Gettleman & Menkhaus oo si fiican uga falanqooday Soomaaliya, yaase ka akhrisanaya! (VIDEO MUHIIM AH)

Posted on Jul 20 2010 - 4:33am by News Desk
Tweet
Pin It

gettlemanJeffrey Gettleman iyo Prof Ken Menkhaus ayaa waxaa lagu waraystay barnaamijka GPS ee Fareed Zakaria, waxaana la weydiinayay arrimo ku saabsan Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ka taagan. Waraysigan ayaa ahaa waraysiyadaan arkayay waayadaan ee dadka ajnabiga ah ay ka hadlayeen Soomaaliya kii iigu macquulsanaa, run ahaantiina waxaan oran karaa dadka arrimaha Soomaaliya u dhuundaloola waa inay labadan nin wax ka qaataan.
Hadalkooda ayaa ku fadhiyay micno weyn waase haddii laga akhrisanayo.
Daawo waraysigan, wuxuu ku baxayaa Ingriis hadaadan aqoon qof kuu fasira fadlan raadi waa muhiim inaad fikradahan maqasho, noo sheeg waxay kula tahay.
waraysigu wuxuu si toos ah u bilaabanayaa ( 3:38 )