Xaflad Baroordiiq ah oo loo sameeyay AUN dadkii ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Hotelkii ku yaalay magaalada Beledweyn, Dadkii halkaas ku geeriyooday waxaa mid ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliyeed AUN Cumar Xaashi iyo Ambashatoor C/kariin Laqanyo, iyo cuqaal Soomaaliyeed.
Halkan ka daawo Fiidiyoowgii:
Halkan ka fiirso Sawiradii dadkii kasoo qeybgalay: