Bartamaha (Britain) Dowlada Britain ayaa shaki xoogan ka muujisay dhalinyara soomaaliyeed oo qaarkood tababar iyo dagaalaba ka soo galay dalka soomaaliya oo ku soo badanaya qeybo ka mida Magaalooyinka dalkaasi. Hay’adda Sirdoonka u qaabilsan dalka Britain ee lagu magacaabo IM5 ayaa ka digtay qatarta ay geysan karaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee tababarka dagaalada...Continue reading »

Bartamaha (Hargaysa) Mudanayaal ka tirsan  Baarlamanka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan abaabolo ay mowshin uga diyaarinayaan xukumada Madaxweye Daahir Riyaale. Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale oo ah mudane ka tirsan  Baarlamanka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in mudanayaasha  ay dhammaan ka midaysan yihiin in xukunka laga tuuro madaxweynaha Maamulka...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Golaha Camalka Islaamiga Soomaaliyeed ayaa Eedeyn dusha uga tiiray Ciidamada Amisom isago sheegay ion dhawaan ay xasuuqii Naafada Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Golaha Camalka Islaamka Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Amisom ay ka danbeeyeen xasuuqi loo geystay Naafada Ciidamada Xooga Dalka. Maxamed Bilaal...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Ciidamada Amisom ayaa xalay waxa ay toogasho ku dileen illaa 11-neef oo Geel ah xilli ay marayeen Wadada hormarta garoonka diyaaradaha Ee Muqdisho halkaasi oo saaka maydadka geela laga helay. Dadka dagan wadada Air-portka Muqdisho ayaa u sheegay www.Bartamaha.Com in xalay saqdii dhexe ay maqleen dhawaqa rasaas culus taasi oo ay la socotay Ololka uu samaynayo...Continue reading »

Bartamaha (Garoowe) Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobe Ee Arimaha Soomaaliya  oo shalay gaaray Magaalada Garoowe ayaa waxa uu halkaasi kulan saacado qaatay la yeeshay Madaxda Maamulkaasi. Ahmeduo Ould-Abdalla Wakiilka gaarka ah Ee Qaramada Midoobe arimaha Soomaaliya aya shalay ka dagay Magaalada Garoowe iyadoo ay soo dhaweeyeen madaxda Dowlad Goboleedkaasi oo kulna...Continue reading »

Bartamaha (B/Xaawo) Abaaro dadka iyo duunyadaba saameeyay ayaa lagu soo waramnayaa in ay ka dilaaceen Deegaano ka mida Woqooyiga  Gobolka Gedo halkaasi oo kormeer ay ku sameeyeen waxgaradka deegaankaasi. Guddi kormeer ku gaaray qeybo ka mida Gobolka Gedo ayaa waxa ay tageen deegaanada qaninyaale, farad jiroow kamooroow iyo deegaano kale oo fara badan oo gobolka kamid...Continue reading »

Bartamaha (Warshiikh) Maamulka Xarakada Alshabaab Degmada Warshiikh ayaa soo saaray amaro ay ku soo rogeen shacabka ku dhaqan Degmadaasi ka dib markii dhawaan ammaanka ay la wareegeen. Madaxa Amaanka Xarakada Al-shabaab Warshiikh Sheekh C/raxmaan Sheekh Cali Yare (Aw-Cabdule) ayaa saxaafada u sheegay in dadka degmadaasi la faray in ay qaataan ku dhaqanka shareecada Islaamka. Amarada...Continue reading »

Bartamaha Muqdisho Xaalada guud Ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka xasiloon ka dib markii dagaalo iyo duqeymo ay dad ku dhinteen maalmahaan ka socday Magaalad Muqdisho ee Caasimad Soomaaliya. Wadooyinka Magaalada ayaa waxaa dib uga howl-bilaabay gaadiidkii dadweynaha iyadoo xaalada ay u muuqato mid xasiloon iyadoo ay soo baxayaan qasaarihii shacabka xalay dagaalada ka soo...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Madaafiicda iyo dagaalada ayaa caawa waxa ay ka dhacayaan Degmooyinka Kaaran,C/Casiis,Hodon iyo Howl-Wadaag halkaasi oo ay si kala gooni gooni ah dagaalo uga socanayaan. Dagaal qaraar ayaa muddo yar ka hor istaagay kaasi oo ka dhacayay Xaafado ka mida Degmooyinka Kaaraan iyo C/Casiis Muqdisho halkaasi oo dagaal qaraar oo madaafiic ay la socdeen uu...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in maamulka Dakada Muqdisho ay iibsadeen dhul ay wasaarada ku shaqayn lahayd . Abuukar Cabdi Cismaan(Mardaadi) wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlada Soomaaliya oo maanta saxaafada kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Xaruntii Wasaarada ay ku lahayd dakada Muqdisho...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamada ka tirsan Militariga Dowlada Fd Soomaaliya ayaa maanta dagaal la galay ilaalada Madaxtooyada Villa Somalia ka dib markii ay Militarigu bilaabeen in ay xeraan wadooyinka Madaxtooyada. Ciidamada Militariga ayaa la xaqiijiyay in ay gadood ka ahaayeen lacagihii mishaaraadka oo ay waayeen mudooyinkii la msoo dhaafay iyagoo maanta xeray dhammaan...Continue reading »

Bartamaha(Guri-Ceel):-Maamulka Kooxda Ahlu-sunnah ayaa maanta cafis ku soo daayay qaar ka mida Maxaabiiska ku xernayd xabsi ku yaala Degmadaasi Guri-Ceel Ee Gobolka Gal-gaduud. Sheekh Cusmaan Maxmed Cali(Fara-gaab) Taliyaha Ciidamada Ammaanka Deegaanka Guri-Ceel ayaa maanta cafis ku sii daayay illaa 8-dhalinyara ah kuwaasi oo dhammaantood ku Ee Eedeysanaa qaraxyo dhawaan...Continue reading »

Bartamaha(Jalalaqsi):-Dagaal u dhexeeya Beelo walaala ah oo wada dagan Degmada Jalalaqsi ayaa maanta ka dhacay gudaha iyo daafaha Degmadaasi Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan. Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Jalalaqsi ayaa sheegay in halkaasi uu dagaal qaraar ku dhexmaray beelo walaala ah oo wada Dagan Degfmadaasi Jalalaqsi iyadoo xaalada Deegaanka ay tahay mid cakiran.   Xaalada...Continue reading »

Bartamaha(Hargaysa):-Banaanbax rabshada wata ayaa ka bilowday Magaalada Hargaysa Ee Xarunta Somaliland halkaasi oo xaaladeeda ay tahay mid faraha ka baxday. Taageerayaasha Xizbiyada Mucaaradka ayaa barqanimadii maanta bilaabay banaanbax balaaran oo rabshada wata kaasi oo ay ku marayaan wadooyinka Magaaladaasi Hargaysa halkaasi oo jawigeeda uu yahay mid cabsan. Waraka aynu...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Dagaalkii saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho oo istaagay ka gadaal qasaara ba’an oo labada dhinac ay shacabka garsiiyeen. Xaalada goobihii saaka lagu dagaalamay Ee agagaarka Kuliyada Jaale Siyaad iyo Warshadii Caanaha ayaa dagan ka dib markii madaafiic iyo dagaal qaraar uu saaka ka dhacay wadadaasi. Jawiga Wadada dagaalka saaka uu ka dhacay...Continue reading »

Bartamaha (Balad-Weyne) Waxgaradka Beesha Xawaadle ayaa waxa ay hishiin nabadeed la galeen Kooxda Alshabaab Ee dhawaanahan dagaalo kula jirtay Ciidamada Dowlada Gobolkaasi Hiiraan. Ka dib kulan saacada qaatay oo ay yeesheen Odayaal ka socday beeshaasi iyo Saraakiisha Alshabaab ayaa waxa ay ku kala sixiixdeen hishiis xagga nabada ah iyo in ay ka wada shaqeeyaa xagga ammaanka. Nabadoon...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Kooxo hubaysan ayaa xalay waxa ay toogasho ku dileen wiil dhalinyara ah gudaha Xaafad ka mida Degmada Dharkenley Ee Muqdisho. Xaafada Suuq  Boocle oo ka mida Degmada Dharkeyley ayaa saaka laga qaaday maydka Wiil dhalinyara ah oo xalay ay dileen kooxo hubaysan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa rasaasta ka dib muran xoogan iyadoo...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Dowlada Fd Soomaaliya ayaa saaka ka qeyb gashay aas qaran oo loo sameeyay Naafada Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee shalay madaafiic ay kula dhacday Isbitaalka Martiini. Xarunta Isbitaalka Martiini ayaa saaka lagu aasay illaa 10-ka mida Naafada Ciidamada Xooga Dalka kuwaasi oo shalay ku geeriyooday Madaafiic lagu garaacay Dakada Muqdisho iyo hareeraheeda...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Dagaalkan oo u dhexeeya Ciidamada Amisom iyo Xoogaga Islaamiyiinta ayaa bilowday ka dib markii ay weerar qaadeen Mucaaradka. Dhawaqa Madaafiicda iyo rasaasta nuucyadeeda ayaa saaka laga maqlayaa hareeraha wadadada Warshadaha halkaasi oo ay fariisin ku leeyihiin Ciidamada Amisom. Dagaalka ayaa waxa uu yahay mid xoogan islamarkaana ay Islaamiyintu ku...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho) Galinkii dambe ee Maanta ayaa Islaamiyiinta Mucaaradka waxa ay madaafiic ku weerareen Dakada Magaalada Muqdisho oo la sheegay in uu ka dagayo Markab hub u sida Ciidamada Amisom. Madaafiicda ayaa waxa ay ahaayeen nuuca Moltarada iyadoo ay ku dheceen Dakada Muqdisho iyo gobo ka baxsan kuwaasi oo waxyeela ay ka soo gaartay shacabka iyo shaqaalaha dakada...Continue reading »