Bartamaha(Muqdisho):-Dadka ku dhaqan deegaanada lagu barakacay ayaa waxa ay muujiyeen sida ay uga xunyihiin dhibaatooyinka ay geysanayaan dagaalada ka sii socvda caasimada Mujqdisho. Barakacayaasha ku dhaqan inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegay in ay si weyn uga walaacsanyihiin dagaalada iyo duqeymaha welli ka jira Muqdisho kuwaasi oo ay tilmaameen in ay sababayaan...Continue reading »

Bartamaha(New York):-Dowlada Wadanka Maraykanka ayaa hanjabaad u dirtay Eritrea taasi oo ku aadan in ay cunaqabatayn dhawaan ku soo rogi doonto hadii aanay joojin dhibaatooyinka ay ka hurinayso Bariga Afrika. Wakiilka Dowlada Maraykanka Ee Golaha Ammaanka SOSANA RAISE ayaa shegtay in ay sii kordhayso dhibaatada ay dowlada Eritrea ka wado wadanka soomaliya. Haweenaydaasi...Continue reading »

Bartamaha(New York):-kulan ay ka soo qeybgaleen 15-dal Ee ku bohoobay Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobe oo xalay xilli danbe lagu soo afmeeray New York ayaa laga soo saaray baaqyo ku aadan arimaha dalka soomaaliya. Kulankaasi oo diirada lagu saarayay arimaha Wadanka Soomaaliya ayaa waxaa halkaasi hadalo ka jeediyeen Wakiilada 15-dal Ee xubnaha ka ah Golaha Ammaanka iyo...Continue reading »

Iyadoo sababtu ay tahay fowdada iyo dagaalada ugu yaraan maalineyaasha noqday ee ka jira magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa cayaartoyda xulka qaranka U-17-ka ee kubada cagta dalka Soomaaliya waxaa ay ka qexeen xaruntii hore oo ay mudoo ku tababar qaadanayeen oo ah Stadium Banaadir oo ku taala degmada cabdul casiis, sida uu shaaca ka qaaday tabaraha xulka Maxamed Cabdulle...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Madaafiic nuuca hoobiyayaasha ah ayaa maanta lagu garaacay Xaafadaha la jaarka ah Xarunta ay baarlamanka ku shiraan Ee hoolkii shirarka Wasaaradii Cadaalada iyo Maamulka G/Banaadir Ee Xiligan. Inta la xaqiijiyay ilaa 5-ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 30 kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib madaafiic ku dhacday Xaafado ka mida Degmada X/Weyne. Gabi...Continue reading »

Bartamaha(New York):-Kulan looga arinsanayo Arimaha Wadanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadan in golaha Ammaanka ay ku yeeshaan Magaalada New York Ee Xarunta Qaramada Midoobe. Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobe ayaa la sheegayaa in ay ka wada hadlayaan Arimaha isbadalada xagga dagaalada ah ee ku soo kordhay dalka soomaaliya. Qaar ka mida wadamada ku jira Golaha Ammaanka...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Waxgarda iyo Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolka Gedo ayaa dhawaan la filayaa in ay u boqoolaan dhanka Degmada Doolow Ee Gobolkaasi si ay dhexdhexaadin uga bilaabeen dhinacyada gobolkaasi ku wada sugan.  Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gedo ayaa la sheegayaa in ay maalmihii la soo dhaafay dhisayeen gudi u dhaqaaqa dhanka Degmada Doolow si ay kulamo ula yeeshaan...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamo hor leh oo ka tirsan kuwa Amisom ayaa la xaqiijiyay in ay soo gaareen Magaalada Muqdisho kuwaasi oo la dajiyay fariisinadii hore Ee Ciidamadaasi ku lahaayeen Muqdisho. Warar lagu kalsoonyahay oo soo gaaray Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Muqdisho ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ilaa xalay ay garoonka Muqdisho ka soo dagayeen Ciidamo ka tirsan...Continue reading »

Bartamaha(Balad-Weyn):-Ciidamada Dowlada Fd Soomaaliya ee dhawaan la wareegay gabi ahaan Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay howlgalo ay ammaanka Magaaladaasi wax uga badalayaan. Ciidamada ayaa baaritaano kula dhaqaaqaya dhammaan gaadiidka isaga kala gooshaya Magaaladaasi iyo kuwa mara wadooyinka ka baxa B/weyne ee u jiheesta Gobolada dhexe iyo Itoobiya. Baaritaano aad...Continue reading »

