Waxaan maanta idiin haynaa fiidiyoow aan soo helnay oo na cajab galiyay. Haddaba Bartamaha hadaa nahay had iyo goor waxaan raadinaa waxyaalo aan horay loo arag ama la duubay bari samaadkii Soomaaliya markay nabadda ahayd (Ilaahay hakusoo celiyee…).
Waa hees ay qaadayso Khadra daahir laakiin tan aan meesha usoo galinay maaha taas, laakiin waxaa ku jira (Daawo markaad marayso 2:11) wiilal aad u da’ yar oo sidii Chriss Brown ama Usher ay maanta u ciyaaraan oo kale u ciyaaraya bishii Janaayo sanadku markuu ahaa 1988.
xafladdu waxay ahayd mid loo dhigay orodyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi.
DAAWO
This is wicked, it reminds of me of the Michael Jackson moves last time he came to perform in London.
We Somalis sometimes underestimate how ahead our country was prior to this never ending civil war.
Saado Ali looks so beuatiful and til this day she is beuatiful… more than just talent ……
This is wicked, it reminds of me of the Michael Jackson moves last time he came to perform in London.
We Somalis sometimes underestimate how ahead our country was prior to this never ending civil war.
Saado Ali looks so beautiful and til this day she is beautiful… more than just talent ……