Bartamaha(Dhuusa-Mareeb):-Maamulka Sare Ee Ahlu-Sunnah Wal-Jamaaca oo soo saaray amaro lagu mamnuucayo gaadiidka raaxada socodkooda xiliyada habeenkii ah.
Xafiiska maamulka ahlu-sunnah wal-jamaaca ayaa soo saaray Wareegta ay ku mamnuucayaan gaadiidka xiliyada habeenkii ah soo gala iyo kuwa ka baxaya gudaha Dhuusa mareeb .
Maamulka ayaa qoraalkooda ku sheegay in gawaarida safarka ay mari karaan deegaanka balse aan la ogolaan doonin in xilioga habeenkii ah ay deegaanka Maraan gawaarida raaxada.
Amarkan ka soo baxay Maamulka Ahlu-sunnah Wal-Jamaaca ayaa imaanaya xilli xiisad colaadeed ay ka taagantahay qeybo ka mida gobolkaasi Gal-gaduud oo ay isla joogaan
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.