Nakruuma oo ka hadlaysa filinka GABAR HALOO DOONO (VIDEO)

Posted on Jul 20 2010 - 4:11am by News Desk
Tweet
Pin It

nakruumaFanaanada Faadumo Cali Nakruuma ayaa ka hadlaysa qeybta ay ka qaadanayso filinka Gabar haloo doono. Filinka GHD ayaa ka bilaabanaya dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada London July 23keeda.

Hoos ka akhriso meesha lagu dhigayo:

City University London
Northampton Square
London EC1V 0HB 020 7040 5060

Time : 6:30pm

For more information please call 07931439801 – 07961094433

In filinka Gabar Haloo Doono uu imaanayo magaaladaada  ka fiirso halkan