Scroll to Top

Speaking at Chatham House HE Omar Abdirashid Ali Sharmarke warned that without urgent action in Somalia, insurgency will continue and the terrorist threat will increase. He added that the causes of piracy as well as the symptoms need to be addressed. ...

Oct 30 – Italian prosecutors release the closed-circuit video of a mafia-style murder, hoping it will break a wall of silence over the identity of the killer. In the video, a man on the left is seen smoking a cigarette outside a bar in central Naples. He’s Mariano Bacio Tarracino, a 53-year old with a mafia criminal record. The killer, wearing a green jacket...Continue reading »

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo wareysi gaar ah oo maqal iyo muuqaal ah siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in aysan haatan u qorsheyneyn in ay isku shaandheeyaan Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in uu ka war hayo in  dhawaanahan...Continue reading »

A British man has told how he and his wife were kidnapped by Somali pirates while they slept aboard their yacht in the Indian Ocean ...

Madaxda Yemen iyo Somaliya oo kulamo xassaasi ah ku leh magaalada Sanca oo socdaal uu ku tagayo Shariif Sh Axmed.               ...

Bartamaha — Waxaa la gaaray xilligii aan idiin soo gudbin lahayn Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee WARGELIN. Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhisme la gubay, idaacadda VOA oo aad moodo in beryahan danbe ay si xowli ah ku dhaafayso idaacada Qadiimiga ah ee BBC-da, taasna tusaalaheeda ayaan idiin soo bandhigaynaa,  waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa video cajiib...Continue reading »

Minneapolis, MN oo ay ka bilaabmeen ciyaarihii S.B.L (Somali Basketball League) waxaa ka soo qaybgalay 10 kooxood oo laga soo xulay tiimaamka iyo xaafadaha ugu haysta ciyaarta kubada Kolayga waxaa wiigan ciyaaray afarkooxd waxaan maanta idiin soo nadhigaynaa ciyaartii dhex martay laba kooxood oo ka mid ahaa afrta halkaas ku soo shaac saray ciyaartooda waxaan maanta idiin...Continue reading »

Somalia’s president may have escaped a mortar attack near Mogadishu’s airport on Thursday, but many other civilians were not so fortunate. The Islamist group Al-Shabab is blamed for the attack near the Bakara market that ended with dozens of people being taken to hospital with serious wounds. African Union troops at the airport responded to the assault with...Continue reading »

Bartamaha Minneapolis — Inkastoo xoogaa laga joogo maalintii ciidda haddana waxaan idinla jeclaysanay oo mar kale idin tusaynaa xafladdii loo sameeyay carruurta Soomaaliyeed, Xafladan waxaa sameeyay Brian Coyle, Minneapolis. Carruurta Soomaaliyeed waxaa fiican in sidaan oo kale in xaflado iyaga khuseeya meel kastoo ay joogaan loo sameeyo. Daawada: ...

Bartamaha (Columbus) Xafalad lagu xusayay sanadguuradii 40aad ee ka soo wareegtay kacaankii 21-ka oktoobar ee uu hogaamiyaha ka uu ahaa AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ayaa caawa ka dhacday magaalada Columbus, Ohaayo. Xafladdan waxaa soo qabanqaabiyay Dahir Cali Dhuux iyo Jibriil Xirsi, mar aan weydiinay waxay u sameeyeen xafladdan waxay noo sheegeen inay ugu talo...Continue reading »

Daawo ninkan sida fiican u matalaya hadalada aflaamta Maraykanka ugu caansan (haddii aad filimaanta si fiican u daawatid waad fahmi kartaa) . Laakiin dhibtu waxay ka taagan tahay haddii uu xasuusan lahaa ereyada dhamaystirkooda. Daawo ...

Bilan waa ereyadii iyo laxankii abwaan Ahmed Cali Siciid Ilkacase Daawo: ...

Javier Roldan, a 35-year-old nurse from Spain, has just returned from Somalia where he has captured the situation of the population in one rural hospital supported by Doctors Without Borders.       Watch Video: ...

Bartamaha Columbus, Ohio — Dhisme Soomaaliyeed oo hadda ka hor uu buuq ka taagnaa ayaa gubtay maanta aroornimadii markay saacaddu ahayd 4:00 am. Daawo Video-ga (hoos kasii akhri, sawirana ka daawo) Dhismahan oo Soomaalida reer Ohio ay u yaqaaneen Capital Cafe ayaa waxaa ku yaalay  meel coffee ah (biibito), maktabad, meel canshuurta lagu xareeyo, timajare iyo...Continue reading »

RIO DE JANEIRO – A police helicopter flying over a clash between drug gangs was hit by gunfire and crashed Saturday, police said. Two officers were killed. Bullets from the Morro dos Macacos slum in northern Rio de Janeiro hit the helicopter pilot in the leg, causing him to lose control and crash in a nearby football field, a police spokesman said. The official —...Continue reading »

WARGELIN #1  – Lidwein Soomaali bay ku hadlaysaa, Majaajilo Burcad Badeed, Silent Cry & Qiso dhacday. Bartamaha — Waxaan ugu hambalyaynaynaa Soomaalida soo booqata www.Bartamaha.com in uu soo baxay Show si fiican loo soo saaray oo todobaadle ah, oo ku baxaya Afka Soomaaliga looguna magac daray WARGELIN, barnaamijkiisii ugu horreeyayna la bilaabay maalintii...Continue reading »

In ka badan toban sano kahor dagaalkoodii kharaaraa ee adduunkoo dhan ka caan baxay ayaa waxaa maanta barnaamijka Oprah la isugu keenay labada feeryahan Evander Holyfield iyo Mike Tyson. Cidina dhagaha isma goosan, feerna halkaas kama dhicin laakiin waxaa hawada ka buuxay ammaan ay isu sheegayeen labadan feeryahan oo sidaad xasuusataan uu midkood kan kale dheg goostay...Continue reading »

At a town hall meeting in New Orleans Thursday, fourth-grader Terrence Scott earnestly asked the question that has probably been on many people’s minds as they witnessed the rage that has been directed at Obama these last few months: “why do people hate you?” The young man seemed genuinely concerned as he asked the question, and he went on to tell Obama...Continue reading »

Waligaa hadaad  maqasho sheekadaan oo kale ama qof uu kugu yiraahdo “…Markaas baa armaajadaan la igu soo dhex qufulay” maka rumaysan lahayd?. Video-gan ayaa waxaa duubay Canal+ oo ah TV Faransiis ah oo ku caan baxay filimaanta aadka looga helo, Xayaysiintan oo ah midoodii ugu danbaysay ayay waxay kuu sheegaan sida ay u haystaan dad sheekaynta iyo samaynta...Continue reading »

Dood furan oo Jimcadii October 9, 2009 laga baahiyey telefishanka Somali Media ee Minneapolis ayaa looga hadlay safarkii uu Sh. Shariif Sh. Axmed ku yimid magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis. Waxyaabahii laga dooday waxaa ka mid ahaa badda Soomaaliya, carruurta/dhallinyarada aadey Soomaaliya iyo hadalkii madaxweynaha DFKMG ee ku saabsanaa masaajidda. Dooda...Continue reading »