ayaa la xaqiijiyay in ay dhaafayso illaa 15-ruux halka dhaawaca uu gaarayo 30-ruux oo dhammaan ah ganacsatada iyo dadka u soo dukaamaysi doontay Suuqaasi.
Isku soo duube Wasdooyinka Magaalada ayaa waxa ay yihi9in kuwa ay gaadiidka si toos ah u isticmaalayaan mana jiro wax saansaan colaadeed ah wallo Magaalada xilli waliba ay dagaal sogo tahay.
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.