Hordhac Xiligii ay Dowlada ka jirtey dalka Soomaaliya  waxaan lahayn kooxo kubadda cagta ah oo heerarkoodu kale duwanaayeen sida kuwa heerka koowaad, labaad, sadaxaad, Gobalada, Degmooyinka iyo Dugsiyada, kuwasoo hoos imaan jirey XSKC oo laga maamuli jirey Wasaaradii Dhalinyarada Isboortiga iyo Shaqada. Magaalada Muqdisho waxaa ka dhisnaa kooxo waawayn oo magac iyo...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamada Xizbul Islaam Degmada Afgooye ayaa qabtay Saddex Wariye oo ka shaqeynayay Idaacado ku yaala Muqdisho. Wakiilada Idaacadaha Simba,Xurmo iyo Idaacada Qur’aanka Kariimka yaa u xeran Xizbul Islaam oo ku haysata Warar ay ka tabiyeen Afgooye. Wariyayaasha ka ah Shiiqa Cadow Amiir wakiilkii Radio ismba,Wakiilka Idaacada Qur’aanka Axmed...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Qarax qasaara sababay ayaa saaka ka dhacay Xaafada Korontada Degmada Madiina ee Magaalada  Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay taasi oo la kacday Haweenay maraysay goobta Miinada lagu aasay oo la doonayay in lala beegsado Ciidanka Dowlada. Qaraxa ayaa waxa uu sababay dhimashada Haweenayda qaraxa ku istaagtay waxaana la waayay xubno...Continue reading »

Bartamaha (Baladweyne):-Roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay daadad iyo fatahaad webiga Shabeelle, taasi oo ku qasabtay in dad badan ay ka qaxaan magaalada. Qoysas badan oo ku noolaa qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Beledweyne ayaa xalay ka qaxay guryahoodii kadib markii ay naftooda u cabsadeen kadib fatahaad ka biloowday...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Laba dhalinyara ah yaa maanta lagu dilay Xaafada Nasteexo Degmada Wadajir Muqdisho. Labada wiil ayaa Xalay lagala dagay gaari rakaab ah oo marayay gudaha Degmada Madiina waxaana xalay oo dhan lagu hayay jirdil sida dadka deegaaanka ay xaqiijiyeen. Saaka aroornimadii hore ayaa labadaasi wiil ay dileen Ciidanka Dowlada waxaana lagu eedeynayay qarax maalin...Continue reading »

G/Xibsiga Soomaalida Cusub C/salaan Bartamaha (Nairobi):-Shir weyn ay so qaban qabiyeen xisbiga Somalida cusub ayaa ka dhacay magalada Nairobi ee wadanka Kenya iyadoo ay kasoo qeyb galeen qeybaha bulshada. Ugu horentii Shirka oo ku bilowday daawashada film Documentary ka hadlayo wax qabadka hogaanka xisbiga Somalida cusub iyadoo dadkii daawadayne ay la dhaceen Filimkaas. Waxa...Continue reading »

Maajo 24, 2010 Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya” Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed. Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah. Prof. Michael Weinstein wuxuu...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ra’iisul Wasaare Xigeen,Wasiirka Maaliyada,Xildhibaan iyo Saaxiibka Madaxweynaha Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isku soo taagaya booska Gudoomiyaha Baarlamanka. Masuulkan jagooyinka badan haaya oo inta badan saxaafada hadalkooda ka gaabsaday ayaa waxa uu xiligan u taaganyahay booska uu baneeyay Sheekh Aadan Madoobe. Shariif Xasan ayaa u muuqda...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Taliska Booliiska Dowlada KMG ah ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay laa wareegayaan dhamman saldhigyada ay maamulan Alshabaab iyo Xizbul Islaam. Afhayeenka Ciidanka Booliiska Col.C/laahi Xasan Bariise ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay Ciidanka ku yaacayaan Kooxaha ku sugan aagaga hore islamarkaana ay ka saarayaan Magaalada. Afhayeenka ayaa muujiyay...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamada Amisom ayaa wada dadaalkii ugu dambeeyay si ay u difaaacaan Madaxtooyada Qaranka oo Alshabaab ay u soo gurguuranayaan. Ciidanka magaca Nabad ilaalinta ku jooga Magaalada Muqdisho Ee Amisom ayaa sameystay dhufaysyo adag si aan looga qabsan Xarunta Villa Somalia oo aad moodo in dagaaalka uu ku soo biya shubtay. Waxaa maanra Madaxtooyada la...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Afhayeenka Ciidanka AMISOM Barigye Ba-Huko ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay difaacaan dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii ay kooxaha Mucaaradka ah sheegeen in ay weerari doonaan Madaxtooyada Soomaaliya. Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Soomaaliya iyo ciidanka Nabad Ilaalinta ah ee ka socda Midowga Africa kuna sugan Magaaladda...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):-Shirkada Asgaard German Security Group saldhigeedu yahay a Telgte ee Waqooyi Galbeed dalka Germany ayaa heshiis la gashay Cabdi Nuur Darmaan oo sanadkii 2003 isku magacaabay in uu yahaya Madaxwayanaha Jamhuuriyada Soomaaliya, shirkadan ayaa ka shaqeysa arrimaha amaanka. Asgaard German Security Group oo ka shaqeeysa inta badan dalalka Yurub waxaa...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Dhalinyaro badan ayaa loo qabqabtay qarax shalay gabal dhicii ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo ay ku la’deen Ciidan iyo shacab arday u badan. Dhalinyaro badan ayaa loo xerxeray qarax shalay galab ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku la’deen Ciidan iyo arday ka soo baxday Jaamacada Muqdisho. Maamulka Degmada Wadajir aya axerxeray dhowr...Continue reading »

