Tartanka quruxda gabdhaha carabta ee loo yaqaan “Miss Arab World” oo sanadkan ka dhacayay dalka Masar ayaa waxaa ka qeyb galay gabar Soomaaliyeed.
Tartankan oo ay kasoo qeyb galeen 17 wadan oo carbeed ayaa lagu qabtay magaalada Qaahira, waxaana lagu caleema saaray gabartii ugu quruxda badnayd iyadoo loo eegayay siyaabo fara badan oo ay ka mid yihiin midabka, jirka iyo siyaabo kale.
Laakiin waxa cajabiyay dad badani waxay ahayd gabartii Soomaaliyeed ee tartanka ku jirtay oo qabtay dharka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed taasoo oo ay dadkoo dhammi u riyaaqeen ayna isla markaas ka heleen siday u ekeyd gabartan.
Tartankan ayaa waxaa ku guulaysatay gabar u dhalatay wadanka Sucuudiga, laguna caleemo saaray halkaas.
Daawo Sawirada:
She’s beautiful but she shouldn’t expose herself like that. Her outfit is soo tight on her she looks like she can’t breath. Lord have mercy.
manshallah waan ku farxsan ahay gabdha somaliyeed allah ya baric
Maasha alaah waxaan ku faraxsanahay inaynan dhaqankeedii ka tagin ooy nan is qaawin “THANK YOU”she is beuatiful inside and outside nooloow weligaa.
yaab in la dilo ey ila tahy xeey tahy saan dhaqanki o lag tagy maa faan noqday dhaxyarey in ladhaho mey rabtaa xow taraa xijaabkeeda an waa yaabee.> by wiil somalida jacel iyo gabdhaheena fiican
waxey ila tahay gabrtaan ma xuma lakin wxaaa ila fiicneed in eysan ka qeybgalin tar tankaan aydo jacel dhaqnkeda somaliya iyo keeda diinta xijaabka waa in la dhaworaa ma aha in ninman la hor istaago hadana la dhaho wa xijabanahay.. si walba gabrtaan yaan la dhereynin………
MAAAASHAAALLAAAAAAAAAAAH HOW BEAUTIFULL SHE IS .
ISMAANEY QAAWIN WANA UUGU WADA QURUX BADANTAHAY.
ALLAH YA BAARIK
VERY PROUD OF MY BEUTIFULL SOMALI SISTER.TO ME YOU ARE WINNER..
@ safiya, they’re pretty much wearing the same clothes, shes not the only one who looks like she cant breath, i feel bad for tunisia.
As/a Waan idin wada slaamay dhamaan dadweymaha soomaali yeed tan kale waxaan u hambalyeenaa walaashey soomaali yeed waxaanna lee yahay MAASHA ALLAAH Sidaas iyo sika fiica insha allaah
JAWAAB TANNA WAXAA IS KALEH ( SOFIA )YOU ARE JALOUS AAD IYO AAD AYAAN UUGA XUMAHAY YOU CANT BE LIKE HER SHE IS BEAUTIFUL THAN YOU I AM SURE
carab luguye?! soomaali are soo brainwashed in theses times
WAXAN HALKAN KAA LEYAHAY GABARTA SOMALIYED EE KA QEBGASHAY TARTANKA EE SIDI QURUXDABAAN EY U ASTURNEYD WAXAN LEYAHAY MASHAA ALAAH ABAAYO
waxan leyahay mashaa alaaaaaa xaga asturnaanta ee gabarta isuku magacawday weyna u qalanta runt masha alah lakin waxan aminsanahay in lagaexday runti lakin dhibmalahan wayo somaliyo dhan babosidan lo dhiba lakin tariqdaxusi donto abayo sidan ogahay waxad gasha tariqdo somaliyo na waxad ka gashay baal dahab ok
walaahay gabadhan somlaiyeed aad bay ugurxbadantahay lakin carabi waxba inooma ogala
hi am so interesting that girl cos i never seen abeautifull agirl like that
Scwrwb Aqyaarta waxaan halkaan uga diraya Qalanjada soomaliYeed oo Masraxa lasoo kortay 15 gabdhood oo muslim ah kuli madax qaawan iyana ay qamaar wadato…kizz sis proud of u really go go go go go to All my somali sistas (((((SafiYo)))sugar stop Hating ahahah kaftan waaye walashis…………..Peace All
sofiya waa kaa jajaban tahay hadii aaden gaari karin iska dhaaf hadii ay qaawanaan lahayd ayaad amaani lahay adigoo kale waala yaqaan gabadha ka har niyada ha ka jabin.
waa ay asturan tahay…
maansha allah waa cajiib sida fiican ee ay isku asturtay good so
wow so good fan one
masha.laah macaanto habalyo aad ayaan ugu farxey sida quruxda badan oo aad isku asturtey qaar badan ayaad dhaantaa.
you a the most outstanding of all the contest.keep up your good work.sky is the limit.
