Gabay: BISMILLAHI EEBOOW – C. X. YAM YAM (VIDEO)

Posted on Mar 15 2010 - 10:48pm by News Desk
Tweet
Pin It

yam yamMaansadan ayaa waxaa tiriyay Abwaankii caanka ahaa AUN C/qaadir Xirsi Yam Yam.

Ereyada tixdan ku jira waxaa ka mid ah: Bismillahi Eeboow, Alraxmaani Eeboow, Alraxiimi Eeboow, Subxaana Allah Eeboow, Alxamdu Lillah Eeboow, A llahu akbar Eeboow,  aduunyada dhamaanteed ifka kii dhisoow Eeboow, Axad kaliya Eeboow, uumiyaa khalqoow Eeboow, Kii aan la dhalin Eeboow, Isna aan wax dhalin Eeboow, Hooyo iyo adeer iyo kaan aabe qabin Eeboow, Boqorkii ifkow Eeboow, Kii Aakhirana Eeboow…..

Daawo: