Bartamaha(Tayeeklew):-Ciidamada Alshabaab iyo kuwa Xizbul Islaam ayaa isku horfadhiya Deegaanka Tayeeklow Ee Gobolka Bakool halkaasi oo Xaalad Cabsi dagaal ay ka taagantahay. Wararka ka imaanaya Deegaanka Tayeeglow Ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi ay isku horfadhiyaan Ciidamada Labada Koox Ee Islaamiyiinta ka mid ah kuwaasi oo dagaal laga cabsi qabo in uu dhexmaro. Dadka...Continue reading »

Bartamaha(Nairobi):-Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay quus ka taagantahay la dagaalanka Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya iyadoo Kaalmo Caaloami ah dalbatay. Sheekh C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya oo u waramayay wakaalada Wararka Ee Reuters ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom ay awood u waayeen la dagaalanka...Continue reading »

Bartamaha(Kismayo):- Dagaalkaan oo u dhexeeya ururda xisbul islaam iyo xara katu shabaabul  mujaahidiin ayaa maanta mar kale dib uga qarxay galbeedka magaalada kismaayo gaar ahaana goobihii ay xaley ilaa iyo galinkii ka socdeen dagaaladii habeenimadii xaley ka dhacay galbeedka magaalada kismaayo ee xarunta g/j/hoose Dagaalka ayaa waxaa saxafad u xaqiijiy masuuliyiin...Continue reading »

Xalaada gudaha ee Goobta kulanka madaxweyne Sh. Shariif kula kulmayo Soomaalida reer Minnesota. Daawo Sawirada Mahamed (Wiilwaal) ...

Bartamaha (Muqdisho):-Maamulka Xarakada Alshabaab Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saartay g’aano lagu soo rogay shacabka caasimada iyo digniino bulshada loo jeediyay. Hogaamiyaha Alshabaab Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamuud Xuseen ayaa maanta bulshada Muqdisho u jeediyay hanjuabaadyo la xiriira dhanka dhaqanka. Gudoomiyaha  ayaa waxa uu sheegay in talaabo...Continue reading »

Bartamaha(Boosaaso):-Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa balan qaaday in la bilaabayo dayactir guud oo lagu samaynayo wadooyinka iyo dhismayaasha Magaalooyinka Puntland. Madaxweyne Dr.C/raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiida uu u istaagayo dayactirka wadooyinka iyo dhismayaasha muhiimka ah. C/raxmaan Faroole ayaa hadalkaasi shalay ka sheegay...Continue reading »

Bartamaha(Qahira):-Dowlada Masar ayaa wada qorshe ay Dowladaha Yaman iyo Eritrea uga dhaadhicinayso samatabixinta Bulshada dagaalada ka daashay Ee Soomaaliya. Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Masar ahmed abul-qaid ayaa socdaal ugu tagay Dalalka Eritrea iyo Yaman sidii wax looga badali lahaa siyaasada dowladahaasi ee dalka Soomaaliya. Wasiirka Arimaha Dibada ayaa la sheegay...Continue reading »

Bartamaha(Gaal-Kacyo):-Maamulka Gal-Mudug garab ka mid ayaa dagaalda ka socda Deegaano hoosyimaada Gaal-Kacyo ku tilmaamay kuwa Siyaasadeed fangareen Maamulna ay jirto. Afhayeenka Maamulka Gal-Mudug garabka Madaxweyne Axmed Shariif Cali Hilowle ayaa shaaca ka qaaday in dagaalada ka dhacay Deegaanka Wankiira ay ahaayeen kuwa ay soo abaabuleen Madax sare ujeeda siyaasadeedna...Continue reading »

bartamaha(kismayo):- Afhayeenka walaayada silaamiga ah ee Goboladani jubbooyinka shikh xasan yacquub cali ayaa ku baaqay in dadkii ku dhaawacmay dagaalkii maalinimadii qamiistii aynu soo dhaafney ka dhacay gudaha magaalada kismaayo  ee ka tisanaa cidaamadii uu hogaaminayey Axmed max’med islaam Axmed madoobe  in la soogaarrsiiyo isbitaalka guud ee magaalada...Continue reading »

Bartamaha(Jowhar):-Kooxo hubaysan ayaa xalay rasaasayn u geystay gaari marayay wadada u dhexeysa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Dablayda hubaysan ayaa la sheegay in ay rasaaseeyeen gaariga marayay Deegaanka Qalimow Ee gobolka Sh.dhexe halkaasi oo dhibaato xoogan ay ka soo gaartay rakaabkii gaarigaasi. 1-Qof ayaa ku dhintay 2-kalana waa ay ku dhaawacmeen...Continue reading »

Bartamaha(Baydhabo):-Maamulka Xarakada Alshabaab Magaalada Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabayaan burburin gobo ganacsi sharci dara ah gudaha wadooyinka Baydhabo. Sheekh Maxamuud Xaaji Mukhtaar Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Alshabaab Baydhabo ayaa ku hanjabay in ay dhammaan dhulka dhigayaan goobaha ganacsiga wadooyinka Magaaladsa Baydhabo hadii aanay  ganacsatada...Continue reading »

Bartamaha(Garoowe):-Maamulka Dowlada Goboleedka Puntland ayaa raali galin buuxda ka siisay xildhibaano Dowlada Soomaaliya ka mida dhacdo dhawaan lagula dhaqaaqay Woqooyiga Gaal-Kacyo. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland Bashiir  Maxamed Mire ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay xildhibaanada Dowlada ka tirsan ka raali galinayso dhacdadii foosha xumayd ee dhawaan...Continue reading »

Bartamaha(Adis-Abababa):-Midowga Yurub ayaa Ku Eedeeyay in ay nafaqo daro ugu dileen Soomaliya Ciidamada Amisom khinayanana ku sameeyeen dhaqaalihihii Ciidamdaasi. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Maliyada Midowga Yurub Ee Arimaha Afrika ayaa  dhaliil culus loogu jeediyay madaxda Midowga Afrika oo la sheegay in dhaqaalihii Ciidamada Amisom afka ay u dhigteen.   Midowga...Continue reading »

Minneapolis, Minn. – Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka ee arrimaha Afrika Johnnie Carson ayaa  kulan uu shalay la yeeshay qaar kamid ah hogaamiyayaasha ururada Bulshada Soomaaliyeed u adeega, aqoonyahaniinta, Xildhibaano hore iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo iyagu degan gobolka Minnesota u sheegtay  in dawlada Mareykanku ay si buuxda u taageersantahay...Continue reading »

Bartamaha(Garoowe):-Ciidamada Booliiska Maamulka Puntland ayaa maanta xabsiga dhigay wadaad ka mid ah Culimanada Ahlu-Sunnah kaasi oo dhawaan sheegtay hogaanka Ahlu-sunnah Puntland. Ciidamada Booliiska ayaa lagu soo waramayaa in ay xereen sheikh sheegtay in uu la dagaalamayo Islaamiyiinta Alshabaab iyo Xizbul Islaam kuna sugan Magaalada Garoowe. Booliiska ayaa baadi goob ...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Fd Soomaaliya ayaa maanta la sheegay in ay dhac bareer ah kula dhaqaaqeen qaar ka mida gawaarida Dadweynaha. Ciidamada Dowladsa ayaa la soo sheegay in maanta ay dhac safmareen ah kula dhaqaaqeen qaar ka mida gawaarida BL-Ka wadada Makka Al-Mukarama halkaasi oo la sheegay in ay dhac muuqda ka geysteen. Ciidamada ayaa la...Continue reading »

Bartamaha(Baardheere):-Banaanbax balaaran oo roobdoon ayaa maanta ka dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo. Banaanbaxa ayaa ahaa mid aad u balaaran islamarkaana dadka ku dhaqan Degmadaasi Baardheere ay iska soo aaxdiriyeen Fagaara ku yaala Degmadaasi taasi oo ay ku ducaysanayeen banaanbaxa. Banaanbaxa maanta ka dhacay Baardheere ayaa ahaa midkii ugu balaarnaa ee bulsha...Continue reading »

Bartamaha(Guri-Ceel):-Taliyihii Ciidamada Ahlu-Sunnah Wal-Jamaaca Gobolada Dhexe ayaa la soo sheegayaa in kooxo hubaysan ay toogasho ku dileen Xilli uu safar ku marayay Gal-Gaduud. Cismaan Maxaxmed “Fara-gaab” oo ahaa taliyihii Ciidamada Ahlu-Sunnah Gobolada dhexe ayaa la soo sheegayaa in rag hubaysan ay ku dileen wadada u dhexeysa Degmooyinka Ceel-Dheer iyo...Continue reading »

Bartamaha(Luuq):-Kooxo afduub loogu haystay Deegaano ka mida Gobolka Gedo ayaa duhurnimadii maanta la sii daayay. Wararka naga soo gaaraya Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maanta la sii daayay illaa 3-Shaqaale u shaqeynayay hay’ad Faransiis ah oo horey dablay ay uga soo afduubteen Degmada Mandheera Kenya. Kooxaha hubaysan ee haystay shaqaalahaasi ajaanibta...Continue reading »

Bartamaha(Kismayo):- Kadib dagaal qaraar oo maalin kahor gudaha magaalada kismaayo ku dhex maray ciidamadii uu hogaaminayay Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wilaayada islaamiga ah ee gobollada jubooyinka ee hoostaga xarakatu shabaabul mujaahidiin ayaa waxaa iminka degan xaalada guud ee magaalada kismaayo, iyadoona ay caadi ku soo laabteen dhaqdhaqaaqa ganacsi...Continue reading »