Heestan ayaa noqotay mid internetyada la isku diro oo in badan dadkuna ay ka sheekaystaan, waa mirihii Sangub waxaana muusiga tumay Maxamed Shariif Seydii.
Aad wada tashano waxaa qaadaya Saada Cali oo horeba looga bartay inay samayso heeso wax ku ool ah, sidaad horay ula socoteenba waa fanaanadii qaaday heestii “Land Cruiser gado soo bari gallay”.
Nala daawada heestan oo ay ku jiraan dadka dhibta Soomaaliya wax ka wada labada dhinacba.
this very nice thanks sado ali i like all ur songs and thanks abwaan sangub that is really nigger
marka ugu horeysa waxaa ilaahey kabaryaa in oo umada somaliyed kasogaro xaalada ay kujiraan marka xigta fanaaniinta somaliyed wey mahadsanyihin sigaar saado cali waxaa leeyahay qofkasta luqadaada hooyo qor kuna hadal kuna faan qofka luqadaha kale kuhadla in lagu meysta ayuu jecelyahay macsalama.
that is nice songs i like
waxaan ilahay ka baryaya in somaliya dhibatada haysata ay ka baxdo waxaan rajeyna in somaliya ay nabad noqoto dhibatada dadka iyo dalka haysata in ilahay nabad ka dhex abuuro somaliya alaha ka dhigo wadanki israca oo isku tashada alaha xabada iyo dhiga iyo colada hana duul qaado aamiin aamiin long live somalia i hope oneday peace
waaw inaadertey walee hees wacan weeyaan heestani afkaaga caano lagu qabay
saado waan ku sugeynaa dee hadii aan nahay reer london bye
sangub waa abwaan anan laga maar mayn keep going bro waan kudageera in aad marnogu timaad hargeisa weeyan
sxb haduu sangub noo yimaad dadkeenan deynayn bahalo ayaynu noqonay walaaleheen ethiopiyaanu u dhiibna halkaanu ka cawin lahayd hadhaco riyaale