Scroll to Top

Bartamaha — Intay doonto hadday ka maqnaato fagaaraha heesaha adduunka ilaa iyo sanadkii 2000, waxaad mooddaa fanaanada caalamiga ah ee SADE in cidina aysan celin karin meeshay doonto haka yimaadeene. Sade Adu oo 51 sano jirta  ayaa albumkeeda cusub la yiraahdaa  Soldier of Love, Albumkan ayaa markii uu soo baxay isla markiiba noqday #1 (Gold – Bilboard...Continue reading »

Minnessota (Bartamaha) Maxamud Wardheere ayaa shaaca ka qaaday inuu u tartamayo xubinimada aqalka congress-ka dalka Mareykanka. Maxamud Wardheere oo 42 jir ah waxaa uu ku nool yahay Minnesota, waxaana toddobaadkan uu shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay xubinimada congress-ka, waxaana uu ololihiisa ka bilaabay degaanka labaad ee Minnesota. Kursiga uu u tartamayo Maxamud...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay: Masjid Nashville ku yaalla oo lagu buufiyay darbigiisa calaamadda Kirishtaanka, Xaaladda magaalada Muqdisho oo laga cabsi qabo inuu dagaal ba’ani ka dhaco, Xildhibaan isu dhiibay Al Shabaab oo ka tagay DKG, Nin Soomaali ah oo isu soo sharaxay aqalka Congress-ka Maraykanka, Video-gii todobaadka...Continue reading »

Qooqane ma qalaysay mase Qaniintay maanta Sixniga ga uu Chef Jamaal inoo soo bandhigayo waa shrimp oo af Soomaali loo yaqaan Qooqane waa barnaamij loogu talagalay in aad ka barataan karinta cunada oo casriyaysan caafimaad ahaana loo kariyey waa barnaamij wiig walba soo geli doona ee la qabsada. ...

Heestan waxaa ku looqaynaha kana muuqada Fanaan Dayar oo Kucusub Fanka (Faysal Jawaase) oo wiigii ugu horeyeyba Youtube ka gaadhay dad badan oo aad ugu riyaaqay in aanu wiigan idin la wadaagnona aanu door bidanay ee nala daya waxaa heesta Qoray oo laxameeyey Saalax Nuur Saalax, Musig waxaa Tumay Mukhtaar Oromo, ...

The Alberta Somali Community Center and the Canadian Somali Congress recently hosted an advocacy awareness event for the Canadian Somali community in Alberta.  This event was meant to present three urgent tasks that the community will focus on in order to deal with some of the challenges that it is facing in Alberta. Advocacy tools presented by the Canadian Somali Congress...Continue reading »

Abwaan  Soomaaliyeed oo degan magaalada London magaciisana la yiraahdo Cabdi Shire Jaamac ‘’ Ciyaar Jecel’’ ayaa mar kale waxa uu soo saarey Hees cusub oo uu kaga hadlaayo la haystayaasha lamaanaha u dhashay dalka Ingiriiska ee lagu haysto dalka Soomaaliya gaar ahaan degaanka Xarar Dheere, islamarkaana tusaalayn ku waydiisanaayo  afduubayaasha...Continue reading »

Radio-Canada reporter Chantal Lavigne meets a Somali-Canadian who wants to help his country of birth – Watch Video Also from CBC the National: Somali pirates, Radio-Canada reporter Chantal Lavigne travels to a pirate home base in Puntland, Somalia - Watch Video _____ CBC Somali pirates February 1, 2010News > TV Shows > The National > World Radio-Canada...Continue reading »

Waraysi aan idiinkaga soo qaadnay Ururka wadaniyiinta Soomaalida ee Hanoolaato mar aan kula kulanay magaalada Nairobi, Kenya ayaa noqday mid dad fara badani ay na soo weydiiyeen goorta isagoo buuxa lasoo galin doono Bartamaha online, haddaba maanta ayaan idiin soo gudbinaynaa waraysigii Hanoolaato oo qeyb ka mid ah aad ku aragteen Barnaamijka Wargelin. Ujeedada ururka...Continue reading »

