Dhul gariir aad u xoog badan oo ku dul habsaday dalka Haiti (VIDEO)

Posted on Jan 13 2010 - 5:38am by News Desk
Tweet
Pin It

haiti gariirPORT-AU-PRINCE —  Dhul gariir aad u xoog badan ayaa wuxuu maanta galabnimadii ka dhacay wadanka Haiti.

Dhul gariirkan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa dhulka la simay guryo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Isbitaal dad fara badani ku jireen, Isbitaalkaasoo gabigiisuba isku dumay.

Hoos ka daawo Video ku tusinaya burburkii uu dhulgariirkani gaystay.