Bartamaha (Columbus,Ohio) Sanadkan ayaa waxaa marti qaaday xafladda Xuska Nabiga NNKH magaalada Columbus, ee gobolka OHIO.
DAAWO:
<object classid=”clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000″ width=”500″ height=”420″ id=”utv922614″><param name=”flashvars” value=”autoplay=false&brand=embed&cid=2691449″/><param name=”allowfullscreen” value=”true”/><param name=”allowscriptaccess” value=”always”/><param name=”movie” value=”http://www.ustream.tv/flash/live/1/2691449″/><embed flashvars=”autoplay=false&brand=embed&cid=2691449″ width=”500″ height=”420″ allowfullscreen=”true” allowscriptaccess=”always” id=”utv922614″ name=”utv_n_43216″ src=”http://www.ustream.tv/flash/live/1/2691449″ type=”application/x-shockwave-flash” /></object><a href=”http://www.ustream.tv/” style=”padding: 2px 0px 4px; width: 500px; background: #ffffff; display: block; color: #000000; font-weight: normal; font-size: 10px; text-decoration: underline; text-align: center;” target=”_blank”>Live Broadcasting by Ustream</a>
maa-shaa-Allaah, culumada iskuxilsaartay inay xaqa iftiimiyaan, Allaah ajar iyo xasanaad haka siiyo annagana hanagu anfaco. Maanta dadka soomaaliyeed iintooda badan wiswiswaas baa xaqii laga geshey, balse ruuxii rabbi xaqa fahamsiinayo, caawa culumadii way u iftiimiyeen. Alloow naga yeel kuwii rasuulkaaga jacaylkiisa aadkubeerto oo uu beri qiyaamaha ushafeeco.aaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnn.
Please stop spreading this falsehood, this is BIDAH
mansha allah culimada columbus iyo intii kasoo qayb gashay ixtifaalka rasuulaka(scw) sharaf iyonuur allaha u siyaadiyo (aamin) inti aa minsan iyan tahaty xumaan xuska dhalashada nabiga (nnkh) duli iyo halaag allaha ku camimo(aamin)
maasha ALLAAH culimada rer ohio iyo dhamaan intii ka soo qayb gashay ixtifaalka nabgiga SCW
ALLAAH kheyr ha ugu jizeyo maalinta qiyaamana shafeecada rasuulka ALLAAH ha siiyo culimadana ALLAAH ha xafdiyo meeel kasta oo ay joogaan aamiin