R/wasaarihii here ee somaliya maxed cabdilahi maxed farmaajo oo madaxda dowlada ugu baaqay Iney wax ka badalaan hishiiskii kampallauu ku tilmaayay mid aan ka turjumeyn danaha shacabka Soomaaliyeed oo sheegay iney tahay mid lugu kal qeybinaayo umada soomaaliyed. Hadalkaan ayuu jeediyay xili uu xilka iska warejinaaya r/wasaarihii here md farmaajo isagow Codasaday in wax...Continue reading »
Category Archives: Wararka Maanta
Xildhibaan cusmaan xasan caato ayaa sheegay in dalka xoog lugu hesto isagoo shegay in shacabka Soomaaliyed laga fadhiyo iney ka dhiidhiyaan arintaasi. “Wuxuu si kulul u weeraray ciidamada shisheyaha ee inoo yimid iyo kuwa u shaqenaaya inaan iska Dhicino ayaa la donayaa wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dalka laga xureeyo cadowga heesta Xildhibaan Cato ayaa waxa uu...Continue reading »
Shir jaraa’id oo magaalada Muqdisho ay maanta wada jir ugu qabteen madaxweyanha dowladda kumeelgaarka, Shariif Sheekh Axmed iyo ra’iisal wasaare, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ra’iisal wasaaruhu kaga dhawaaqay inuu shaqada ka tegayo, isagoo qaddarinaya danaha ummadda Soomaaliyeed iyo waqtiga adag ee dalku marayo. Ra’iisal wasaaruhu waxaa uu...Continue reading »
maxbuus Maxkamada ayaa sheegtay in dadkaan afar bilood aay ku jireen xabsi ku yaala dalkaasi waxaana la sheegay inay doonayeen magan galyo siyaasadeed ama iney helaan aqoonsi qaxootinimo sida aay shegtay maxkamada dalka Malawi wexey maxkamada go.aamisay in la sii daato. Maxkamada dalka Malawi waxaa aay dadkaa ku eedeysay inay yihiin qaxooti aan sharci heysan oo gaaray...Continue reading »
C/llaahi cabdule magan oo ka mid ah xildhibanaada barlamaanka soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta muqdisho waxa uu sheegay in cadaadis ay ku sareyso r/wasaaraha xukuumada kmg Soomaaliya max,ed c/llaahi max,ed farmaajo inuu iska casilo xilka r/wasaaranima ay Soomaaliya . Kadib markii uu sheegay talyaha ugu sareeya ciidamada yungndha uu yimid magaalada muqdisho kulamana...Continue reading »
Kala fadhigaan maanta ay yesheyn mudanayaasha barlamanka kmg ayaa dooda inuu qeybiyo Loo doortay mooliid maacani max,ud ayaa noqday ninka ugu da,da weynaa sidaas ayaa qasabtay In laga dhigo inuu dooda qeybiyo fadhiga maanta ee barlamaanka Xildhibaan Mowliid Macaani Maxa,ud oo ahaa ninka loo dortay maanta inuu dooda maanta Qeybiya ayaa ugu horeyn ka hadlay hishiskii kampala...Continue reading »
Maxkadamada gobalka Banaadir ayaa maanta xukuntay ilaa lix ruux oo ajaaniib ahaa kuwaasi Aay dhawaan aay qabteen ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Dadkan oo tiradoodu gaareyso illaa lix ruux ayaa waxa ay la socdeen labo diyaaradood oo lacag Sidey dhowaana ay ciidamada dowlada KMG ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Ee magaalada Muqdisho. Xaashi...Continue reading »
Wiil dhalin yaro ah oo aay ururka al shabaab ku Eedeeyeen inuu jabsaday dukaan ayaa maanta ururkaasi waxa aay gacanta midig kaga gooyeen gudaha degmada afgooye ee gobalka shabeelaha hoose. Boqolaal dadweyne ah oo ay ururka alshabaab u yereen ayaa maanta isugu soo baxay goobta fagaaraaha ah oo xukunka ka dhacay waxaana goobta ay ku daawadeen qaabka gacanta loo jaraayay. Shacabkii...Continue reading »
Kulankaan waxaa maanta soo qaba qaabiyeen ururka isku taga dhalinyarada soomaaliyeed isla markaasna ay ka soo qey galeyn qeybaha kala duwan ey bulshadda waxaana gobjoog ka ahaa mudanayaal ka tirsan barlamaanka dowlada kmg soomaaliya ugu horeyn kulankaas waxaa ka hadlay c fitaax xasan cali oo ka mid ah masuulinta ururka isu taga dhalintyarada soomaaliyeed C/fitaax xasan...Continue reading »
