Minneapolis: Abdi mahaxamed Ilay oo ay doolada Itoobiya u dooratay Madaxweynaha Kililka Shanaad ayaa booqashadiisii ugu horeyey Ee Maraykanka ka bilaabay goblka Minnesota oo ay Soomaali baaxd weyne degan tahay isagoo raba in uu ka helo kaalmo wada shaqayan dadka ka soo geeda Soomaali Galbeed ama Ogadeeniya.
Wuxuuse kala kulmay Diidmo xoogweyn oo ay dadku ku soo bandhigeen Diidmada imaanshihiisa iyagoo banaanbax xoogle ku muujiyeye goobtuu ku qabanayey shirka waxaa Video gan soo duubay Bahada Soomaali TV waxaan kaloo idiin haynaa Waraysi uu Wiilwaal ka qaday Dhaliyarada soo qabanqabisay Mudaharaadka ee Somali Voices Radio ka dhegayso Hoos isagana.
Somali Voices Radio Halkan ka Dhegayso
Somali TV Video Mudaharaadka ka Halkan ka Daawo
Shafa shafaha duxda ah leefihii cid u shaqaynaayey
Iyo SHurun shur malagii galay ha isa soo shubo’e
Shaaruba Libaax iyo hadday Shaadh ammaan tolatay
Sharcigi lagu qaban lahaa meelu jiro sheeg haddaad garato
Ninku kibirku shaanshaan ka ridey maalmo xashaashye
Misna waxanu sheekada ku darin shiishka soo maqane
Shanta Soomali oo wada socotoo Calan ku sheekeeya
Shirmaa la arkayaa waa su’aal sharad ka yaalaaye
ninkakan cabdi lagu yeeshay yuu madaxweeyne uyahay yaase doortay waa dabadhalifka sanaawi waa nin somali ah lkn caqli amxaar buu ku socdaa isagoo kale waa kuwa muqdisho qasaaya ee dowlada isku seegaya insha allah ogadeniya weey xoroobi ONLF weey adkaan amxaarana waa laburan iyaga iyo wixii soo raaca ILOVE ALL SOMALI PEOPLE