Bartamaha Media waxay idiin soo diyaariyeen Barnaamij cusub oo ku tusinaya sida cuntada loo kariyo, waxaana noo daadihinaya Cunto Kariya caanka ah ee reer Minneapolis waa Jamaal oo hogaanka u haya maqaaxida Safari Express. Jamaal heerar kala duwan ayuu kasoo maray dhanka quudinta dadka xiiseeya cuntada Soomaalida waxaana lagu soo qaatay sheekooyinkiisa saxaafadaha Maraykanka...Continue reading »

The worsening conflict in Somalia between the Islamist Shabaab militia and the government has displaced hundreds of thousands of Somalis in a continuing humanitarian disaster. Here some of those who have managed to escape tell their harrowing stories from the world’s forgotten war Watch Video ______ ...

Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay : Khudbaddii sanadlaha ee madaxweyne Obaama, Waraysigii Xisbiga dhallinyarada wadaniyiinta Soomaaliya ee Hanoolaato oo aan uga soo qaadnay magaalada NAyroobi , Apple oo soo saartay aalad cusub oo lagu magacaabo I-Pad, La kari cuntada Jamaal, Video-gii todobaadka iyo waxyaalo kale oo badan oo ay ka mid yihiin Warbixintii...Continue reading »

Bartamaha — Heestan cusub oo lagu magacaabo Maslaxo waxaa qoray Shiine Cabdulahi oo ka mid ah kooxda dhallinyarada Waayaha Cusub waxaana qaadaya Lixle iyo Falis (Waayaha Cusub). Daawo: ...

Daawo: Hoos ka akhriso qoraalkan oo aan kasoo xiganay VOA. VOA — Madaxwyene Barack Obama waxa uu khudbaddan diiradda ku saaray arrimaha gudaha dalkan Maraykanka. Arrimaha uu ku dheeraaday waxay ahaayeen dhaqaalaha, daryeelka caafimaadka iyo sidii loo dhimi lahaa culayska saaran midsaaniyadda dalkan Maraykanka. Madaxweynuhu wuxuu ugu horeyn yiri “Sannad ka...Continue reading »

A pissed off Aussie lady in Heidelberg west mall shopping center – Melbourne Australia. Hating Somalis and Muslims even Italians and Greeks. ...

Bartamaha — Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay CRD (Center for Research and Dialogue). waxayna la kaashadeen Bartamaha Media dhanka tabinta. ...

Bartamaha — Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay CRD (Center for Research and Dialogue). waxayna la kaashadeen Bartamaha Media dhanka tabinta. Daawo: ...

Daawo waraysi wax ku ool ah oo uu inoo soo qaaday Maxamed Shiikh Xasan (Qoraa/Daabace – Scansom Publishing). Martin Owen wuxuu ku hadlaa Af Soomaaliga isla markaana uu wax ku baraa wuxuuna wax ka dhigaa jaamacad ku taal wadanka Ingiriiska. Daawo: (Intuu Soconayo – 30:49) Ka dalbo DVD-ga Bartamaha Home Videos (Email noo soo dir) ...

Bartamaha — Daawo C/salam Cadaay oo Man. City u ciyaaray maalintii axadda ahayd oo taariikhdu ahayd Janaayo 25keedii. Waan idiin soo gudbin doonaa mar kasta oo uu C/salaam garoonka soo galo. Hoos ka daawo: ...

Minneapolis: Horseed waa horsocodka barbaadinta Dhalin yarada Soomaaliyeed ee ay wax barasha la aantu ku hayso Soomaaliya figrada Horseed waxay ka soo jeedaa Dhalinyaro ka ku kortay Qurbaha dareemaysana wax barasha darada ka jirta Soomaaliya. Ula jeedada Horseed waxay tahay in ay deeq bixiyayaasha caalaamka ka soo qaadan deeqdooda ka bacdina ay gacanta ka saaraan dhulka...Continue reading »