Minneapolis: Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida ee Gobolka Minnesota oo ay wahaliyaan kumaankun kale oo ka mid ah Jaaliyadahaha kale ee iyana Gobalkaasi dagan ayaan Shalay Ka dhacay Xurinta kubada kolayga ee looyaqano Target Center ka oo ku taal Badhatamaha Magaalada Minnapolis. Kulan kan ayaa waxa si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Haayda Caalamiga...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):-Dowlada Holland ayaa sheegtay in dalkeeda ay ku maxkamadeyn doonto kooxo burcad badeed soomali ah oo ciidamada Holland ay gacanta ku dhigeen xilli ay isku dayayeen afduub in ay u geystaan markab laga lahaa dalkaasi Germany. Dowladda Holland ayaa noqoneeysaa dowladdii ugu horeeysay oo Midowga Yurub ah oo Maxkamadeen doonta Burcad Badeed Soomaali ah. Raggaan...Continue reading »

Bartamaha (Muqdisho):- Qaraxn miino ah ayaa lala eegtay Ciidamada Dowladda Soomaaliya eek u sugnaa bar koontarool ay ku leeyihin xaafadda Buula Xuubeey ee Degmadda Madiina. Qaraxan ayaa geestay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sida uu sheegtay Gudoomiye ku xigeen maamulka Degmada Wadajir Xuseen Bootaan Xasan, Xuseen Bootaan ayaa intaas ku daray in qasaaraha ka dhashay...Continue reading »

Bartamaha(B/Weyne):-Kooxda Xizbul Islaam Hiiraan ayaa maanta Gobolkaasi ka mamnucay dhammaan hay’adaha Gargaarka. Gudoomiyaha Xizbul Islaam Hiiraan Sheekh Shuuriye Faarax Sabriye ayaa shaaca ka qaaday in ay mamnuuc tahay shaqada ay wadaan dhammaan hay’adaha gargaarka. Sheekh Shuuriye ayaa sheegay in Xizbul Islaam ay go’aansatay mamnuucida hay’adaha...Continue reading »

Bartamaha — Kooxda Wigan oo heshiis la gashay  ciyaaryahan Abuubakar Sheegoow oo ah wiil Soomaaliyeed degan magaalada Manchester London 24/05/2010. Kooxda Wigan oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee dalka England ayaa waxay heshiis cusub la gashay wiil Soomaaliyeed oo degan magaalada Manchester lana yiraahdo ciyaaryahan Abuubakar Sheegoow. Ciyaaryahan Abuubakar...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga Dowlada KMG ah ayaa shaaca ka qaaday in guuldarada Ciidanka Dowlada u masuul ka yahay Ra’iisul Wasaare Sharma’arke. Yuusuf Indha Cadde oo saxaafada la hadlay maanta ayaa waxa uu sheegay in Cumar C/rashiid uu masuul ka yahay jabka soo gaaray ciidankii Dowlada ee daganaa Woqooyiga Muqdisho. Indha Cade ayaa sheegay...Continue reading »

Bartamaha(Gaal-Kacyo):-Madaafiic Hoobiyayaal ah iyo garneelada garabka laga gano ayaa maanta lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolkaasi Mudug. Madaafici badan ayaa maanta lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay ka soo daganaysay diyuurad Qaad siday taasi oo ay weerar ku qaadeen Koox Maleeshiya ah. Maleeshiyada weerarka...Continue reading »