Bartamaha (Muqdisho):-Â Macalin C/Raxmaan Xasan Xuseen oo ah Hoggaanka Xarakada Alshabaab Gobolkaasi Sh.Dhexe ayaa daboolka ka qaaday in ay kala dhexgalayaan beela wallaala ah oo uu sheegay in ay isku direen Madaxda Dowlada Fd Soomaaliya.
Gudoomiya Alshabaab Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal ay ku joojinayaa dagaalo u dhexeeya beelo wada daga Gobolkaasi kuwaasi oo uu ku eedeeyay in ay dagaal ka dhxe abaabuleen Maamulkii Dowlada Fd Soomaaliya Gobolkaasi u qaabilsanaa.
“Waxaa jira Ciidamadii dowlada in ay dagaalkaasi qeyb ka yihiin oo ay la safanyihiin mid ka mida Beelaha dagaalamaya ,iyagaa ka danbeeya dagaalkaasi si ay gobolkaasi u qasaan oo aan nidaam loo heliâ€ayuu yiri Macalinka Gudoomiyaha u ah Alshabaab sh.dhexe.Â
Inta badan waxaa gobolkaasi Sh.Dhexe jogta ka nopqday dagaalada soo laab-laabtay ee u dhexeeya beelaha wada daga gobolkaasi iyo kuwa soohdinta sh/dhexe iyo Hiiraan iyadoo illaa haatan aan xal buuxa laga gaarin dagaalo beeleedyadaasi.
Xafiiska Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.