Nin Ohio degan oo lagu eedeeyay inuu jir dilyayn Soomaaliya ku sameeyay (VIDEO)

Posted on Apr 30 2010 - 2:57pm by News Desk
Tweet
Pin It

MAGAN2Dacwad ayaa lagusoo eedeeyay nin Soomaali ah oo dowladdii hore ka ahaa Kornayl Milatari ah, haatana degan magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Abuukar Xassan Axmed, ayaa kusoo eedeeyay Cabdi Aaden Magan, oo degan magaalada Columbus, inuu amray in la jir dilyeeyo Abuukar Xasan sanadku markuu ahaa 1988. Dacwaddan ayaa Cabdi Aadan Magan uu ku sheegay wax aanan waxba ka jirin oo male awaal ah.

Daawo Abuukar iyo Magan hadaladooda oo ay soo waraysatay 10TV Columbus. [ via: Dailyga.com (Partner) ]

___

Video-ga – 10TV Ohio