Shacabka daganaa dagmada bondheere ayaa qorsheynaya iney markale dib ugu labtaan dagmada bondheere mar aan kormeer shaqo ku tadnay ayaa inoo surta gashay inaan halkaas kula kulanay dadweyno fara badan oo damacsanaa iney dib u dayactirtaan guryahooda waa kan mad ka mid ah haweynkii aan halkaas kula kulmay ayaa iga warbixisay sida ay u argot mar hadii laga saaray...Continue reading »
Kulan ay maanta isugu yimadeen xubna ka socday ururka ahlu suna waljamaaca ee gobalka Banaadir iyo waliba xuno ka socday ururka ahlusuna waljamaac ee gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa ka soo qeyb galeyn xubno ka tirsan xildhibaanada barlamaanka dowlada kmg Soomaaliya Kulankaasi ayaa loga hadlay waxyabihii u qabsoomay ururka ahlu suna waljamaaca ay gobalka Banaadir...Continue reading »
Warar ka ka imaanaya gobalka hiraan ayaa sheegaya dagalkii maanta ka bilawday deegaano ku Dhawdhaw baladweyne ay gacanta ku dhigeen ciidamada deegaanka oo dagaal xoogan la galay Rurka shabaab .dadka degaanka ee afar irdood ayaa warbaahinta bartamaha u xaqiijiyay iney Arkeyn dad garaaya ilaa iyo 12 toban ruux oo ka tirsan kooxda shabaab oo dhintay ay halkaas ugu Carareyn...Continue reading »
Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga ayaa u sheegay idaacadda BBC inuu Warbaahinta ka maqlay hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku diiday inuu isku casilo. Mahiga ayaa wareysiga BBC waxa uu ku sheegay in Raíisul Wasaare Farmaajo uu qeyb kulahaa inuu saxiixo hishiiskii Kampala,laakiin uusan qalinka...Continue reading »
Shir ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed(Farmaajo) ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dilkii Fazoul AbdullahMohamed, arrimaha siyaasadda iyo dib u habeynta Agaasimayaasha Guud iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada waxey warbixin ka dhageysteen Wasiiru Dowlaha WasaaraddaDifaaca oo...Continue reading »
Dayax madoobaad ayaa xalay lagu arkay qaar ka mid ah Wadamada Aduunka, kuwaasi oo si isku mid ah u dareemay dayax-madoobaadka dhacay xalay. Wadamada islaamka ayaa xalay markii la arkay inuu dayaxii madoobaaday lagu dareeray masaajidada si ay islaamka ugu soo tukadaan salaada Sunada ah ee alle lagu baryo xiliyadan oo kale. Dalkan Somaliya oo ka mid ah wadamada islaamka...Continue reading »
Dibad baxaan maanta ka dhacay wadanka yungadha Ee lugu tageeraayay r/ wasaaraha Soomaaliya max,ed cllaahi farmaajo waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Yugandha loguna soo horjeedo hishiskii lugu gaaray gudaha wadaankaas waxa ay Dalbanayeen dibadbaxayaasha in loo daayo r/wasaaraha iyo xukuumadiisa iney shaqada sii Hayaan mudda sanadka...Continue reading »
Kulaanka ay maanta yesheyn gudoomiyaasha dagmooyinka gobalka banaadir ayaa loga hadlay Arimo ay ka mid tahay banaabaxyadii ka dhacaayay magaalada muqdisho waxa ay shegeen iney Wax lug ah aan ku laheen banaanbaxyaasha ay iska fogeyeen iney ka danbeeyaan dibadbaxyada. Waxaa dhamaan gudoomiyaasha dagmooyinka ay shegeen inaan wax qarasha ah aan ku bixin ama Aan soo abaabulin...Continue reading »
Shirjaraaid uu maanta kula hadlay saxaafada abuu yuusuf al qaadi ayaa sheegay iney Tagersanyihiin go,aankii uu gaaray r/wasaaraha soomaaliya max,ed c/llaahi farmaajo oo ahaa Inaan is casilidoonin ilaa uu barlamaanka shaqadda ka fadhiisiyo. Madaxa warfaafinta culimada ahlu suna Abuu yuusuf al qaadi ayaa shirkiisa jaraaid ugu hadlay Arimo dhor ah oo ay ka mid tahay mooqifka...Continue reading »
Yuusuf max,ed siyaad indhacadde oo maanta saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay inuu aqbalay R/wasaaraha soomaaliya inuu aqbalo iscasilaadda loo soo jeediyay waxa uuna soo dhaweeyay Shirkii ka dhacay magaalada kambala oo ay halkaas hishiis ku gareyn madaxweynaha iyo Gudoomiyaha barlamaanka. Waxa uu ugu horey soo hadal qaaday inaan laga marmin beesha caalamka ciidan...Continue reading »