Kuala Lumpur (www.Bartamaha.com):-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Malasia ayaa ka codsaday dowladda KMG ah Soomaaliya in ay baarto dhacdadii jimcihii lagu toogtay wariye u dhashay dalka Malasia. Ra’iisal wasaaraha Malasia Najib Razaq ayaa soo gabagabeeyay socdaal uu ku joogay dalka Australia, waxana uu horkacaayay aas maanta loogu sameeyay dalkaas Noramfaizul Mohadd...Continue reading »
Category Archives: Wararka Maanta
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Waxa maalintii labaad magaaladda muqdisho ka socda shirka wada tashiga ee qabanqaabisay QM kaa oo looga hadlaayo arrimaha xiliga kala guurka iyo siddii loo dhisi lahaa dastuur dhameestiran oo loo sameeyo Soomaaliya iyo siddii loo qayb san lahaa awoodaha. Shirka oo ka furmay goor dhaweyd dhismo ku yaala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Muqdisho ayaa...Continue reading »
Bismilaahi Rahmani Rahiim, Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Mudane Sharif Hassan Sheikh Aden Xubanaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Baarlamanka Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Galmudug iyo golaha Wasiirada Puntland iyo Gamudug Ergeyga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobey Ambassador Augustine Mahiga Marti...Continue reading »
Shirka wada tashiga arrimaha soomaaliya ayaa dhawaan ka furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada muqdisho Madasha shirka ayaa soo xaadiray madaxdii shirkaas lugu casuumay sida wafuud uu horkacaayo ergeyga gaarka ee qaramada Midoobey Agoustin Mahiga iyo Mark Bowden ayaa shirka iyana ku sugan sidoo kale waxaa ka qeyb galaya Xubno ka socda Beesha Caalamka, qaar ka mid...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirka wadatashiga ah in uu maanta ka furmayo magalaada Muqdisho iyadoo sheegtay ergooyinka kasoo qayb galaya iyo ajandayaasha looga hadli doono waxa ay yihiin. Wasiirka Warfaafainta, Boostada, iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdu qaadir Xuseen Maxamed (Jahweyn) oo la hadlay warbaaninta Muqdisho...Continue reading »
Jiddah (www.Bartamaha.com):- Xoghayaha guud ee ururka Iskaashiga Islaamka Ekmeleddin Ixsanu Ooglo ayaa war qoraal ah oo u ka soo saaray magaaladda Jidda ee dalka boqor tooyadda sucuudiga ayaa waxa uu ugu baaqay maamulka Syria in joojiyaan dilalka. Waxa kaloo uu sheegay in ay diyaar u ahayn OIC iney fara galin ku sameeyaan dowladda ama ka jiraan lacagaha. Ixsanu Ooglo ayaa...Continue reading »
Nigeria (www.Bartamaha.com):- Wararka ka immanaya magaaladda Joose ee dalka Nigeria ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalo mar kale ay ka qaxeen muslimiinta iyo masiixiyiinta dagan magaaladda. Dowladda ayaa ciidamo u dirtay magaaladda si loo qaboojiyo waxa kaloo jirra goobo ganacsi oo dab la qabadsiiyay. Urur ay lee yihiin muslimiinta ugu weyn dalka Nigeria oo la yiraahdo Jamatu...Continue reading »
Tripule (www.Bartamaha.com):- Guddoomiye ku xigeenka golaha qaranka KMG ah ee dalka Libya ayaa sheegay in aan wax dhib ah loo geesan doonin kooxaha difaacaya Korneel Qadaafi haddii dhinacooda ay soo galaan. waxa kaloo uu sheegay kuwii lagu qabtay dagaaladda in loola dhaqmi doono sidda sharciga ah. Mucaaradka Libya ayaa u qabtay odayaasha qabaa’ilka ee jooga magaaladda...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gelinkii dambe ee shaley waxa uu booqday xarunta golaha shacabja oo lagu qabanaayo Shirka Wadatashiga ee maanta ka furmaya magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn kormeerkiisa waxa uu ku bilaabay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ah xarunta lagu qabanaayo...Continue reading »
Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa baaq nabadeed goor dhow u jeediyey dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiskiisa. Halkan Hoose Ka Aqri Warsaxaafadeedka. War-saxaafadeed Baaq nabadeed oo ku aadan dagaalka Gaalkacyo Muqdisho,...Continue reading »
Haddii aad magaalada Xamar kala taqaan Ma kala sheegi kartaa qaar ka mid ah Shantan (5) sawir meelaha ay ku kala yaalaan?. Sawiradaan ayaa waxaa soo qaaday Dhallinyaro Bloggers laga dhigay oo ku nool magaalada Xamar, waxayna ballan ku qaadeen inay duubaan ama ay sawiraan xaaladda magaalada Xamar xilli walba. Barnaamijkaan ayaa waxaa hirgalisay Soomaalo.com xiriir weyn...Continue reading »
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamayay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu horeyn Ra’iisul Wasaaraha wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qarabadii...Continue reading »
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaalada Galkacyo, xilli isaga iyo Ciidamo kale ay kormeerayeen Xaafada garsoor ee magaalada galkacyo Taliyaha la dilay oo lagu magacaabayay Col. Maxamed Muuse Ilka-Dheere ayaa la sheegay in meel fog laga soo toogtay oo loo maleynayo in halkii dhufeyska ku jireen maleeshiyo...Continue reading »
Shirkan oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa sidoo kale warbixin looga dhegeystay Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo isagu golaha u faah faahiyay safarkiisii magaalooyinka Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland iyo magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamul goboleedka Galmudug. Waxaa sidoo kale shirka...Continue reading »
Ma ogtahay www.Bartamaha.com in magaciisu uu ka yimid Iskoolkii caanka ahaa ee Dugsiga sare ee Bartamaha?, Mase ogtahay in sababta loo go’aansaday in loo bixiyo magacaas uu ahaa kadib markii aasaasaha shabakadan uu arkay shabakadaha Soomaalida intooda badan inay leeyihiin magacyo magaalooyin kuwaasoo ka turjumaya dadka iska leh webkaas meesha ay kasoo jeedaan. Haddaba...Continue reading »
Paris( www.Bartamaha.com):-Ku dhawaad 60-wadan iyo Ururu caalami ah ayaa ka qayb galaya shir looga hadlaayo arrimaha Libya oo maanta ka furay xarunta Franciiska ee Paris. Hogaamiyaha ka qayb galaya shirkan waxa ku jirra Ra’iisal wasaaraha Britn David Cameron, Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka iyo Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-moon. Shirka ayaa loo bixiyay Saaxibtinimadda...Continue reading »