Waxaan arkay wax aan aad ula yaabay markaan daawanayey show-ga cusub ee kasoo baxa ABC TV habeenkii khamiista ahayd.
Markii uu show-gu marayay dhamaad ayaa waxaa sheekada lagu soo daray Soomaaliya, isla markaas ayaan is dhahay waa sheeko fiican haddii Soomaaliya Primetime Show lagu soo daray laakiin rajadaydii isla markiiba way is badashay kadib markii aan arkay gobolka Soomaaliya ee sheekadu ay kusocotay, gobolkaas oo magaciisa la yiraahdo GANWAR oo ku yaala koonfurta Soomaaliya.
Anigoon waxba idiinkaga sheekayn ila daawada Show-gan waxaadna tagtaan dhamaadka markay marayso 41 minit (Minutes).
Waan daawaday. Waa filim khiyaali ah oo ku dhisan buugagga aadka loo akhriisto ee fiction thrillers la yirahdo. Wiilka iyo ariga iyo dhuulka midna kama mid aha geyiga soomaaliyeed. Nabadgelyo