Nin birta taayirada lagu badalo la dhacay wadaad Greek Orthodox ah isagoo u malaynayay wadaad Muslin ah (VIDEO)

Posted on Nov 11 2009 - 4:27pm by News Desk
Tweet
Pin It

amrineAlexios Marakis, oo ah  wadaad Greek Orthodox ayaa isagoo booqanayay dalka Maraykanka ayuu wuxuu ku dhex lumay magaalada Tampa ee gobolka Florida dabadeedna isagoo lunsan ayuu wuxuu tilmaan weydiistay askari Marine ahaa “reservist” oo magaciisa la dhaho Jasen D. Bruce, laakiin intii uu caawin lahaa ninkii lunsanaa ayaa Bruce wuxuu birta taayirada lagu badalo la dhacay wadaadkii Orthodox-ka ahaa .

Askariga falkan gaystay ayaa wuxuu booliiska u sheegay in ninkuu birta la dhacay uu ahaa  “Arab Terrorist”. Wuxuuna cayrsaday ayuu yiri ilaa iyo in xoogaa ah xitaa wuxuu ugu wacday 911. Wuxuu kaloo askarta booliiska u sheegay “in ninkan carabka ahi uu aniga i boobay”

A Marine reservist was charged with attacking a Greek Orthodox priest he said he thought was a terrorist. The reservist, Lance Cpl. Jasen D. Bruce, is accused of hitting the Rev. Alexios Marakis over the head with a tire iron and chasing him for three blocks on Monday evening before Tampa police officers intervened. Father Marakis, a Greek Orthodox priest visiting from Crete, told the police he had stopped to ask for help after getting lost. Mr. Bruce told the police he heard Father Marakis yell, “Allahu akbar!” — Arabic for “God is great,” said a police spokeswoman, Laura McElroy. Father Marakis, however, does not speak Arabic, Ms. McElroy said; he speaks Greek. Lance Corporal Bruce’s lawyer said his client was the one attacked.