Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayay oo gaaray Roma(Daawo Sawirada).

Posted on Jul 19 2010 - 7:31pm by News Desk
Tweet
Pin It

5Bartamaha (Nairobi):-Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray Mgaalada Roma ee Dalka Talyaaniga halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Madaxwey naha Dowlada KMG ah iyo Xubnaha la socday ayaa waxa ay ka dagleen maanta Magaalada Roma ee dalkaais Talyaaniga halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiinta dalkaasi iyo safaarada soomaalida.

Madaxweynaha iyo Wasiirada la socday ayaa waxa ay kulan saacada kooban socanayay ay la qataeen Franco Frattini wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Talyaaniga oo si weyn u soo dhaweeyay madaxda Dowlada.

Madaxweynaha iyo madaxda la socotay ayaa waxa ay caawa joogaan Magalada Roma waxaana la filanayaa in maalinta berita ah ay la kulmaan Giorgio Napolitano Madaxweynaha Dalkaasi Talyaaniga.

Kulanka berito ayaa lagu wada ain looga wada xadlo xaalada adag ee dowlada soo wajahday mudooyinkii ay dhisnayd iyo wada shaqeynta Talyaaniga iyo Soomaaliya.

Daawo Sawirada:-

4

3

2

1

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Geeska Afrika.