Walaalo waan ku farax sanahay in aad quruxda uga qayb qaadatay wadankaada.
waxaan kaloo oran lahaa gabdhahan yar-yar ee Soomaalida ah ” Hadii aadan wax wanaagsan ku hadleyn waxba ha oran” ” Af daboolan waa dahab”
Dumar ahaan hadii aydaan is caawinin oo aadan is kaashan yaa kuu hiilinaya?
Teeda kale markii aan wax aan weyno ka hadalno maxaa labiska looga hadlaa?
Gabadhan waa inan yar oo dal qalaad joogta, hadana wixii ay jeceshahay oo hamigeeda siiyay sameynaysa. She went after her dreams, So what is wrong with that?
Gabadhan waa gabadh aad u qurux badan oo siman. Be your sister’s keeper, she is not your enemy, all right.
Intaas baan ididn lee yahay shalinyarooy.
asturaad baad kuwaalateen war dad nool baan dilnaa gabar is arturtay iyo mid is asturiwayday maxaad wax wayn oga dhigtaan
cabdi yeo wuxuu leeyahay xaytahay
maxay ahaan lahayd waa gabar somaliyeed oo sharaf leh waana run oo wau dexyartahay
intaas waa jawaab tankale waa in aynu run isu sheegnaa gabdha somaliyeed soo kuwa doomaha la soo saaro ma ahan ee meel walbo ku dayacan
qaarna imaaraadka iska tuuranyihiin ayagoo bilaa camal sxb asturnaanto waa muhiim lakiin danbiyo kawaaween
mansha allaah. aad ayaan ola dhacay gabadhan quruxdeeda iyo habada ka muuqata
mida kale iyadoon timeheeda qaawin ayay ugu qurux badan tahay qagdhaha
dhaqankaaga iyo diintaadu waa qurux dheeraad ah
thank you miss somali
ascwrx aad ayaan idin salamay walalayaa dhamantiin bacda salan waxaan ada u sii salamayaa gabarta somaliyed oo magaca somaliyeed kor iqaaday oo kalaintii somali nimoda buuxisay oo magacii somaliyeed dhulka kaqaaday aad ayaan kugu hanbalyeynayaa abaayo aad ayaan taas ugu mahadsanatahay somaliya waxaa ugashay kalin muhiim ah abayo waxa tahay muwadinad aan wadan lahayn ee ilohow wadankeena nabad nooga dhig adigana ilahay shartaa noo yeshay alaha ku sharfo abayp
poor gal! she enetered the wrong comp…someone ought to direct her to the African beauty contest! she might have bn in with a chance then and not the laughing stock of the comp! when are sad Somalis gna realise U R BLK AFRICANS, say it again in case anyone missed it: SOMALIS ARE BLACK AFRICANS!!!!
as ar ab waan ku salamay safiya xaraggo sida quruxda badan ee diinta ku saabsan ee aad uga dghex muuqato hablaha carbed waana ku mahadsan tahat weligaa astur safiyaaaaaaaaaaaaa
hey! poor girl may god have mercy on you. where did you left your religion and tradition when you participate beauty contest………….i pray for you to get guidance from the almighty ALLAH (SW).
masha alah, she is the only one wearing hijab have you guys noticed?
ascl/to miss london and miss safia baby sisters let me tell you some info that lady is one of your somalian sisters and to me shes not bland or stuped she doing what any beutifule that knows she get it lesse be hunest you would of if you know that your beutifuleand have the corege to do the you would of and that is evrey littile gile is dream to be ohh me i whant to be miss this and that,londoey i dont think she’s bland or egnorent she know ‘s that she’s from africa or somalia but you need to relies that somalia is bart of JAMACATUL CARAB ,i dont know if you know it or not but you should of know that ,and now to miss safia i dont know where you looking at but dont you see that she’s only and only that is wearing masar or qamaar scarf ,ladies please tell me something alse that i dont know or see that you ladies know or see… kana raali ahaada hadaad khalad u fahanteen sisters,thank you very much.
Waxaan halkaan kaslaamaya gabadha walasheyda soomaaliyeed ah ee tartankan ka qayb gashay hambalyo waxaana hubaa in ay ahayd gabashii ugu quruxda badneyd
ayagu ha haqiraan laakiin anaga si adag uqireyna quruxda walaasheena soomaaliyeed
edebteeda xataa nadaxa wuu udaboolna
mashaallaah soo bar baar
woow she so Beautiful
Here is what I see when I look at the picture. All the girls (except Somali girl) have the same skin color, all the girls have similar hair, not nappy like our Somali sister, and they all speak the same language, except our Somali sister. Do you see where I am going with this? The Sudanese people are dark like Somalis but they speak Arabic. Yemenis and a bunch of other Arab countries are somewhat dark but they all speak Arabic. We Somalis look and speak different. We have nothing in common with the rest of the Arab world. By the way, bajaqda soomaalida is hot!
hi somalis you need to realise you are as dark as the rest of africa and we are not arabs siad bare but as there 1970 so you need to participate the african contest like my other fellow londener point it out finally you are black wake up ” unless you bleach your self you are black as for hijab you killing innosent people day in day out if you are seroius start breaching yourself for god sake.
wey qurux badan tahay, laakin yeysan quruxdani noqon mid gabadhu lagu sii dhumiyo oo maskaxdeeda meel diinteeda iyo dhaqankeeda ka fog loo jeediyo..
Kollayba waan u hambalyeenayaa inkastoo aan aaminsanahay in quruxdu bani’aadunku uusan ka koobneyn quruxdu wejiga amd jirka oo kaliye balse Dabeecada iyo habka uu qofka u fekerayo ay qayb aad u weyn ka ciyaarto quruxda.
my best regards to all of U
walaale aad bad umahad santahay inkastoo dagaalada sokeeye iyo qabyaaladu nahabsaamisay waxwalba oo aduunka kadhaca soomaaliya ayaa kaalinta koobaad qaadan lahayd adiguna aad ayaad ogumahad santahay sidaad dhaqan keena umatashay iyo sharafta islaam ka haka niyad jabin kasoo qaybgal tartanka danbe. I am saying to you more than well come.
I am really proud of my somali sister, the only that covered herself. Black is Beautiful.
maansha allah walaashayda somaliyeed you did good job ALLAHA ku xafido abayo
ABDULQADIR- my point was not one of political affliation. Isreal takes part in the European world cup but that does not make Isrealis Europeans! Political organisations are not forged simply on race/ ethnicity but rather on ideology.
My point is and remains that Somalis are Africans NOT Arabs.
OUTSPOKEN- my sentiments echoes yours. Thank u for being outspoken:)
Qofkii isku daya in uu dad aduunka la tartamo waxaa meel u fadhiya kuwo aan meel gaarayn in ay dad caayaan maahee. Soomaali waxaa hormari kara ninkii somali ka dhexbaxa ama aan meel la dagin. Somali haday dhaqan iyo diin leedahay wadankeeda saas ma ahaadeen iyagii sheeganaaya dad isku af isku dhaqan isku diin isku midab.
Mashaa Allaaaaah Aad iyeey u qurxbadantahy, waana ugu habalyeenaa ka qeyb qaadasha ay ka gasha iyadoo wadata Magaca Soomaaliyeed,
waxaan rabaa i aan u gaado ani goo ah wiil soomaliyeed ku na faraxsan ga badha soomaliyeed ee ka qeebgashay miss arab world in laqabo iyo in kale waxaan joogaa dalka marekanka gaar ahaan minnesota
masha allah walaasha waan ku hambalyeenaa runtii waan ku farxay wax kaleto oo aad ugu farxay sida aad ulabisaneed waxaan ilaahay kagabaryaa in aad noloshaada ku waarto najaax aan dhamaan aamiin yaa casiisa
masha alaah.
waxan halkan ugu hanbalyeenayaa gabadha soomaaliyeed oo ka qeyb gashay miss arab.
waxaan leeyahay oo guuriyo.
in laguulesto muhiim ma ahan waa muhiim ah in aad maanta dunida ma muuqano o calankeenii iyo magaceenii wali sii muqdo aniga maanta 20 sano in ka badan dowlad la an nahay .
waxan ku dhihi lahay abaayo qoomiyad burburtay ayaad wali sii muujinesaa mahadsanid.
maadaama aad magac soomaaliyeed matashay waa in laguu mahad celshaa ee ma mudnid in lagu caayo , cayna kuma kartobo macanto ka seexo taas.
hool dowlad leedahay ayaa dhabarka uxiratay mahadsanid.
( diraca ayaa idilay mashaa alaaah )
asc wrwb anigu waan ka soo hor jeedaa gabar islaamah oo tiri qurux ayaan kutar tamayaa quruxda sideeduba waaxishoodka hadaanad xishoonin qurux malihid markaa gabar soo istaagtay mash raxa oo tiri waxaan ka qayb galayaa quruxda dumarka taasi waxaan umalaynayaa inay tahay mid xayadii tuurtay asc wrwb
maasha allaah xayakalaah waxaan aamin sanahay in aytahay nomber one she so pretty dear sister go ahead not disprate u will secceed
manshalaah gabaadha somaliyeed oo astuuraan waxan sa jeceel nahaay anaag dhaaqan uma lihiin in aan ku hoor taartano ama aan istaagno raag ajnaabi ah ama meel facshiira ee wa inaan astuurnaana lakiin hada waxan dareemi karaana in wax kasa naag suurta gaaasho ma xumaan taasi wa sida al shaabaab oo kalo oo daadka dila marka hadii wadaad daadka dil oo yimaad anaagane ianaan hdaarka xayeesiino wa iska caadi ha la yaabiin gab dhaaha somaliyeed
A/w Mansha-allah i know she is the winner of this contest BUT MY CONCERNED IS, IS A BEAUTY OF A MUSLIMAH EXPOSED TO WORLD NOT HARAM?. This is how the non-muslims brain washed our youngster and pls do not assume all ARABS ARE MUSLIMS. On the other hand abayo you are better than a lot of young Somali girls of nowadays how they dress and i am encouraging you to be the best and never repeat this and repent to your creator the AL-MIGHTY ALLAH. We live in this world in a very short time.SAME GOES FOR ALL OF US. MAY ALLAH FORGIVE OUR PAST, PRESENT AND FUTURE SINS. AMEEN
maasha allah aad ayaan ugu faraxsanahay gabadha somaliyeed oo tartanka ka qeeb gashay
mashaa allaah gabar somali oo kaligeed ka’asturan all gabdhaha meesha ku tartamaya
maa shaa allaah againe walaashiis illaahey hakuu naxariisto magaca miss somali balse waxaan kugu wacyagalinayaa in aad gurigaaga ku asturnaato waayo hadii aad quruxbadan tahay iyo hadii aad foolxun tahay mar hadii aad miiska imaatid waxaan cey aheyn iyo il bili aadan oo aad kahelaysid majiraan caro illaaheyna waa kuu dheer tahay iyo sheydaan kuu qurxiya inta xun inshaa kuu sheegaayana waxaan kaqaadan kartaa qoraalada meesha quran hada magac waad metashey laakiin masaajidka iska gal walaashiid thank you
igana raali ohow qoraalkeyga hadii aad qalad u’aragtid
i am pround of my somalia sis, she the only one the s wearing xijab,i hope she wines the challenge.
Somalis are Arabs are were the arabs descent from and plieve or not ? we are Peoud Arabs…………….leave us alone you Gaal gaalku dhalay, ninkii yiraahda soomali carab maaha Gaaluu u riixayaa ee hala ogaaado.
gabadha malaqabaaaaaaaaa waxaan ahay wiil soo aa liyeed oo guur doon ah joogana qorbaha
Arab somali: you’re just brainwashed walaal! you’re so confused you cannot even make the difference between arab and muslim! waxaa tahay daanyeer carab isa mooday
waa idin wada salaamey aqyaarta
waxaan uhambalyeena gabadha soomaaliyeed ee magaca soomaaliyeed
kor uqaadey laakin aniga fikrad ahaan waan kasoo horjeedaa
in qurux eebo kusiiyey lagu tartamo
maxaa yeelay diinteena maqabto sidaas
gabadha hadeey qurxoontahay iyo hadii kaleba
waxaa wanaagsan ineey gurigeeda ku asturnaato
waxaad kagaran kartaa hada magac waad heshay tii aaqirana wee kuu dheertahay gafitaankeeda ama kaqaado caayda dadka
dee ka raali noqo dee hadaad hadalkeyga si qaldan aa ufasiratey ama ku yara wareertey
deeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee now
Wallahi not only did i think this was absolutely haraam, what made me sooo cheerful , was to see that the only person wearing a hijab was a somali women!!!
waaaaaaaaaaaw masha allah waan kahelay wlhi gabadhaan soomaaliyeed ee quruxda badan, waxeyba balaayo kudhigtay qamaar ayeey wadataa kaligeed kuwa kale dhmaan waa iska dhigeen iyaga oo sheeganaya gabdho carbeed sidoo kale waxay wadataa hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
wow, maansha allaah, tumun cusba indhaha la idiinkaga shub. ka jeesta waa xaaskeygee.
she didn’t tell me about this. not bad, I think she thought I will reject if she let me know.
ugu horayn waan salamaya gabadha soomaliyeed. ka didbe waxaan ugu hambalyeynayaa kalinta ay buuxisay ayad oo anan cid uxilsarin ama an faido gaar ah ka helayn.
balse waxay ka faaidikataa sharaf gar ahan oo ay siinayan daka soomalida kuwoowada wax garadka ah.
waxaan ku leeyahay siiwad inta aad ka awoodo walal .
waxaad xaq uleedahay inad hesho qiimayn tan ugu wanagsan. waxaan leeyahay gabdhaha kale ee soomalida ah haku daydeen hana muujiyeen firfircooni iyo waliba quruxdooda soomalinimo oo eebbe haybad usiiyayay.
dhaman markale waxaan salamaya dadka jecel soomalinimada iyo waliba sharfata wadankeena ahna wadaniyiin.
maashaa allaah waa wax aad loogu farxo gabadha muslinmadda ah ee soomaaliyeed waxaa kaaga daran quruxda eebe siiyey mida ay ku xijaaban tahay oo diinteeda ay u ilaalisay madaxeeda u asturan yahay sidas ayeyba ahayd in lambar one lagu siiyo maashaa allaah
for your information we are not arab you arab lovin moron!!!! we are somalian which means we are african. if you like being arab so much then drob dead. you are so stupid. i have never seen a somali perso who is that stupid.
to( Arab somali)
waxan si aad ah ugu farxay gabar somaliyed oo si sharafleh u asturan madama ay jogto dhul galo ah waliba kuwii carbta sheganayay ay is soo qawiyen waxan leyahay sharaf ayaa alle ku siyay waxadne umada somaliyed u soo hoysay sharaf
ma shalalah absoletly fantastic way ku mahadsantahay gabadhas dadalka ay samaysay thanks wana u mahad celinaa
Naag futadeeda iyo naaskeda iyo dhexdeeda la cabiraayo kabacdina, carab uraayo basal ka uraayo farta intuu ugu yeero ku dhahayo “nayaa caawa guskeyga ma dhuuqeysa, waxan ku siinayaa lacag iyo dahab”… Naag model ah is just another way of saying “legal prostitute”
Ama Sharmuuto sharci wadata..
Naagtan somalida ah, hadey somalinimo ugu tartameyso, xag aqoon, ma ceebey lahan laheyd. Laakin farta kor intey u taagtay bay dhahday “war heedhe siilkeyga meequ ayuu jooga”… habenkey meshas soo istagtayna siilkeda beec ayuu yeshay.
Kuwa loser yaada ah oo meshan kuso qorayo Somali waa carab. Widii ninka carabka ah oo cabdi kugu yeerayo, bal inuu ADIGA kuu arko carab. Hoyada iyo tii idin dhashay wasa caqli xumaa.
Somali hada tahay nin afrikan ah oo midab iyo muqaalba ugu eg dadka african ah baa tahay. Be proud of that you fucking losers grrrrrrr.. just makes so fucking mad.
Anyway that is all i had to say. “Sharmuuto sharci wadato”.
did you notice she was the only one with xijaaab. somalis are not arabs that is for sure
salaan qaali ah oo xiiso badan iga hooda akhyaarta runtii saad ooga hesheen aan ooga helay qurbahana waan wada joognaa.
mid inaan lasocono waa loo baahan yahay oo xusuusin badan gabdhaha soomaaliyeed ayey uwada qurux badan yihiin fara kululna waa lagu hayaa xagga ajnabiga wiil walboo xaafaddiina imissa hablood ayaa kasoo toosa weysan xidhan dharkaa quruxda badan ee xoogaa waxey isu yara ekeysiiyaan ajaanibta waxaasu in laga soo qabto waa loo bahan yahay kuwa wanaagsana sidaad sheegeysaan xalaasha la mariyo waa loo baahan yahay oo aanan la xumeyn hadey xumaan layimaadaana loogu dulqaato .
ayagoo qurxoon udgoon nadaafadda sidaa si la mid ha,u deyma la,aanina ,
waana mahad san tihiin akhyaarta wanaags jecelooooooooow
marka aad wax qoreyso diidmo iyo tageeridba fikirkada hadelkiisa wanaaji
dadka qaar runti waxa ay ku hadlayaan waxaad isleedahay qofkan ma waalanyahay mise waxan doqonimo iyo caqli xumo ayey ka tahay.
Asc wrb waan ku salaamay walaasheyda qaaliga ah waxaad muu jisay magaceenii lumay amba la hilmaamay quruxdii rabigay kuugu hibeeyay iyo waliba islaanimadeena aan ku faano waan kuu mahad celinaa 100/100 insha allaah inta dhiman allaa kula garab galaa ee muuji islaanimada waligaa ha iska dhigin xijaabka waan kuu baraan buraa ee dhageyso macan to waa duco iyo xijaab cusbur habeen soo baxdiyo ubax maalin timid ilaahoow afka aadame caano kaaga yeel ilaahoow yuudooda yaasiinka kaaga ood irida yaasiinkaan kaaga dhigey xijaab ilaahey idinkiisa hoowshaada tii abshir ah baay umaaaaaaac
why on earth would you talk that language Mr Qarboobe, do you even know what you wrote in a public readers, please mind your language and feel shame of your self . Leave alone the name of the precious gift that God has given us and you come through it
freedom of expresion in action. well done boys and girls. waxaa la rabay inay timaheeda oo afro ah sii deyso, sida naagaha xabashida, si loo arko in carabtu noocyo badan tahay.
hi waa ku salamay marka hore sis inkasto aan arab ahayn oo nahay africa don say arab pls waa ku salama waa na mahadasabtahay da dalkaga sii wad qarboob waxaa filaa in uu yahay mid aad hada ka hor ku dadisay
somalis are not arabs don`t you all see that or you all are blind, we are africans and we are abassine and at last “you all are niggro and a arab went like you either so you all stay black and stay somal…peace 2 you all i love somal and they are my family.
asc,ayanle walal we are neither arabs nor abassins,we are product of both, that is why we are different both of the two parts.yet have similarities.the land of ethopia use to be called abasiniya,during the life time of prophet maxamed S.A.W.he send muhajirin to ethopia and the xabish existed as early as 1431 years ago.since that time arabs use to come to north east of africa intermaried with abbasins and settled horn of africa,they use to come with the moonsoon trade,that is when the somali language come to existance as result of interction b/w the two parties.even you can look we are the only people who can pronouce the alpha bets X,KH,C,Q,AFTER ARABS.why all other muslim world have difficult with these yet we have them in our language?even persians they cant say c.
somali was the fisrt language that alif waxmaale was translated to.the reason was it was easy such that all arabic alpha bet was found in somali language.and up to today all other muslim world learn the quran and have alif in the arabic version pronounciation.because of their alphabeticals in their language does nt crospond to that of arabs.again why only somalis and arabs cn nt diffrenciate p and b?now am nt sayin we arabs but we have relationship with them such that we are different from them yet have similarities.i knw some of you will even say ahmed guray s somali man.that s hw mes we are.
aad ayaan ugu farxay tartanka gabadha somaiyeed ha nooaato ayaan eehyahay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
walaahi horta ani wexee iilatahay inee gabartaan yartahay oo waxba kala ogeen ee fadlan cambaareenta faraha badan halaga daayo..
we re africans and we are proud to be africans, we have nothing to with arabs when it cames ethnic….correct ur self u sick mentaly lame poeple who are claiming arabs.
Asalamu caleykum wr wb all, bacda salaam, we not arabs, and we are arabs, you know wat am talking.
do u know afkeena somaliga ah, in badankiis uu carabic ku jiro.
do u know that our second language is arabic.
marka we are half arabs, that is wat am talking, and we are broud to be Arabs.
Do u know who is from arabs, OUR PROPHET MOHAMED SCW, so u ediot, oo meel uga dhacayo carabta, markaad carab in aad wax ka sheegto damacdo, bal soo xasuuso, NABIGEENA SUUBANAA MOHAMED SCW.
lakinse hadee marki horeba hadii ahayd, ma tukade, waxaas waxbo kama galin.
waxkastoo carabta yahiin ama nagu sameeyan, we love them, and we are one of them.
wowow this is great
somali is back
baby im back
somali back 2 the world
be part of da world
asc, gabadha somaliyeed wa u hambalyeyn, ilaahayna hakaa cafiyo hadii dambi kugu sugna kolay mesha adaa ugu quruxbadan, mida kale Somali ma CARAB ba mise maaha maxa loogu murmayaa, Qabiil cudud iyo tiroba ku leh somalia sow lama oga inay Carab ka soo jeedaan. marka u daaya dad baa ka soo jeeda, hadaydaan idin ku ogolayn oo aad Africa ka soo jeedaan
asc sideedaba soomaali maxay xumaanlee ugu jeedaan waad ogtihiin soomaaliya inay ku taalo geeska afrika waana ku faraxsanahay inaan afrikaan nahay maxaad isugu riixee waxaadna ahay carabtase gaal iyo muslin ayleedahay sow ma,ogid marka viva afrika waakaas anagaa ka quruxbadan maansha allaah viiva soomaaliya
Asalaamu calaykum dhamaantiin meelkastaad joogtaan iyo wakhtigastaad ku jirtan Soomaliyeey waan idin salaamay, si kal iyo laab ah ayaan ugu farxay gabadha soomaaliyeed ee sida sharafta iyo maamuska leh kaka dhexmuuqta qoomiyadaha kale. Runtii waxaan qabaa rayigayga inay ka qurux badan tahay dumarka meesha iskuku yimid. Waxaan aad kaka helay siday hidaha iyo dhaqankeeda iyo isirkeeda umuujisay oo ay ugu faraxsantahay. Markaad eegtid waxaad dareemaysaa inay soomalidu ay yihiin dad aad u quruxbadan guud ahaan markii loo barbar dhigo mushtamaca kale. Waxaan oran karaa tan in ay tahay guul u soohoyatay Soomali, wayna mahadsantahay walaalshayn, oo markii dumarkii reer Carbeed ay is qaawiyeen sida xushmada le isku dabooshay, runtii taas waxaad ku mutaysatay taageera badan, ee halkaas nooka siiwad.
Salan kadib waan ka helay gabdhan waxaan aaana joogaa somalia ee diyaar ma utahay inaan guursado aniga oo somalia jooga ?
hello ppl im so proud of her kip it up and i think she is isaaq cuz they are so prety mashaAllah ilahy hkusoosiyaadieyo
Masha Allah gabadhaan wa gabar add uqurux badan, oo eedeb badan xagee joogtaa yaa iisheegi karo. way way tan waa guursan laha il nool nool way i dhali laheed. wallaal nin shaqeesto yaan oo MN USA dagan xagee joogtaa aan sponsor kuu soo direeeeeeeeeeeeee KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK what lovely girl
Asc wr wb
gabadhu waa maasha ALLAAH u fiirsada xata wexey ka qurux badantahay gabdha la safan ee carabta ah weyna ka wada jir iyo dherer iyo quruxba maasha ALLAAh waxaa u sii dheer timaheeda o ay dabooshe kuwa kale wexeyba uga qaade timaha ay daboshe sharafta ayey ilalise wey ka wadata maybe carabtu xata wey la yaben caadi ma aa gabadhu ana waan dhihi laha wan raba laakin nin walbo aya haweesanaayo ma rabo marka raga kale ayaan u daaye laakin muhiimadau waa in aan ogada in ay walshey tahay Asc wr wb
war kuwani waxey isku sheegayaan Muslin hadana gabdhahii ayey intey xijaab ka ak dhigeen ayey jirkooda iyo cowradooda aay ku qiimeynayaan oo ay leeyihin gabadha ugu qurux badan carabta, nacala tulaa caleykan carab qaniis.
Sidaan Islaanimada wee ka fogtahay billah caleekum ..Miss this and that….what is that? Arn’t we MOSLIMs?!!……. ppl come one dont think only “oh yeah she is a Somalian girl’ MAN this is what they wanna it (KUFFAaR) to see a MOSLIM Girls like this.
Anyways FEAR ALLAH and dont support them.
Wasalamu Aleykum.
horta in wax leeys weeydiiyaa maxumee gabar real muslim ah ineey dhoor boqol oo qof lahor mar martaa dhar sas ugu dhagan diinta masheegeeysaa
Hableheeni qaaliga ahaa way qayirayaane
Quruxdiyo xishood kii diloo fool xumaw qorane
Ceebay u qayb sheen durbaba duul qaduuc yaahe
Qodobada raqiis kaa intaan qiilku dhiganayno
Qolodeen galaa iyo hayb kuqoob joogno
Qarbigiyo nasaarada intaad qado kadhaw rayno
Anaa kaa qabwayn iyo qabiil iyo ragkale lagu qamaa mayo
Inaad sharaf dhac wada qaadateen baad qadariseene
Haday ceebu duul qaban lahayd waw qamaan taane
Waxaad idinku qurux mooday saan qaran jab wee yaane
Qosol baad ilkaha muujiseen una qushuuc deene
Alaylee qisaas too naftiin qool bad galiseene
Jirkiinii laqaawinahayaad qurux kusheeg teene
Qabribaydin sugi waxad fasheen qolyinan soomaali
To GaaDuuR
Waa gaf iyo doqonimo waxaad sheegaysaa waxaana laga dhadhansan karaa hadalkaaga inaad inan taada saasookale lajeclaan lahayd taasina waa sifaadka lagu yaqaan ninmanka dayuusiintaa ee diin laawa yaashaa hadana waxaanba lasii yaabay hadalkasta waxaad kadambaysiinaysaa maashaa alaah ood moodo inaad macsi aad rabigaa gadaysid taasi kaa gadmimayso waayo ilaahay waadayib waxaan dayib ahayna maba aqbalo gabadh soomaaliyeed oo meel maxfala inta lasoo marsiiyey shayaadiin daawanayso inaad tiraa maaaaaaaaaaaaashaaaaaaaalaah taasi waa isburinaysaa waana hadal xun oon haboonayn inuu kuhadlo nin ilaahay rajo kaqaba waxaad kuraali tahay waxa meesha kadhacay sharcigana waa isku mid qofka macsida kudhacay iyo kii aan joogin laakiin uga raali ah waxaanse filayaa umaba aragtid inay meesha balo kadhacday hadalkaa wuxuu waano uyahay adiga iyo,wixii qaba fikarka aad qabto rabi waydin maqlayaa oo idin arkaa qalbigiiinana wuu ogyahay waxa ku aasan
Waxaan QARBOOBE u sheegayaa in uu xishoodo, .
Luqadda uu ku hadlayo waxaad moodaa in uu ku dhexnoolaa Gole SHARMUUTOOYIN.
War xishood oo wax iskula har.
waan idin salaamay walaalaha soomaaliyeed eeka falanqooday gabadha soomaaliyeed, hadaan kahadlo fikradayda soomaaliya dhukeedu waxa uuku yaalaa afrika waxa aaka tirsanahay ama aduunka nagu tiriyaa eastafrica sidaad wada ogtihiina jaamacatul carab waan ka tirsanahay oo kursi ayaan kuleenahay diina waan wadaagnaa waana waxa aanku nahay carab walaalo muslim ah,,
bismilah iwas just wondering the people who say that we are arabs come on somali u all now were black and african even u now that we and arabs are difrent colour just one thing muslim only our religion people dont ever forget that were africans love africa vivia africa h
Waxaa Nasiib dara ah in aay dad ugu yeraaan dhabadhaas in aay wax fiican samaysay lakiin waa gogol dhig la rabo in Diinteeda iyo dhaqankeeda lagaga soo saaro iyago ku Andacoonaya Waxaad tahay TOP MODEL rer galbeedku muslimiinta waxaay u adeegsadaaan muslim diciiif ah oo la iska wadan karo marka DADka dhahaaya waxaay gaadhay gabadhaasi Scale Sare Ma gaadhine maanta ayey HOOGTAY oo gurigeedii iyo diinteedii iyo dhaqankeedii la rabaa in lagaga soo saaro Khiyaali ama Humaaad aanan waxba ka jirin
Haykal
masha alaah lolita cali ilaah ha ku deesto magaca soomaali ayaa gor u qaaday mar kale masha alaah
DHageysta……….inta ka heshay gabadhan waxa ay sameysay waad mahadsantihiin……………….lakiin inta layaabtay ama caysan aan wax u sheegaya aniga oo kamid gabdhaha barnaamijkaas qaban qaabiyay, marka aad rabtiin in aad wax ka hadashaan horta baaro barnaamijka iyo waxa uu ku saabsanyahay, shoog aad qabtaan iska yareeya oo ku farxa gabar mataleysa wadankaaga isla markaasna xijaaban.
barnaamijka saad moodan ma ahan oo qaabka aad reer galbeydka ku taqaneyn oo qofka la qaawinayo ma ahan, gabadhu waa gabar muslimad ah oo Jaamacd Azhar dhigata……………….saaaaaas ogaada.
what ever we are somali or oromo marna raali kama nihin in gabdhaheene laqaawiyo coz waxooda only belongs to us….. i like our ladies …….. big hug and thousands of kissis all somali girls.
Walahay waxaa wax laga xumaado ah inay qof madow oo jinsiyada Somaliyeed ama tan Africkan sheeganaya magaca umad balladan oo Africana, haddana Arab quruxdeeda iyo qashkeeda ku biiraya.
Fadlan, sheego carab, balse hasheegan somaliyad, hana ismoodin. Iman, Hawo, yasmin, Wares, iyo kuwo baddan oo model ah ayaa kaa fiican see somali ba masheegtaano Cadaan kay is moodeen bay ku biireen balse adiga waaxaa tahay doqon dhusha ka madow hoosta ka jecel arabta basha qaydhiinka ku cunta.
Commentwaan ku farxay arinta gabadha lkn gabadhaasi yey mataleysaa ma qaranka sooomaaliya mise wadan kale?
waw caadi maaha walasheey maasha allah allaha kuu siyaadiyo
we love you sister
MashaAllah! quruxdeeda waxaa ka daran Akhlaakhdeeda. gabdhaha dhan waa muslim kaligeedaa ka asturan oo qamaar wadata.
The points should be we are somalian, but have you anyone notice that the somalia female is the only one cover and she appear to be the most pround and beatiful female. I am really pround of that female sis because how well she though and demonstrated being a muslim female is not difficult throughout the world especial in USA and being career woman. thank you sis to ur the most beatiful female among the female side you because you a female muslim by cover your pretty. thank you again
Manshalaah caada maha
runtii aad ayaan oogu farxay markii ann arkay inanta soomaliyeed oo asturan,sharaftii umada soomaaliyeed kor ayaa ay u qaaday , hablaha kalana waxaan leeyahay ALLEiimaanka hafamsiiyo, hambalyo ayaan kuleeyahay walaal
Runtii soomaalinimo ooguma hiilinahayo balse walaasheen meesha ayada unbaa kamuuqato,masha-allah.
notice miss Arab and the only one obeying Allah is the Somalian girl wearing her hijab. Arabs are the worse Muslims , not much better than Somalis these days but we are better. they do shit once outside there nation than any Muslim living in these western countries. no wonder they love America and hate fellow Muslim nations hypocrites being strayed by shaitan.