Dood furan oo Jimcadii October 9, 2009 laga baahiyey telefishanka Somali Media ee Minneapolis ayaa looga hadlay safarkii uu Sh. Shariif Sh. Axmed ku yimid magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis.
Waxyaabahii laga dooday waxaa ka mid ahaa badda Soomaaliya, carruurta/dhallinyarada aadey Soomaaliya iyo hadalkii madaxweynaha DFKMG ee ku saabsanaa masaajidda.
Dooda waxaa kale oo ka mid ah Sheikh Shariif intee in le’eg ayuu ka ogaa carruurta ka noqotay Maraykanka xilligii uu ka tirsanaa maxkamadihii islaamiga.
Daawo:
Part 1
Part 2
Part 3 [ HALKAN RIIX ]
Part 4 [ HALKAN RIIX ]
Part 5 [ HALKAN RIIX ]
A iiar and a hypocerate!
Designed by Kufaar!
May Allah’s wrath be on him
shariifka waa madaxweyna heena wanaaga halagu raaco wixii lagu taageeri karo ha lagu taageero naga daaya dhibka wadankii wala qaxooyaa waxyalaha mahiimka halaga fikiro wabilahi towfiiq.