War Deg-Deg ah:-Sargaal Xarakada Alshabaab ka goostay oo Dowlada ku biiray.

Posted on Nov 9 2009 - 9:32am by News Desk
Tweet
Pin It

breaking-news bartamahaBartamaha(Muqdisho):-Warar haatan naga soo gaaray  Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi Saxaafada kula hadlay Sargaal ka soo goostay Alshabaab.

Sargaalka Xarakada Alshabaab ka goostay ayaa waxaa la sheegay in uu si rasmi ah Dowlada ugu biiray isagoo dhaleeceen u jeediyay Saraakiisha Madaxda ka ah Xarakada Alshabaab.

Sargaalka isdhiibay ee Dowlada ku biiray ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Maxamed Bakistaan kaasi oo taliya ka ahaa Ciidamada Alshabaab Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan.

Wixii Faah-Faahin Dheeri ah kala soco www.Bartamaha.Com isha Wararka Xaqiiqda ah.

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.