Robert Mugabe, R. Kelly, Idi Amin, Ma Dadka madowga ah ee ku haboonaan lahaa baa in taariikhda Aduunka laga baabi’iyo?

Posted on Feb 24 2010 - 12:11am by News Desk
Tweet
Pin It


Idi AminWebsite-ka The Roots ayaa waxay soo saareen qoraal ay ugu magacdareen “Dadka madowga ah ee ku haboonaan lahaa in taariikhda Aduunka laga baabi’iyo”.  Qoraalkan ayaa waxay ku tilmaameen in dadka ku jira ay taariikhda dadka madow ay boqolaal sano dib u dhigeen ficilada ay sameeyeen awgeed.

Halkan riix si aad u daawato sawirada iyo siyaabaha ay taariikhda madowga meesha xun uga dhaceen (Waxay ku qoran tahay Ingiriis)


Liiskan ayaa waxaa ku jira madaxweynihii hore ee Uganda Idi Amin, the “DC Sniper” John Allen Maxamed, madaxweyniha Zimbabwe  Robert Mugabe, Fanaanka R. Kelly, Faanaanka Flava Flav iyo dad kale oo ku caan baxay dhanka siyaasada, qorida buugaagta iyo waliba takhatarkii lagu eedeeyay inuu dilay Micheal Jackson.

_____