Â
Bartamaha(kismayo);-awaamirtani oo ka soo baxay xafiiska madaxa decwada maamulka wilaayada islaamiga ee gobblada juubooyinka sheikh ibraahim ayaa waxaa si toos ah ugu socdey amaro ugu wajahnaa raga ku dhaqan maglaada kismaayo gaar ahaan raga xiira garka iyo raga qaatay suraawiisha lugaha dhaadheer.
Maamulka ayaa sheegay in amaradaani ay dhaqan gali doonaan mudo sedax maalin kadib ah isagoo sheegay in mudadaasi kadib cidii iyadoo amaradaasi jabanaysa lagu arkaana ay muteysan doonto talaabo sharciga islaamka waafaqsan.
sheikh ibraahim oo maanta u waramaye webka www.bartamaha.com ayaa waxuu u sheegay in dadkaasi ay ugu baaqayaan arimaahi ay ka waatoobaan asagoona sheegay in raga garaka xiira ay u qabanayaan mudo seddex maalin ah 3 maalin kadib ayuu sheegay ninkii lagu qabto asagoo gar xiiran amaba xiiraya in laga qaadi doono talaabo waafaqsan shareecada islaamka
sikastaba ha ahaatee waa markii ugu horeeysay oo maamulkaa wilaayada islaamiga ah ee gobollada jubooyinka uu soo saaro amarro uu ku mamnuucayo in garka la deysto iyo weliba in aan la qaadan karin saraawiisha lugahooda ay dheeryihiin.
Â
Wararka Xaqiiqda ah kala soco
Ismaaciil Cali Cabdi
Bartamaha
Kismayo-Somalia
Â
Bartamaha .coÂ