Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa dalka walaalaha nahay ee Djibouti ayaa kulmey magalada Jabuuti.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku jooga booqasho rasmi ah wadanka Jabuuti waxa ay qeyb ka tahay safari uu ku kala bixinayo wadamada dariska la ah Soomaaliya.
Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ay yeesheena wada hadalo dheer.
Waxa uu sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya tagay safarada cusub eek u yeelanayno wadanka Jabuuti uu xariga ka jaray.
Sidoo kale booqashooyin ayaa lagu geeyay meelo badan oo kamid ah caasimada Jabuuti halkaas uu soo indha indheyay hormarka ay ku talaabsanayso wadanka aan walaalaha nahay.
[slidepress gallery='photo-news-madaxweynaha-soomaaliya-oo-booqanaya-jabuuti-sawiro']