Minneapolis: warbixintan waxaa soo wada diyaariyey Wargays ka soo baxa Gobolka Minnesota oo layiraahdo WCCO iyo Bartamaha, Kadib markii shalay la soo qabqabtay Dhalinyaro badan oo Soomaali ah oo lagu soo eedeyey in ay ka Ganacsanjireen Suuqgayanta Gabadhaha yar yar oo qaarkood jiraan 16 sano.
sheekanadan oo ay qarxishay laanta FBI du waxay sheegeen in gabadhan yar yar loo qadijiray Gobolo badan oo ay ka mid yihiin Ohaayo, Tanasii, iyo Minisoota, waxaana laga gadijiray ragan Soomaali iyo ajinebiba isugu jiray
kayskan waxaa baadhista lagu bilaabay 18 bilood waxaan lagu soo qabqabtay dad gaaraya 29 iyo sadex laraadinayo iyogoo lagu soo oogay dabniyo isagu jira.
Dhaca iyo Ganacsiga jirka gabadha yar yar weli waxay sugayaan maxakamada wiigan waxaa lagu dhawaaqayaa intay mutaysteen ciqaab.
Your comment is awaiting moderation.
November 10, 2010 at 4:02 pm dadkaygiyow waan idiin digayaa tii hore tag tay hada ladadaalo oo hada qofkasta oo soomaali ah haduu garanayo qof xumaan taas oo kale samaynaya fadlan ku dacwee dawlada sidaaasna ma noqonayso danbi aduun iyo mid aakhiro sababtoo ah xumaan baad reebaysaa. hada aan ka faaiidaysano intay arintaan cusubtahay. waxaa kaloo jirtaa ha ilaawinina meelaha shiishadaha lagu dhuuqo baa ugu sii daran. qof soomali ahna iskuma xamili karo inuu dantiisa garto iyo inuu daroogo wehel u ahaado. haduu qof soomaali ah balwad yeesho xumaha dadkiisuu ku bilaabaa
SF 2725 Moua Establishing a certification process for
multijurisdictional gang and drug task forces
This is coincidently, the bill that is propsed today at the Minnesota Senate…..for more funding…..
The whole story is fabricated ….these individuals stand to reap large amounts of reparations benefits from the government when they are released
somalidii dunidii ayeey ku dhamaatayi meela nabat kuma hayiistaan iloow bat baadi idinkuna is daba qabta kheer inshahalaa
this is really crazy i never thought that stuff like this would ever happen. i’m really disappointed with the somali people why would you wanna sell your own sisters, somali girls are your sisters and on the day of judgement allah will ask you why you did this
I only can say istaqfurulaah
ASC keley uma maleynayo iney jiran waxaan, aflagado lo geysanayo dadka soomaaliyeed ama Muslimiinta ayey u badantahay dadkeyga soomaaliyeed arimihiina ka tashta insha allah ilaaheey ha idiinla garab galo gaalada waa lagu yaqanay waligood cay iyo aflagado nabadey
And its not like things are getting any better for us if we face the truth. If the lifestyle of our people continues to go the direction its headed now, then we will end up in far worse situations.
Things need to change. Parents need to be highly aware of their kids and be more responsible because these people didn’t just wake up one morning and get into this business; it began from childhood.
koley waa waa dadkan ka imanaya hargeisa waana kuwa noo horseeday magac xumada umada somaaliyeed ee ha la iska qabto nacalaa ku yaal iyo midgaha ay yihiin .
badhaxow sxp waxaad tahay iska hadle aan iska hadle jirin anuu wax kama sheeagaayo xamar waayo sidaan luuqadaada u arko waxaad u hadlaysaa sida reer xamarka laakiin anuu adaan ku attack garaynayaa oo waxaan u malaynayaa inaad tahay ilmo furaash oo ah ilmo aan xalal ku dhaalan markaa aflagaadada ka daa qoomiya reer hargeisa
People stop judging , this is just accusation from media and FBI who trying confess the government to increase the funds because they fighting against terrors and sex traffic , we don’t know what happened they are only telling us on third of the story, and if you look closer the pictures they put in in internet and their store don’t make sense at all. Instead siding with Media , we need to start doing our own investigation or wait for predict from the court
i know some of them nigaz and waana ogahay inay yihiin dad waxas ka suutowda sababtoo ah marki ad klu dayato madowga mareykanka kuwooda ugu liita am lets say gheto life style this what happen weli waxa kaloo dhiman few more oo weliba lesbion ah oo gabdhaha somalida ka iibiya odayasha i ve seen them lesbo but i didnt had a enough proof that means i couldnt t call the authority sida darteed waxani waa cancer wa in la iska qabta waxani rag mahan waa rag la mood magaca raga nimadana cebeyay iyo welibana iska ilaaliya nagaha iibiya nagaha kale oo soo batay iyagana ama lesbo ha ahaden ama straight there s lot of somali woman pimp out there
Subxana allah, they say, wixii lasheego waxbaa ka jira. this is the most humiliating thing and embarrassing We as a Somalian/Muslims though we will never came across. Illaahay ceebteena iyo ta bili’aadamba ha asturo.
man we need to stop giving our country bad we need to unite together with out qaabil being there.