Qooqane Ma Cuntay Mase Qalaysay? Cook With Jamaal..

Posted on Feb 12 2010 - 6:03am by Editor
Tweet
Pin It

cuno2Qooqane ma qalaysay mase Qaniintay maanta Sixniga ga uu Chef Jamaal inoo soo bandhigayo waa shrimp oo af Soomaali loo yaqaan Qooqane waa barnaamij loogu talagalay in aad ka barataan karinta cunada oo casriyaysan caafimaad ahaana loo kariyey waa barnaamij wiig walba soo geli doona ee la qabsada.