Scroll to Top

Barnaamijka Wargelin Dec-05 qaraxii ka dhacay Muqdisho, Dagaalkii labaad ee aduunka Taariikhday soomaalidu ku lahayd, nin kii Madaxweyne Bush kabeeyey oo isna la kabeeyey iyo Qaarkaloo badan. ...

Bartamaha — Maanta oo ah Maalinta AIDS-ka ee Adduunka waxaa nala haboonaatay inaan idin tusno fiidiyoowgaan oo ka hadlaya gabar Soomaaliyeed oo uu ku dhacay cudurka AIDS-ka, Fiidiyowgan oo ah ku celis (hadda ka hor ayaa Bartamaha laga shiday) waxaa noo soo gudbiyay SOMTV. ...

Videogan oo kusoo baxay Barnaamijka todobaadlaha ah ee WARGELIN waxaa uu ka hadlayaa cudurada galmada ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan STD. Daawo: ...

Heestan waxaa qaadaya fanaanka Aar, waxaana wax ka qoray qoray Fanaanka ruug caddaaga ah Cabdinuur Allaale. ...

Bartamaha (Ohio) — Waxaa maalintii jimcaha oo bishu ahayd 20 Nofeembar mar kale maxkamada wada tagay labadii dhinac ee dacwadu ay u socotay (Masjid Salaama vs Maxamed Xasan), haddaba waxaan waraysanay Cabdicasiis Diiriye oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama oo aan horay u waraysanay. Suaalihii aan weydiinayna waxaa ka mid ahaa sida uu arko arrintan oo hadda gaartay...Continue reading »

LONDON — A retired British couple snatched from their yacht by Somali pirates said in an interview broadcast Friday they fear they could be killed within a week or handed to a terrorist group if a ransom demand is not paid. Watch Video Paul and Rachel Chandler were kidnapped last month by pirates who seized their 38-foot yacht — the Lynn Rival — as...Continue reading »

Bartamaha — Sida aad kala socoteen Bartamaha, Arrintii Masjid Salaama oo aan u malaynaynay inay dhamaatay kadib markii qaadiga maxkamaddu uu u amray in maamulka Masjid Salaama ay sii deganaan doonaan (Halkan ka daawo wixii maalintaas maxkamadda dhexdeeda ka dhacay iyo siday ku dhamaatay) ayaa waxaa haddana timid fal kale oo aan meesha laga filayn. Maalin dhoweyd...Continue reading »

Maanta waad joogtaa, Shalay waad maqashay, laakiin maxaa lagaaga sheegay dorraad. Waxaan idiin haynaa fiidiyoow wax ku ool ah oo uu inoo soo diyaariyay Diiriyoos oo had & jeer uruuriya taariikhda Soomaaliyeed. Fiidiyoowgan oo ah sawirro la isku soo aruuriyay oo la qaaday xilligii dowladdii Aadan Cadde iyo C/rashiid Cali Sharmaarke. Daawo: ...

Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan waxaan uga hadli doonaa: Qayb cusub oo aan idinku tusi doono noloshu siday ahayd xilligi xornimadoonka anagoo ka eegayna indhaha waayeel Soomaaliyeed oo joogay xilligaas, Hooyo Soomaaliyeed oo ninkeedii uu ku dilay magaalada kansas city, Nin lagu xiray wadankaas Nederland isagoo rabay inuu is dhiibo oo arrin kale ay kusoo baxday. Waxaan...Continue reading »

Alexios Marakis, oo ah  wadaad Greek Orthodox ayaa isagoo booqanayay dalka Maraykanka ayuu wuxuu ku dhex lumay magaalada Tampa ee gobolka Florida dabadeedna isagoo lunsan ayuu wuxuu tilmaan weydiistay askari Marine ahaa “reservist” oo magaciisa la dhaho Jasen D. Bruce, laakiin intii uu caawin lahaa ninkii lunsanaa ayaa Bruce wuxuu birta taayirada lagu badalo...Continue reading »

Bill O’Reilly believes that the US effort to win the popular support of Muslims around the world is based on the notion that the US cannot kill every single Muslim. There are roughly 1.3-1.5 billion followers of Islam worldwide. O’Reilly brought this up during a discussion Tuesday evening about alleged Fort Hood gunman Nidal Hasan. The Fox News host was discussing...Continue reading »

Waxaa video-gan idiin soo gudbinaya Shiikh C/raxman Dabcasar oo ka waramaya dhibta ay wadaadada qaarkood ku hayaan ummada Soomaaliyeed iyo waxyeelooyinka ay keeneen. Waa video muhiim ah oo aanu ka hellay, idinkuna nala daawada. ...

Madaxweynihii hore ee dalka Ruushka ayaa mar uu u waramayay tv-ga CNN-ka u sheegay in madaxweyne Obama uusan u baahnayn ciidamo dheeraad ah oo uu u diro Afghanistan, wuxuuna ku daray hadalkiisa in xaaladda soo martay wadankiisa Ruushka markay joogeen Afghanistan in dib loo darso oo uu Maraykanku wax ka barto. Daawo: ...

Lured by promises of a better future, thousands of young Africans from nations neighbouring Somalia are being recruited into the conflict in the capital, Mogadishu. Al Jazeera has spoken to families in Northern Kenya who say their men and children are being taken off to train in secret camps, and that the Kenyan government is involved. Mohammed Adow reports from Nairobi. ...

Bartamaha — Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu kusaabsan yahay Wiil Soomaali ah oo dilay gabar Soomaali ah, Takhtar la dilay markuu diiday inuu sigaarkiisa damiyo, Qeyb cusub oo aan ugu magac darnay  “Hal maalin iyo Nolosha……” todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa  hal maalin iyo nolosha Ibraahim Cali Samatar oo ah duuliye Soomaaliyeed. Waxaan...Continue reading »

Nader Hasan, cousin to Nidal Malik Hasan, one of the gunmen in the Fort Hood massacre, spoke to Fox News’ Shepard Smith on the phone tonight and went out of his way to stress his family is shocked by Hasan’s actions and that Hasan was a “good American”: ___________________________________________________ KILLEEN, Texas (Reuters) – An Army...Continue reading »

Warbixintan oo ay kasoo jeedisay magaalada Minneapolis, MN mar ay marwadu ka qeyb gashay shirkii Puntland Forum ayaa si fiican u qaadaa dhigaysa xaaladda siyaasadeed & noloeed ee shacabka reer Puntland. Daawo ...

Waa hees cusub oo ay inoo qaadayso Farxiya Kabayare. Heesta magaceeda waxaa la yiraahdaa Hubaal. Daawo: ...

Wargelin (Oktoobar 31, 2009) Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa Oday Soomaaliyeed oo jira 112 sano oo guursaday gabar jirta 17 sano, maraakiibta caalamiga ah ee badweynta hindiya marinkoodu yahay oo tababar iyo xeelado cusub lasoo baxay, xaaladda qaxootiga ku nool daafaha magaalada Xamar, burcad badeeda oo afduubtay lamaane Ingiriis ah, gabar uu nin dadqal ah dhiigga...Continue reading »