Nairobi (www.Bartamaha.com):- Xarumaha Shirkadda Coca-Cola ay ku lee dahay bariga iyo galbeedka Africa ayaa ku dhaawaqay in ay bixin doonaan 1.4-milion oo dollar taa oo loogu talla galay in lagu caawiyo in ka badan 12-Million oo qof oo ku nool wadamadda Soomaaliya Kenya, Ethiopia, iyo Djibouti. Laanta Coca-Cola ee dalka Ghana kaliya ayaa hurtay 100,000 oo doollar. Sida laga...Continue reading »
Category Archives: Wararka Maanta
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Waxaa maanta qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ciidamadda dowladda ay ka bilaabeen howgalo kuwaas oo daba socday ciidamo gaar ah oo dhawaan dowladda ay u xilsaartay sugida amaanka. Ciidamadan ayaa waxa loogu tala galay in ay sugaan amniga magaalada Muqdisho iyo xerooyinka ay ku jiraan dadka barakacayaasha ee gargaarka la gaarsiinayo . Saraakiisha...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Wafdi ka socday dowladda Swedan ayaa maanta barqadii waxa ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Wafdigan ayaa waxa hogaamineysay wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ee dowlada Sweden Konila Karson.waxana ay kulamo kula qaateen garoonka dhexdiisa masuuliyiinta dowladda KMG ah. Waxa halkaas ku qaabilay wasiirka ganacsiga...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Ra’iisal wasaaraha XKMG ah Dr. Cabdi Wali Max’ed Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta oo arbaca ah waxa ay dib ugu soo laabteeb magaaladda Muqdisha kadib safaro maalmahan ay ku joogeen magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacayo. Ra’iisal wasaare Cabdi weli oo saxaafadda kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda Qaxootiga u qaabilsan QM ee UNHCR oo maanta muqdisho booqasho ku yimid. Kulan madaxweynaha uu la qaatay wakiilada ka socda UNHCR ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin abaaraha sidda loo caawin karo dadka ku waxyeeloobay. Wafdiga laanta...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Cabdu qaadir Maxamed Xuseen (Jahweyn) oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta labaad ee munaasabadda ciida waxa uu tilmaamay in dalka uu soo maray xaalado kala gadisan islamarkaana dadka Soomaaliyeed ay abaaro iyo dagaallo isugu darsameen balse hada...Continue reading »
Saudi Arabia (www.Bartamaha.com):- Muslimiinta ku nool daafaha Aduunyadda ayaa maanta oo talaado ah ay u bilaabatay maalinta kowaad ee ciida Ciidul Fitriga, taas oo ay sameeyaan dhamaadka bisha barakeesan ee Ramadaan waxa ay socotaa ilaa Seddax Maalin Wadanka Sacuudiga oo ah halka muslimiinta ay u ciiba takaan ayaa xaley ku dhawaaqday in ay curatay bisha shawaal, Wadanka Masar...Continue reading »
Algeria (www.Bartamaha.com):- Saraakiil u hadlay dowladda Algeria ayaa sheegay xaaska iyo seddax caruur ah oo uu dhalay korneel Qadaafi in ay gaareen dalka Algeria Wasiirka arrimaha dibadda dalkaas ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay xaaska Qadaafi Safiya iyo gabadheeda Caa’isha iyo labadeeda wiil Muxamad Xanibal ay gaareen isniintii magaaladda Algers...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- alaado, August 29, 2011—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan hambalyada farxada Ciida Soonfureed (Ciidul Fitr) ...Continue reading »
Iran (www.Bartamaha.com):-Hay’adda Laan qayrta cas ee dalka Iran ayaa sheegtay in ay ballaarin doonnto gargaarka loo fidinaayo Soomaaliya Madaxa hay’adda Pouya Hajian ayaa u sheegay wakaalada wararka Faris in ilaa 40-ton oo ah cuno kala duwan ay keenin doonaan magaaladda muqdisho si loo siiyo dadka gargaarka u baahan ee ku nool Soomaaliya Iran waxa ay ku celisay in ay...Continue reading »
Chaina (www.Bartamaha.com):-Madaxa xagga xiriirka u qaabilsan arrimaha sama falka dowladda Shiinaha Terri Toyota, ayaa sheegtay in ay la sii wadi doono gargaarka la siinaayo Soomaaliya Waxa ay tiri “Shiinaha waa uu kor dhin doonaa gargaaka la siinaayo dadka abaaraha ay ku heestaan geeska Africa. Waxa ay sheegtay in gargaarka la siinaayo Soomaaliya loo soo marsiin doono...Continue reading »
Abuja (www.Bartamaha.com):-Inta la ogyahay 20-qof ayaa ku dhintay, daadadkan oo ay ka dhasheen roobab xoogga oo ka da’aya dalka Nigeria tan jimcihii horre, meelaha ugu daran waxa ka mid ah magaaladda Ibadan ee ku taala koonfurta waqooyi Nigeria. Qof deganka ah ayaa u sheegay warsidaha AP magaaladda Ibadan daadadka inay waxyeelo xoggan u geesteen dhismooyinkii iyo buundooyinkii...Continue reading »
Baghdad (www.Bartamaha.com):- Waxa sii kor dhaya tidda dadka ku dhintay weerar xaley laguqaaday masaajidka Umal-Quraa ee ku yaala caasimadda dalka Ciraaq ee Baghdad. Ugu yaraan 30-qof ayaa ku dhintay, 40-kalena waa ay ku dhaawacmeen, dadka dhintay waxa ku jirra Aabe iyo wiilkiisa oo shan sano jir ah kuwaas oo salaadii taraawiixda ku tukanaayay masjidka. Masjidka ayaa waxa...Continue reading »
Muqdisho, August 28, 2011(www.Bartamaha.com):—– Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Spain Mrs. Soraya Rodrigas waxaana sidoo kale ku wehliyay safiirka Spain u fadhiya dalka Kenya iyo xubno ka socday hay’adda cuntada adduunka...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Cambaareysay Xadgudubyada sii xoogeysanaya oo ay Al- Shabaab ku hayaan Shacbiga Soomaaliyeed kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda oo u qornaa sidan:- WAR SAXAAFADEED Waa kan Dowlada KMG ee Soomaalia waxa ay cambaareynaysaa falalaka waxshinida ah ee...Continue reading »
Garoowe (www.Bartamaha.com):- Madaxweynaha Dowladda KMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib Socdaal maalin oo shaley ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa Intii uu ku sugnaa magaalada Garoowe waxa uu uu kulamo la qaatay madaxda Puntland iyo wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee QM...Continue reading »
Abuja (www.Bartamaha.com):- Madaxweyne Good Luke Jonathan ayaa sheegay in ay la dagaalami doonaan Kooxda Islaamiga ee Boko Xaraam oo sheegatay masuuliyada weerar todobaadkii horre daba yaqaadiisa lagu qaaday xarunta QM ee magaaladda Abuja, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 19-qof halka daraasin kalena ay ku dhaawacmeen. Madaxweynaha dalka Nigeria ayaa siddoo kale sheegay...Continue reading »
Tripule (www.Bartamaha.com):- Kooxaha Mucaaradka Libya ayaa ku gacan seeray hadal ka soo yeeray hogaamiyaha Libya Korneel Qadaafi kaa oo ahaa inuu diyaar la yahay wadahadlo uu la gallo mucaaradka si loo gabagabeeyo dagaaladda shanta bilood ka socda dalka Libya. Afhayeen u hadlay korneel Qadaafi Muussa Ibrahim ayaa sheegay wadahadla lala galaayo mucaaradka in...Continue reading »