Bartamaha(Marka):-
Â
Fagaara ku yaala Magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose ayaa maanta lagu dilay labdaasi wiil oo la sheegay in ay Jaasuusiin Dowlada Soomaaliya la shaqeynayay kuwaasi oo Maxkamada laga caddeeyay in ay dinbigaasi ku jireen dilna ay muteysteen.
Xukunka dilkaasi Fulintiisa ayaa meel fagaara ah ka dhacay wallow Maxkamada xiliga la saarayay aanan la garan cidda joogtay xiligaasi wallow Fulinta dilka uu ka dhacay Meel fagaara ah.
Masuuliyiinta Alshabaab Magaaladaasi ayaa sheegay in raggaasi la dilay ay ahaayeen Jaasuusiin cadeystay dinbiga ay galeen kuwaasi oo xaq looga dhigay in lagu dilo boqolal dadweynaha ah hortooda.
Â
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.
Â
Kooxda Alshabaab Magaalada Marka ayaa maanta meel fagaara ah ku dishay Laba Waiil oo dhalinyara ah oo lagu Eedeeyay Jaasuusnimo dhanka Dowlada Kmg ah.