Channel 4 oo waraysi ka qaaday Madaxweynaha Soomaaliya (VIDEO)

Posted on Mar 10 2010 - 7:06am by News Desk
Tweet
Pin It

shiikh shariifBartamaha (London) Teleefishinka wadanka Ingiriiska ee la yiraahdo Channel 4 ayaa waraysi khaas ah ka qaaday Madaxweeynaha Soomaaliya Shiikh Shariif isagoo ku jooga booqasho dalka Ingiriiska.

Waraysigu wuxuu ku baxayaa Af Soomaali iyo Ingriis (Madaxweynuhu wuxuu ku jawabayaa Soomaali laakiin waraystaha ayaa Ingriis ku weydiina iyadoo uu turjume qolka kula jiro inkastoo aanan la arkayn)

Waraysiga waxaa qaaday Jonathan Rugman oo ah wariye u qaabilsan Channel 4 dhanka arrimaha dibadda.

Daawo:

____

Channel 4