Minneapolis: Kulan lagu Canbareeynayay Dacwada lagu soo oogay M.C.Samatar (VIDEO)

Posted on Feb 27 2010 - 12:18am by News Desk
Tweet
Pin It

MINNXaflad lagu soo dhoweynayay taageerada ra’iisul wasaarihii dowladdii hore ahaana Wasiirkii Gaashaandhigga S/Guud Max’ed Cali Samatar  ayaa lagu dhigay  magaalada Minneapolis.
Xafladdan ayaa lagu cambaareeyay dacwada madaniga ah ee lagu soo oogay Maxamed Cali Samatar, taasoo lala hortagi doono maxkamadda ugu sareysa Maraykanka.

Hoos ka daawo video-gan oo uu inoo soo gudbiyay Ziyad Siciid Saalax.