Madaafiic qasaara dhaliyay oo maanta Magaalada Muqdisho la isku dhaafsaday.

Posted on Sep 28 2009 - 3:59pm by News Desk
Tweet
Pin It

Bartamaha(Muqdisho):-Madaafiicda ayaa waxa ay ahaayeen kuwa u badan duqeyn jawaab ah taasi oo la isku dhaafsaday Degmooyinka Kaaraan iyo dhanka Suuqa Bakaaraha halkaasi oo shacab badan ay ku dhinteen.

Inta la ogyahay 7-ruux ayaa isku gayn ku dhintay 10-kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii galabta iyo duhurnaimdii maanta amdaafiic la isku dhaafsaday Magaalada Mudqihso.

Inta badan xiliyada ay madaafiic ka tuuraan deegaanada Magaalada Muqdisho xoogaga Islaamiga ah ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaca jawaab ka soo baxda xarumaha Ciidamada Dowlada iyo Amisom.

 

Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia.