Fanaanadda da’da yar ee Ikraan Caraale ayaa soo saartay hees aad u macaan oo lagu magacaabo GAARSIIYA.
Ikraan Caraale ayaa ah hormuudka fanaaniinta da’da yar ee maalmahan la wareegay fanka Soomaalida. Ereyada heestan iyo videoga ayaa ah kuwo aadan marnaba ka xiiso dhacayn, waxaana ballan ah inaad dhowr jeer ku celceshan doonto, waa sida aniga igu dhacdaye.
Kala xiriir wixii cusub www.Bartamaha.com.
Codka macaan waa Fanaanada
Ikraam Maxamed Caraale
Musik waa Mustaf Karama
Farsamada Waa Cabdinaasir Cirro
inaabti igraan yar aad baad u codmacaabtahay maan sha alaah
heesaha badi inaabti isna ilaahi xaasidkaa baadane
weeeeeeeeeeey waxaas ayaa hees ah saas ayaa loo heesa ama waa layska dhaafaa
waaw waad ka modhay habo igraan dadka imaka yar yar ee hesa adiga iyo aniisa yar ayaan ka dhagaaystaa soo kurdhi heesaha si aan ugu raaxaysano afkaaga caano lagu qabay habaryar
abti igraan waad xarago heestay aad baan uga helay heesahaga abti laakiin islaaliyaa
heesahana badso dee waad hida socotaye sidaa u soco yaa abti HAMBALYO
asc waaaaaaaaaaaaaaaaaaw vivaa ikraaan caraaale habo aad baaan ko jeclney fankaaga sidaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaas baaaaaaaaaaaaaaaa loo heeesa ama wa layska dayaaaa vivaa heestan kulmye from ikraaaaaaaaan cod macaaaaaaaaaaaaaaaaan dawasho wacan http://www.youtube.com/watch?v=gEXXj1dDIok&feature=related
waaaaaaaaaaaw waxas baaaa hees ah ikraaaaaaaaaaaaan habo cod macaaan iyo qurx waad hystaa il iyu cawreyo la ooow viva ikraaan carale wadniyda somlilandr noolooooow 4ever
waxaa rabna heesti axmed naji tan heested mafiican
maaku qanciin oo daya hees somalia magaraten
soo daya heeso cusu magraten aha somalia