Dowladda Burundi oo Ciidan dheeri ah u soo wada Soomaaliya

Posted on Aug 16 2011 - 9:32am by Mogadishu Desk
Tweet
Pin It

Bujumbura (www.Bartamaha.com):-

Madaxweynaha ayaa yiri : “Wadamada kale ee balan qaaday in ay ciidan soo diraaayaan waa in ay soo diiran,waxa aan lee yahay oo aan ku celinayaa in aan diyaar u nahay nabad ku soo dabaalida Soomaaliya, Waxa aan diri doonaa Ciidan dheeri ah”. Ayuu yiri Nkurunziza.

Hadalka Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay mar uu Isniintii Shaley ku qaabilay xafiiskiisa madaxweynaha Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed,oo booqday dalka ku yaala Africada dhexe.

Burundian waxa ay kala bar ku deeqday Askarta AMISOM oo gaaraya ilaa 9000 oo ciidna kuwaas oo waardiyeeya dowladda KMG ah waxa ku wehliya dowladd Uganda.

Todobaadkii horre ayaa taliyaha ugu sareeysa Askarta AMISOM Major General Fred Mugisha waxa uu codsaday in 3,000 oo ciidan xoojin ah lagu soo kordhiyo ciidamada AMISOM ee jooga muqdisho ilaa December.

Baaqiisa ayaa waxa uu yimid ka dib markii Ururka Al-Shabaab oo xiriir dhow la leh al-Qaeda-ay iskaga baxeen meelo ka mid ah magaaladda muqdisho.

W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com

Wararka ka imamana magaaladda Bujumbura ee xarunta dalka Burundi ayaa waxa ay sheegayaan madaxweynaha dalkaas Pierre Nkurunziza in uu sheegay Isniintii in ay diyaar la yihiin ciidan dheeri ah oo ay soo kor dhinaayaan ciidamadda nabad ilaa linta Midowga Africa ee jooga Soomaaliya. Wararka ka imamana magaaladda Bujumbura ee xarunta dalka Burundi ayaa waxa ay sheegayaan madaxweynaha dalkaas Pierre Nkurunziza in uu sheegay Isniintii in ay diyaar la yihiin ciidan dheeri ah oo ay soo kor dhinaayaan ciidamadda nabad ilaa linta Midowga Africa ee jooga Soomaaliya.

9Bujumbura (www.Bartamaha.com):-