Bartamaha(Barlin):-Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliya ayaa ka biya diiday siidayta markab laga leeyahay wadanka Jarmalka ka dib markii la isku khilaafay lacagaha Madaxfurashada. Wasaarada Arimaha Dibada wadanka Jarmalka afhayeen u hadlay ayaa sheegay in burcada soomaalida ay kula hishiiyeen lacago lacago madax furasho ah balse ay welli ku howlanyihiin sidii ay ugu qancin...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade Ee Muqdisho ayaa ku Eedeeyay shirkadaha Duulimaadka dalka ay qiima koror ka faa’iideys ah ku sameeyeen shacabka soomaaliyeed Ee ka cararya dhibaatada Muqdisho ka taagan. Maareeyaha Guud Ee Air-portka Muqdisho Mudane Maxmuud Sheekh Cali(Dabe-Bayloot) ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay shirkadaha...Continue reading »

Bartamaha(Sanca):-Hay’ada Qaramada Midoobe u qaabilsan dhanka Qaxootiga Ee UNHCR ayaa sheegtay in xilli waliba ay dhibaata geysan karaan Qaxootiga Soomaalida ah Ee gaaraya dalka Yaman.   Warbixin ay soo saartay Hay’ada UNHCR ayaa waxa ay ku sheegtay in ay sii kordhayaan tirade Qaxootiga iska dhiibaya dalka Yaman kuwaasi oo badankood tahriib ahaan ku soo...Continue reading »

War Saxaafadeed (Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xafiiska Madaxweynaha Waaxda Warfaafinta, 29 July 2009) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa bishii May u magacaabay Nur Hassan Hussein (Nur Adde) inuu Safiir ka noqdo Dowladda Talyaaniga, isla markaana uu noqdo Safiirka...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Barigye Ba-Hoku afhayeenka  Ciidamada Amisom ayaa beeniyay in ay soo gaareen fariisinadooda ciidamo ka socda dalalka Nigeria Sirloin iyo Jabuuti ay soo gaareen Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada Amisom ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin Ciidamo cusub oo la soo dajiyay fariisinadooda Muqdisho isagoo sheegay in dhammaan Ciidamada Amisom ay...Continue reading »

Bartamaha(Dubai):-Mud.C/nuur Axmed Darmaan oo ah hoggaanka Xizbiga Midnimada Jamhuuriga ahna Madaxweyne kaligiis ismagacaabaya ayaa sheegay in uu dhawaan xabsiyada dalka liibiya ka soo dayn doono maxabiista ku xer-xeran halkaasi. C/nuur Darmaan oo ku sugan Wadanka Imaaraadka  oo la hadlayay Warfidiyeenada  gudaha dalka soomaaliya ayaa ku faanay in uu soo dayn doono...Continue reading »

Bartamaha(Garoowe):-Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ahayd xildhibaanadii shalay digniinada loo diray looguna baaqay in Muqdisho ay yimaadaan ayaa waxa ay jawaab kulul ka bixisay hadalkii shalay madaxda baarlamanka ka soo yeeray. Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo haatan ku sugan Magaalada Garoowe Ee Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaaca ka qaaday...Continue reading »

Bartamaha(B/Weyne):-Maamulka Dowlada Fd soomaaliya Ee Magaalada Baladweyne ayaa xalay waxa ay si rasmi ah u dhaqan galiyeen bandow shalay la shaaciyay oo lagu soo rogay Magaalada Baladweyne. Bandowgan oo bilowday shalay 5:00-Galabnimo ayaa la xaqiijiyay in uu si rasmi ah uga dhaqan galay guud ahaan Magaalada iyadoo la xeray dhammaan mehradihii ganacsiga Ee wadooyinka waawayn...Continue reading »

Bartamaha(Washington):-Hiliray Kiloton Xog’hayaha Arimaha Dibada Wadanka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in  dhawaan ay kulan la qaadan doonto madaxweynaha dowlada soomaaliya si uga wada hadlaan xaalada dalka soomaaliya. Wasaarada Arimaha Dibada Wadnka Maraykanka ayaa waxa ay sheegtay in todobaadka soo aadan Magaalada Nairobi ay kulan ku yeelan doonaan Madaxweynaha...Continue reading »

Bartamaha(Balad-Weyn):-Qaraxan oo ahaa Bamka nuuca gacanta laga tuuro ayaa fiidnimadii xalay lagu weeraray Ciidamada Dowlada Ee Magaalada Balad-Weyne xilli ay roondooyin wadeen. 4-ruux ayaa ku dhaawacantay Bamkaasi nuuca gacanta ah ee lagu tuuray fiidnimadii xalay Ciidamada Dowlada Ee Magaalada Balad-Weyne ku sugan kuwaasi oo intooda badan ah Ciidamadii lagu tuuray qaraxa...Continue reading »